Haa waasida sxb anuu samaroonka dadka layidhaa waannka yaabay ee aan ka dhashay sidayda hadii ay wada yihiina sida maynoqdee amba iyaga Ayaan ka dhashay hadana sidooda ma ihi mana jilicsani iyaguna mawada jilicsana Lakin intooda badan jileecan iyo waa dad dadka kale isku dhadhajinta oon danahooda aqoon dhibatadan Ayaa Ku dhacday
@osmangiire1349
3 ай бұрын
Haaheey! My deposit is in the bank! Habar Maxbuus😂
@Fays2010
3 ай бұрын
Muse aftaag & nimankii Dir waqooyi ma absame ayaa u calaacaleen😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅 Waryaaraheen Nimanku jilicsanaa may soo diraan wiilashii reee Aftaag.
@afbile1
3 ай бұрын
Idoor maaha Dir waa sheegayto
@abdirashidduale2883
3 ай бұрын
Asc odaygani miyuu walan yahay inta yaa u soo dhiibay ma mucaradka mise madaxwaynaha
@alinoor735
3 ай бұрын
Shiikh allaha barakeeyo laakiin waxan isleeyahay labo qodob baa ka dhiman 1) inoow wax ka yiraado hoowsha badda la iibshay 2) inuu sheego cidda qabashada isaaq leh ama muuse bixi
@afbile1
3 ай бұрын
Idoor Dir maaha, cid qabasato ma leh.
@shukrijama5399
3 ай бұрын
Waa inagumed langab ah
@seed3966
3 ай бұрын
2023 goojocadde taariikh aan weligeed ka dhicin dhexdeeda soomaaliya iyo caalamkaba yaa kadhacday meeshaas 😮weeye saacado yar oo kooban lagu qabsaday 200 boqol oo tiknigo ah iyo 500 boqol oo maxaabiisa taariikh cudub dheh goojecade kibirkoodo iyo gardaradoodii yaa sababay dheh 👉 libaax nin aan aqoon yaa lax karita reer SSC dheh maa shaa allaah ✅🌎✅
@abdihafiidahmed8950
3 ай бұрын
Dhacdadaasi waxa keliya lala barbardhigi karaa DAGAALKII BADAR. Kufaaru makka lagu ciida Afka loodarey. Qaniima & dad nool intaba laga qabsaday. Ssc way guulaysaty. Hada waxaynu nahy Maamul dhisan alxm.
@MaxamedFaraxtalan-j1c
3 ай бұрын
Ano labada dhinac midba ahayn hadaana qoraalkan waxa so qorey qof seexday
Jaamac shabeel ayaa fikirkaa soo jeediyey mar hore oo yiri: "Beesha Absame iyo Garxajis inay arinkaa galaan oo dadka dhex galaan."
@mariamyusuf6438
3 ай бұрын
Garxajis tolay maxay aheeyeen!
@Saydaanlaaye
3 ай бұрын
Horgal horgal dhalay shiikh maahee waa horgal muuse u shaqeeya
@zahramahadalle5849
3 ай бұрын
Maansha-Allah, caqligii Soomaaliyeed, wuxuu ku haray markii hore Reer Boorame, Allah ha Sharfo Sheekhal beladka Boorame. Intuu gartay ayaa Soomaali Dan u ah. "Maahmaahdii ahayd Abti waa Beer" Reer Soomaaliland iyo Reer SSC" Ayay u dhimatay Abti maxbuus u heysta wiilkii uu abtiga u ahaa ,taariikhda waa kow.Adinkoon Sheekha hadalkiisa tixgelinaya kana faa'iideysana maalmaha qayrka maxaabiista ,ha loo kaco. Hana lays dhaafsado. [Gaal Janeefa] ka yimid intaad ku siideyn lahayd. Soomaalinimo ku sii day. Wabilaahi Towfiiq.
Stop the terrorism and threats of violence if you want release of your prisoners.
@IsmailMohammed-q9z
3 ай бұрын
Calmaniyiiinta Muse Hugaminaayo Dad Muslim ah Xasuuqay Buu Leeyahay Hala Daaayo Madaxa Laga Gurayaa Shacabkay Xasuuqayn Baaa Loooo Qaybinayaa Ku Bisharaysta Yaa Snm
@AxmedAxmed-ep7yl
3 ай бұрын
Shiikh Ha Walan Kuuma Taalo
@duniadunia7492
3 ай бұрын
Markey lascanood 9 bilood xagee jirey sheikhu?
