Mashallah love doesn't have any age limitation but I'm wishing these two couples for happiness and long life
@quincyroyce3226
3 жыл бұрын
Pro trick: you can watch movies on kaldroStream. I've been using them for watching all kinds of movies during the lockdown.
@kasonclark1459
3 жыл бұрын
@Quincy Royce yup, I've been watching on kaldrostream for years myself :D
@zhaymahlove8226
2 жыл бұрын
@@quincyroyce3226 u
@zhaymahlove8226
2 жыл бұрын
@@quincyroyce3226 9
@mahadjigar4128
5 жыл бұрын
Axyaa aroozkii qarniga walllhi wixiibuu hayaa janay ka hortaagayeen walllhi allle ha isku kiin barkeeyo aaamiiin
@sharafxaaji1047
6 жыл бұрын
odeygu waa reer magaal cuslaadey alh isku kiin barakeyo aamiin
@zeinahassan3080
7 жыл бұрын
بارك الله لهما وبارك عليهما وجمع بينهما في خير
@arfonhassan489
7 жыл бұрын
Masha Allah Jannada isla gala
@fardowsomaxamed2497
7 жыл бұрын
Mashaa allah hambalyo isku waara waligeen hooyo iyo aabo nolaal farxad leh ku noolaada
@mohamedhussein8000
5 жыл бұрын
Good marriage between two old people and Allah bless them amiin Amin ya Allah
@sihaamsaciid4719
4 жыл бұрын
😘😘😘😘😘😘😘😘
@kali8948
6 жыл бұрын
Manshallah alf mabrouk alf mabrouk alf mabrouk adeer iyo edo Tolow niin somali aa oo foyow inu jira maan ogeyn lakin manshaallah qoof salada iyo Allah ino dhaweya allah ha ina wada siyo Because you got beautiful life both in duniya and aqirah Allahouma Ameen
@lloveyousomalia8933
5 жыл бұрын
Masha Allah
@muminafarah1222
4 жыл бұрын
Waxaa odeyga lala rabay gabadh shan iyo toban jira waxaana lala yaaban yahay inuu guursaday gabadh uu labaatan sano oo keliya uu ka weyn yahay. Allah dumarka Somaliyeed u hiili
@keyse6163
6 жыл бұрын
maashaa alaah adeerkay aad iyo aaad iyo aaad baan ugu farax sanahay mabruuuuuk guurkaaga waa loo baahan yahay guurka marwalba waaya waad is wehesha nasaan waadna iskaashanasaanألف الف الف مبروك 💔❤🖤🙏🌸🌹
Maxuma lakin bal kawarama hadey nagtu ey 80jir axan laheyd, ninkan 30 ama 40jir. Maxaa looran laha somaliyey?.
@koshinofficial3514
5 жыл бұрын
Waa su'aal fiican
@zaxarlazz6777
6 жыл бұрын
Waw yaa salaam .jacaylku waayeel nimaduu ku shidanyahay maansha allah ilaahay next 100yrs farxad haydinku gaadhsiiyo
@salahabass7605
7 жыл бұрын
ماشاء الله تبارك وتعالى. بارك الله فيكم
@farhanabdullahi8753
5 жыл бұрын
waa wax ku dayashu mudan wadaadku waa saxan yahay maasha allah
@noorbaafo5696
6 жыл бұрын
maashaa Allah cubad qeer qabo iyo wiil iyo caano wiilka ugu horeeyo igu sami
@mandeeqali9931
7 жыл бұрын
Horta somali waxaan weydiiyay guurka ma cimri buu leeyahay waqti kasto waad guursan karta AMA nin ahow AMA Dumar waa xalaal ilaah baa u baneeyay guurka
Masha allah isku wara cimri dher iyo cibado suban ayaan idiin rajeynaya
@yasminali1743
4 жыл бұрын
Mashallah tabarakalaah ilaahayow is ku waara
@hassanahmedismail6430
7 жыл бұрын
Masha Allah Waaa hooyo iyo Aabo Alle haydinka raali noqdo iskuwaara inta leydiin qorey
@ikrammaalim7253
7 жыл бұрын
Mohammed Abdirashid Eng thanks my brother
@zuhraynomar2539
7 жыл бұрын
awwwwwww so cuteee,May ALLAH bless for them,so beautiful
@khaledmaxamed7262
6 жыл бұрын
MAAN SHA Allah hooyo $ Aabo da'a
@xalimosharaf4116
4 жыл бұрын
Illaahay ha isku barakeeyo isku waara aamiin
@hanadyare4601
7 жыл бұрын
Hanblyo hanbalyo mansha allah 60 sane xaq bey uledahay in ui nin asageda ah ay gurstaaaaa
@samatarmoh16
Жыл бұрын
Mashallah mashallah
@ruqayahmaxamad7931
7 жыл бұрын
Masha Allah wiilka iyo gabadha is aroosay Hambalyo Allàh ha isku barakeeyo dhalinyarada casrigan
@sacdiyosacdiyo5178
Жыл бұрын
Nin rag ah
@najmaabdalla3415
7 жыл бұрын
Mashallah so adorable!!!
