DR. FEYSAL ROOBLE ILAAHEY CIMRIGA HAKUU DHEEREEYO. RAG KULA MID AH WAA NUGU YAR YIHIIN. BOQOL SANO IYO KA BADAN ILAAHEY CAAFIMAAD HA KUGU GAARSIIYO
@ahmedgaileh
4 ай бұрын
GEEDKAAN WAA DOQONKII OGAADEEN AHAA OO NOOL OO SOCDA !!!!!!!!!!!!!!!!!! DOQONKU WUXUU KA SHEEKAYNAYAA midnimo iyo Somaliweyn!!!!!!!!!!! DOQONKII OGAADEEN EE FAYSAL ROBLE MA OGA IN LA JARRIBAY OO LA BILKEEDIYEY IS-RAACA SOMALIWEYN OO DHAN OO LA OGAADAY DHIBAATADA KU JIRTA IS-RAACA KU DHISAN BEEN IYO KURSI-JACAYL IYO GUMAYSIGA MADOW EE SIDII AFWEYNE SHICIBKIISA KU DUQEEYA DIYAARADO IYO DABBAABAAT IYO SAWAARIIKHDA LA SAAM 5 IYO SAAM 7!!!!!!!
@salebaanhassan7371
4 ай бұрын
Waxu kasto noo sheegto ma rumaysanayno waayo waxaad u hadlaysa fikrada reerkaga... Qofwaliba waxu uhadlaya reerkisa.,.
@bmismail1299
4 ай бұрын
Longlife fasal Roble God bless you
@cige3636
4 ай бұрын
farmaajaaba soo dhaweeya ayuu yidhi
@M.elmi-yh6pb
4 ай бұрын
Beenale kasoo hor jeeda horumarka iyo dowladnimada somaliland ku talabsatey
Kkkk ma dhuusaad ku difaacaysaa kulahaa waan difaacaynaa from hargaysa ma moodaa mid ummad utaliya
@Liiloowe
4 ай бұрын
DR. FEYSAL ROOBLE ILAAHEY CIMRIGA HAKUU DHEEREEYO. RAG KULA MID AH WAA NUGU YAR YIHIIN. BOQOL SANO IYO KA BADAN ILAAHEY CAAFIMAAD HA KUGU GAARSIIYO
@zayidmeeaad8660
4 ай бұрын
@@cismaanafgaab3018 ay aydhalay xabashi manihin adigayo waxa lasocdaba yoomu ayaam ayaa iman doobta laga bixiyo umada aad fadareyseen kol oromo kol axmaaro kola makhnuudiin nijaasyahay ururtay
@MohammedAhmed-l3s2n
4 ай бұрын
BEENYAHAN way dhaaftay intii yarayd ee aad taqaanay. Adiga iyo noocaaga ayaa ugu wacan in Somali kala cararto oo loo kala dheereeyo Itoobiya
WAXAAN LA YAABAY, WAA DADKAN DOQONIMADA KU BADIYAY EE AFKOODA U DEEDAY IYO WAXA KU SALIDAY INAAY MICROPHONE GACANTA KU QAATAAN? HADII AAD ARAGTO, MID MARKUU KALMED AFKII AH YIDHDAB 6 ENGLISH AH YIDHAHDA. WAXBA MU BARAN. HADII 10 MICROPHONE MEESKA LOOGU XIDHANA WAXAY LA BODAYAAN, MIC GA GACANTA. WAA ISLA WAYNE EE KA HOR KAC
@ahmedabdirashiid983
4 ай бұрын
Ninkani soo maaha "Diin maku dhaqmi karnaa" I will say No". Cid walbaa waa inoo aqoonyahan.
@@wadefreeman7340ma madax Diin ixtiraamta ayaad leedihiin. Siyaasikasta marka uu u banbaxo waxa uu doonayo diin way kala hagaagaan. Hadduu talo hayo isaguba jeep xabashi ayuu ku jiraa muu ka tashado.