@mahamouddjama7117
3 ай бұрын
Sheikh adoo iga raaliya runta inaa lasheego waa lagu qasbanyahay tiisaba daryeelaa tukale kudara umadaadii iyo gobolkaagii iyaga oo nool ayuu muuse iibiyey marka taas ayey umadaadu ubaahatahay inaad u bayaamisid jihaadka ku waajibay قل الحق ولوكان مرا
@HawaA-w9g
3 ай бұрын
Adeer beeshaada raac halganka ka qaybgal dhulkiinii ethopia ayaa lagu soo hogaaminayaa
@Ahmed-ki3tb
3 ай бұрын
Markii laascaanood la duminayey odaygani wuxu yidhi irir samaale ayaanu nahay hadii aad daarood u qayshateen kani waa qabyaali. Way duubantaye soo geliya
@mohamedjama7608
3 ай бұрын
Viediogiisii sooraadi sxb
@Barwaaqo.gadhgadhcn7wi
3 ай бұрын
@@mohamedjama7608 Allaah walahay way duuban tahay waa daawab inshaa allaah
@Barwaaqo.gadhgadhcn7wi
3 ай бұрын
Shaley wuxu lahaa sheekhani markii madaafiicda lagu garaacayey wuxu lahaa Reer sool ha iskeenina dir iyo daarood ama daroor iyo irir samaale markuu saxan yahay
@saynebboersma6635
3 ай бұрын
Subhanallaha Subhanallaha Allahu Akbar 🙏🙏 a man who witnessed the blood a 17 years think about your own land you are like a slave hasbiyaallah hasbiyaallah.
@abdulkaderjama1494
3 ай бұрын
Sheekh ku sheegan yaan la dhageeysan xagee ku maqnaa duqeeyntii Laascaanood wax maxaa biis oo ay SSC da hayso yaan la sii dayn muuse Hitler 5:33 bixi baa soo diray
@noorabdi2683
3 ай бұрын
Maxaad u hadli weyday Markey caruurta iyo hooyooyinka xasuuqayeen
@amina34436
3 ай бұрын
Sheekhu shalay xaguu jiray
@mohamedjama7608
3 ай бұрын
Xoolo ayuu U uruurinayay wuuna taageersanaa
@abdirahman6614
3 ай бұрын
Shekh cabdullahi shekh cali jowharow horta marka hore wad mahadsantahay ciid mubaarik shacabka somaliyed ee sharafta leh ee wanaagsan ee reer boorame dhamantiin waxan idin wada leeyahay ciid mubaarik Mida kake waxan leeyahay shekh cabdullahi shekh cali jowhar midh rer somaliland ah oo ku xidhan xabsiyada SSS iyo garoowe oo reer somaliland ah midh lama soo deynayo waayo dhul aanay lahayn ayey xaq daro iyo gardaro kusoo duulen oo ay shacab masaakiin ah oo aanan waxbo galabsanin ku laayen kuna xasuuqen marka shekh cabdulllahi shekh cali jowharow midh lasoo deyn maayo garaad kulmiye iyo MD kililka shanaad iyo beesha kuumade midna kala hadli maayo dhulbahante maxaabiista ku xidh xidhan laascanod ee reer somaliland in marhore lawada laayo oo lawada toogto ayey ahayd Marka shekh cabdulllahi shekh cali jowharow raali noqo adeer waxan umaleynaya muuse juudan muuse biixi muuse oromo ayaa kusoo diraye
@samuuladsicid8821
3 ай бұрын
SHIIKHU. MUU ISKA CIBAADEYSTO CIMRI YUU JOOGAAYE MUXUU KA HELAYAA IIDOORI. XANBAARKA IYO U HADALKOODA WAXAAN MAQLIJIREY JIREY ILAYN AF AADN LAHAYN MAQBATID ILAA 4 JEER AYUU WAXANOOKALE LASOO JOIGSADEY SHIIKHU . IIDOORI MAXISHOODAAN IYAGAA SHIIKHA KU QASBAAYA IN UU HALO MAALIN KASTA
@Gmaaad
3 ай бұрын
Sheikh marka shacabka la duqeenayey halkuu jiray mida kale mesha dowlad baa kajirta maxee tahay odayaal baa wada hadlaya
@Xalane-i7w
3 ай бұрын
Shiikhoow meeyey irirkii aad ku hanjabi jirtey markii laascaanood la duqaynayey may may maxaabiista iyo 150kii tiknikada ahayd soo daayaan intaad hada ABSAME baryayso? Intaa nacnacda ah ayuun baad u tari kartaa muuse nacas