@bullaircafe7884
7 жыл бұрын
Najma Abdalla
@bullaircafe7884
7 жыл бұрын
Najma Abdalla q
@zeynabali3964
6 жыл бұрын
wlhi odaygan wa romantic
@dinmohamoud1635
7 жыл бұрын
Yaab maha waa arin sax ah, waa qalad nin 70 jir ah in uu guursado gabar 18 jir ah. Waa kufsasho in uu oday dhacay guirsado geber yar, sheekhan waan u hambelyaynayaa
@Sahruujaibraahimsi
5 жыл бұрын
mash allah alle haisku barakeyo
@deqadegan
7 жыл бұрын
Yaabku maha odaga 80 jirkaa Lkn dadku waxeey la yaabanyihiin maamada 60 jirkaa . Taasina waxeeyka midtahay hagardaamada dumarka lagu haayo.
@muzdhalifacabdulahi1347
5 жыл бұрын
Bismilaah
@muminafarah1222
4 жыл бұрын
Waa runtaa waxa lala yaaban yahay waa gabadha lixdan jirka ah. Labaatan sano ayuu ka weyn yahay markaas ayay weli la yaaban siduu ku guursaday. Arintaasu waxay ka mara kaceysaa dulmiga gabdhaha Somaliyeed lagu hayo
@amirajeelle4497
7 жыл бұрын
Masha allah waqti eey isigu wayso dhoortan illah hasiyo
@MERA__GHAR
7 жыл бұрын
Masha allaah illahey heysu barakeyo caruuska
@ikrammaalim7253
7 жыл бұрын
hassan Cameroon tube thank you a lot abowe macan
@AhmedAli-zr7mm
6 жыл бұрын
ماشاءالله بآرك الله خير
@Somali_Reality
7 жыл бұрын
Videoyasheeda soo firiyaa wad kaheli dontaaan insha Allah
@FardawsaAbdillahiDiriye
3 ай бұрын
Allaxamdulaa ❤❤❤❤ yaalalah
@muhubocali3790
7 жыл бұрын
Mashaa alah ala ku xifdiyo odayga siduu u hadlayo waxuu kahadlay kusalaysan dinta ilamka
@sahromahamed657
7 жыл бұрын
MashaAllah will iyo gabar
@sumayaduale2616
7 жыл бұрын
masha allaah rabbi haysu kiin kheyro aaamiiin
@mahdiyusuf7611
6 жыл бұрын
Manshallah mabrook
@abdallaahmed9032
4 жыл бұрын
Ilaahay haisku barakeeyo
@gureygurey321
7 жыл бұрын
Manshaalah manshaalah
@ahmedkamalmohamad7348
7 жыл бұрын
gurey gurey I::
@anisazoya3653
7 жыл бұрын
Masha alaah ilah ha isku kin qeyro dhalin yarooy hurdada ka kaca kkkkkkkkk
@muhammadhassanali7378
7 жыл бұрын
Anisa Zoya365 aan is xureeno kaalay lol
@anisazoya3653
7 жыл бұрын
Muhammad hassan Ali wt
@muhammadhassanali7378
7 жыл бұрын
Anisa Zoya365 ma i amaantay baby
@fathyoo4074
7 жыл бұрын
mnsh allh kuun jeer hanbalyo abo mcne ilhy ha isu kiin dayo lkn magacii saa aya ba cajiib ah wah waha magaca an cadi ahyn
@musemuse8734
6 жыл бұрын
Anisa Zoya365 haye aniga iyo adiga kawaran hee
@shamsammabdi122
7 жыл бұрын
Manshalah mandhalah kudayasho wacan.
@suubansaxarlasaxarla9945
7 жыл бұрын
Maansha allah alle hayskukiin barakeeyo
@maxamedcabdi2709
4 жыл бұрын
M.a
@HassanAli-dq4im
2 жыл бұрын
Congratulations baba
@shantasomaliofficial7451
3 жыл бұрын
Gabadhaad aroostay kulahaa.... Kan wariye sax ah ma'ahan runti.
@hantidhowr8252
6 жыл бұрын
Waa yeelka yaa udiiday farxada Hanbalyo ayaan lee nahay
Mashallah labadi isku waarta iska hesha kala hesha rabow ka dhig Ina ragow waa dhalinyarada ka kaca hurtada ee badiya dumarka ee laba jibaara dadaalkiina kii aan xaas lahyn waa u fariin adag
Пікірлер: 456