@ahmedyuusuf2168
4 ай бұрын
Waa niniii buhadle iyo lascanod Ka gonayay slnd sago leh Wa kala qolo Malinta somali miyanay ahayn slnd Kkk
Inta Aanad wax kale ka sheekayn marka hore dadkaagii ogadeen soo xoree kadib wax noo sheeg
@kaledomar7041
4 ай бұрын
Bada cas ama red sea dowlad taaariikh jirta leh aduuunkuna ogyahay, aduuuka waxa ugu yaabbadan qof aqoonyahan sheeganaya hadana xaqiiqda jirta indhaha ka tuuraya dadkana beeen la sooo hortaaagan, eithopia waxay heshiis lagalaysaaa somaliland ka qaaadatay 26 Jun 1960, Somaliland it was a shame full unity but fortunately somaliland got its original independence therefore none can change and this MOU will go down same way with DP WORD, I challenge you to come in somaliland and try to stop . VIVA SOMALILAND ❤❤❤❤guul somaliland, horumar somaliland ❤❤❤❤😂😂😂😂😂😂
@Ruun-h3y
4 ай бұрын
Wallet isaqow somali lacolowde waxaad maanta dhayalsanayso ee etopiya oo gaajonaysa aad Mondays in aad khayr ka helayso wallet talo waa maalin aad garan wayday iyo marlin aad gandhi wayday soo dhaweeya etopiya mataqanaan Abersoch Insh jigir yalam abalkiin iyo nabsiga dadkiinu wiu idin heli gobaanhay ma waxay ku dambaysay xabshi injirlay iskukaadida in aad gavmaha hoos dhigataan
@KhadarKadar-xc8df
4 ай бұрын
Haday runkaatahay runsoobandhig
@cumarcali5512
4 ай бұрын
MA DHUUSADAADA AYAAD KU DIFAACAYSAA MIDH KA QABAN KARI MAYSID ADIGA IYO CAYNTE IYO YUUSUF GARAAD WAXAD KA SHAQAYNAYSAA SIDII AAD UGA DHIGI LAHAYD SOMALIYA QAYB KA MIDA ITOPIA WALIBA MEESHA AAD U SOCOTAA SOMALIYA
@xaroguled3126
4 ай бұрын
Waligaba so War wareg waxad donaysan inad idinku usaxeexdan mana ah mid Adiga ku tala somalilandna waxba laga waydin mayo tuli guled ka hadal oo ka xore Mida kale dhulka somalida somalidu wa ayo sawdinka yidhahdo somaliland waa somali maha war haku dalin
@ahmedabdi5593
4 ай бұрын
Very disappointed about your speeches are you intellectuals shame on you
@MohammedHussein-qq5gk
4 ай бұрын
Shalay waxaad lahayd laascaanood waa 4.5 ee waa in juba land iyo puntland dagaalka ka qayb qaataan maantana soomali ayaad ka hadlaysaa maxaa qaldan
What a son of pitch and hypocrite. Where were you when your here Farmaajo offered 6 ports in Somalia, Where were you then. Why didn't you say something condemn him while you acting hero and Savior of Somaliweyn ports. Your hate and envy you have toward Somaliland will remain in you but Somaliland will move forward even if we merge with Eithiopia.
@marwo7566
4 ай бұрын
Waar nimankan malina meel isku casuumaya ee aqoonyahahanka isku sheegaya ,waa showiistayaal oo hala idin arko oo TV yada ka sheekeeya adeerayalow waxa aad ka calaacaleysaan niman asaagiin ah oo idin arkay ,dhulkiina maalinba cad goosta oo weliba laydinku hanjabo inta hartayna maalin cad laydinka saxiixdo adeerayaal waxba tarimeysaane calaacalka daaya oo wax tihiin Damiiniino nolosha ka dhacay ee dhul gaalo nolol mooday oo gaalda kabaha ka daba qaada , dowladii timadana cagaha u qabta cadowga, , waa beentii waxa aad meesha ku heysaan ,Waa maxaan cunaa maxaanu dhuunta marinaa (cadawga ) umadana waa idinka ,beenaalayaal umada ka wareega aqoontiinu waa Zeero.
@ahmedsuleiman2423
4 ай бұрын
What a son of a pitch and hypocrite, where were you when your hero Farmaajo offered 6 ports in Somalia including Berbera port that he has no business and control over. Where were you, why didn't you say something then while you acting as savior of something right now.. Your hate and envy will remain in you, but Somaliland will move forward even if we merge with Eithiopia.
@saeddahir7600
4 ай бұрын
Gari iyo jaarsadii uu isku diri jiray miyuu iska daayay
@ahmedabdi5593
4 ай бұрын
Oh my God you are a liar what you are saying and you Will never change the mou
@cabdilaahicali1333
4 ай бұрын
SiiLki hooyad hadii kkkkkkkkkkk
@mohamedmuuse6709
4 ай бұрын
Aqoonyahan guuulayso
@paulkhalif3299
4 ай бұрын
Hi treating you;
@AhmedHassan-ed5ue
4 ай бұрын
Itoobiya iyo beesha caalamku waa is ogyihiin in ay bada soomaaliya qabsadaan
Somalida keliya ee naf iyo maal u jirtay shanta Somaliyeed waa Somaliland.Somaliland ka saree shanti Somaliyeed. Somaliana waa kala Furuq maysa
@MohammedAhmed-l3s2n
4 ай бұрын
Aqoonyahan Somaliland haku mashquulsan xal keen inta?Itoobiya iyo Kenya in akala qaybsan
@warss11
4 ай бұрын
Yes we will give air space too
@bashirabdi3799
4 ай бұрын
And I will say NO....KKKKKK
@CabdiCabdi-fq1lq
4 ай бұрын
😂😂😂😂 waa gaal
@AhmedMohamed-yv7qc
4 ай бұрын
I will say No
@allahadoonkiisiiayaanahay27
4 ай бұрын
No diin miyaan manta 2024 wax qornaa adeerow adiga iyo abii isku ceel ayaad la soo cabteen
@amalos3435
4 ай бұрын
Waad warersantay waxay rer somaliland kuu arkan qof habowsan waayo badan cas rag baa ilashada halkay donana ayaga bixinaya wax somaliya layidha majirto, Somaliland iyo Etiopia dan baakadha xaysa badayadan anka sinayna kasheke budhcad badedina rer Somalia
@ahmedyuusuf2168
4 ай бұрын
Shekadu hadal waxbama kama tarayo Somaliland ragi laascanood Qaab yabgaladaysan kaha goyay weye hadana duriyada isaaq Dhulkooda ayu ka hadlaya
@salebanidiris-he1hg
4 ай бұрын
Anfacow hadalka faysal rooble waxa uu ka hadalya waa aragtida ay ka qabtay bada dal kastas hadaf ayuu lee yahay itoobiya yaa damac geliyay farmaajo 4 dekadood ayuu u ogalaaday si somaliland loo soo xero geliyo somaliland base bay ka kiraysay haadii itoobiya cid xoog kaga qaadayso jabuuti ayay xoogkaga qaadi laheyd base ciidanka bada waxaa ku xidhan in ay somaliland aqoonsado somalidu waxay diidan tahay aqoonsado somaliland haddii ay na aqoonsato 20kilmitir waa siin haddii resev and hawd
@LJama6119
4 ай бұрын
😂 muxuu iska daalin dad ayey meeli u cadahay. iyadoo damacaas taariikhiga jiro ayey u yeeranayaan. hasan sheikh fartiisii yareydna lama hayo maalmahaan.
@ahmedyuusuf2168
4 ай бұрын
Somaliland Yaga dalka iska leh Somali kale kama hadli karo Dadka rer somaliland aya go an ka leh
@HamzeMed-py6up
4 ай бұрын
Kaan waa ethiopian ee isaku haa iskaa xoreyo Éthiopian inta uu somaliland kuu meeraysanayo
@cige3636
4 ай бұрын
itobiya soo dhawerye waa loobahan yahay
@gooranguux3929
4 ай бұрын
Waxba maad sheegine waad sheekaysay .
@bakarelmi6112
4 ай бұрын
Somaliland 🤝Ethiopia 💯
@afaarax6322
4 ай бұрын
Daarood ayaa waligii ilaa maanta u adeega Xabashida oo halkaa aaynu marayno ina dhigay...waa cadawga Soomaalida oo iska dhigaya in uu danta Soomaalida jecelyahay
@june6206
4 ай бұрын
Darood haduuna jirin soomali tariikh yar ey leedahay may lahayeene ya gumes tihi eryadey siyad bare magac u yeelay farmajo intii yareyd ee u yimi dawlad iftintey halkuu hawiye boob iyo bad uu keneya siiyey dawlad xukumo isaq na soomali ka ordey xita dhulka soomali itoobiya kaga maqan darood ba ka taliya owowga ciil muu dhintey 😂 inuu na darood Illhay ka dhigin soomali da dibada u qaxdey xita darood uunba aduunka madax ka ah soomali dhamanteed Canada America holond heg ya miskiin ku zandig soomali iney indho iyo dhafo u yihiin reer kasi
@afaarax6322
4 ай бұрын
@@june6206 Taariikdiinu waa ta ugu mado Soomaali oo dhan...khiyaano iyo xabashi jacayl iyo daba dhilifnimo xabashi iyo Taliyaani ayuu ku suntan yahay...markasta waa reerka dhabar jabiya Soomaali....xataa diintii Islaamka ayaad gaf ka days waydeen...waxaa gaalado idiin soo dhawysataa waa inta aad dabada u leeftaane ee maaha fariidnimo aad dadka dheertihiin
@Liiloowe
4 ай бұрын
DR. FEYSAL ROOBLE ILAAHEY CIMRIGA HAKUU DHEEREEYO. RAG KULA MID AH WAA NUGU YAR YIHIIN. BOQOL SANO IYO KA BADAN ILAAHEY CAAFIMAAD HA KUGU GAARSIIYO
@ninilahaywarkii9767
4 ай бұрын
@@june6206 Siyaad bare iyo Sayidkuba Basaasiin Ethiopia ayay ahaayeen
@Khalil112-d4p
4 ай бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂
@ismailjama3411
4 ай бұрын
Cuqdad iyo naxli ayaa calooshada ka buuxa.
@Nawal-h9i
4 ай бұрын
Viva Republic of Somaliland ❤❤❤❤❤❤❤
@huudbinali4852
4 ай бұрын
Hi
@paulkhalif3299
4 ай бұрын
Dr fsalle. Let juck you ABSAM ; Is Powefull and. Biggest all whatever Somali ; Therefore what. About. Garowe and poosasoo?
@abiiboladjama1659
4 ай бұрын
Kani waa beenaaleh tuli guuleed oo.kaarso kaqaadaty Wxba codleh ninkani waa orom Ethiopian waana kuwa Ethiopia portiga loo doonayo ayadthy huwaney
Ilaahow Itoobiya iyo Somaliland guulee labadaba! Waa nin xoolo aanu lahayn u qiiraysan.
@jamafarahhersiqolqol3049
4 ай бұрын
Ha ciyaane canka awrta u giija. Lagjaro beena iyo hadala aan jirin bahal higlooy isu tebiya.
@mohamedhassanhoussein8627
4 ай бұрын
Waar sheeko faqashta ku maaweeli kuwa ku horfadhiya
@AdamOsman-fq3nu
4 ай бұрын
Waar ninkani ma u lawyer baa Somalia? Iska hadlawba ina igare
@abdiismaciil3910
4 ай бұрын
Iidoor caqligii ayaa ka dhintey oo waxba ma akhriyaan taariikhda iyo xeerarka caalamiga ah waa dad jahligu biyo dhigey
@ahmedyuusuf2168
4 ай бұрын
Isaaq duriyadu Idoori Yaga dhulka aslnd leh Muxuu hadalka nin kale ka badali
@abdullahiahmed119
4 ай бұрын
Hawaal waalato
@YusufAhmed-vd4ry
4 ай бұрын
Mujrimkaan ka ridoobay islaamka makusoo noqday diinta . Waa ninkii laweydiiyay "diin makudhaqannaa , i will say no"
@adanbile4237
4 ай бұрын
Muuse ayaa shalay kaniisada kula jirey Abu-gadhayaasha. Haddii Gaalnimo ku dhibaysee, Ka hadal
@YusufAhmed-vd4ry
4 ай бұрын
@@adanbile4237 waxbaa si kaa ah. Jaa waalagaa dareemaa in aad qabyaalad dusha ku wadatid. Ninkaan waa nin lagu ogaa inuu ku jeesjeesyay diinta lkn taas kuuma muuqdo balse waxaad isku dayowsaa in aad usababyeeshid.
@cismaanafgaab3018
4 ай бұрын
Kkk oo maad ka hadashid somaalida itoobiya gumaysato sidii ay isu xoreyn lahaayeen intaad bad aanad shaqo ku lahayn ka sheekayneyso dad xora ayaa heshiiskaas kawada halaye
@june6206
4 ай бұрын
Yale Bada been iyo khiyaliga ad ku kortey saylac ma dhulka isaqa samaroon ba le samaroon na wa dad dawlad dacada sugaysa intey soomali yeelaneyso isaq dhulkiisa Ha ku daro itoobiya
@cismaanafgaab3018
4 ай бұрын
@@june6206 kkk waxaasi waa adhigayga hadday iga dulboodi karaan hayga dulboodeen lkn ninkani tuulada yar ee tuliguuleed ee uu kasoo qaxay haka xoreeyo itoobiyaanka kkk somaalidaa ku maahmaahda midgaantu intey gudo kale fadhayso ayaa keedu qudhmaa markaa odeyga maahmaahdaa gaadhiisa isagaa fasilan doone
@paulkhalif3299
4 ай бұрын
Who is the more bigger Marexaan. Iyo. Majeerretan; I believe marexaan taratori lounger than towns of Majeerretan;
@bashirabdi3799
4 ай бұрын
Eithiopia is disintegrating and they want to keep Somalia busy at defense line than retaking Simali region. Where is hassan Sheikh's naval force . All jokes
Пікірлер: 108