@Ahmed-s9h1j
3 ай бұрын
madama walal wariye tahay hadalka is hubi inta aada sheegi shekhu wuxu dhahay laba beelba absame ayey isku fiican yihin oo dhex dhexaadin midna dhalasho ayaa ka dhaxaysa midna darisnimo iyo dhalasho xigaal oo abti iyo eedo ah marka si khaldan ayad u fahantay iska sax ana khalad ha arkin wa sida u fahmay e
Mida Kale isaaq Ayaa Xadhig U Ah Hadii Aniga Ay Tolkey Xadhig ii Noqdaan Taa isweydii Adeer Adigu Dib isugu Noqo Ragani Waa Cudhaadh Hadii Ay Weerar Soo Qaadaan
@mohamedgaiyte2808
3 ай бұрын
Odeygan Muuse biixi baa ku dhahay absame lahadal si ay dhulbahante igala hadlan
Dhulbahante 400 maxbuus ha soo daayo.waa guuto ciidan tababaran!!!!SL ilaa hadda kama hadlin maxaabiistaa!!!!.ma xuma ina maxaabiis la sii daayo laakiin waa marka labadii dhinac ee is haystay ka hadlaan oo colaada la joojiyo oo hashiis laga gaadho.
@hassanbuni1725
3 ай бұрын
Dantada ka hadal oo dhulkaga iyo badaada la iibiyey ka hadal oo dheh badayadu iibmaaha waa oday fule ah kama hadli karo
@saiddaud-m5t
3 ай бұрын
Cabdinuuroow aan ku saxo xaga somsliland wuu cadeeyey cida absame kala shaqaynaysa u fiirso wuxuu yiri xaga sland waa belo isu tagay lakiin beesha absame is dhexgalaan haday abti tahay haday seedi tahay ayaa laga rabaa waa qarxajis beeshaasi ee sidaas u fahan saxiiiib nin aan tageero ayaad tahaye warka danbana ku sax arinkaad insha allah
@AxmedAxmed-ep7yl
3 ай бұрын
Adigu Taada Katali Aniga Sidaada Badu iima Celin iidoor
@samielmi6158
3 ай бұрын
Waa wasakh daba dhilif idoor ah,waa wasakh fataal la hayste ah.
@roblehdarar
3 ай бұрын
La xaoola somali maxabis kala hesto ilow kamagan war magaci somalida gormu dhitey
@CabdiLahay
3 ай бұрын
Sheekha waad. Ushaqaysay. Waxba maad yeelin .
@ShaaficiMaxamed-q3w
3 ай бұрын
soomalinimadu ma waxaay shaqaaysaa markii lajabo adeer shalay markii dulmiga lagu soo duulayay somaliyi majirin maantaay jirtaa xoolo cawaan ah adeer shalay wuu kuraacsanaa muuse kani sheekhna maaha waa adoon lahaaysto mana dhagaaysto noocaan soodaawo hadaladiisii hore kan
maxaabiista snm dembiyo dagaal bay galen oo lasiideyn maayo laakin kuwa ssc guryahoda iyo dhulkoda laga qafaashay ee miyu hurda ninkani
@Saydaanlaaye
3 ай бұрын
War odaygan. Yaa na baray waryaa adeer maaha. SsC boorame maahee. Dantaada ka hadal. Awdalmeel ku sheeg. Maxaa ka galay. SsC. Ma boorame ayuu mooday
@SaciidSaid33
3 ай бұрын
Isagu ma isaaq ayuu ka socdaa oo matalayaa oo isaga miyaa nabad kasooqaday mafahmin
@awenoolays6540
3 ай бұрын
Iidoor waa garac oo garacna maalin walba qoluu la tol yahay oo taas waxaa somalida u cadaynaya mar waa ash-sharaaf oo mar waa ahalubayd oo mar waa ingiriis oo mar waa dir oo mar waa yaman oo mar waa oromo iyo lafti nagaa oo mar waa amxaar oo mar waa uqsimaat iyo tigreey oo maanta wakaas canfar sheegtay laakiin ogow garxajistu inay dir tahay oo biyomaal walaalki dhalay oo yihiin dad reer samaale ah oo reer shiikh isaxaaq ay yihiin laakiin ay iidoor iyo garxajis isku yihiin huwan isaaq isku bahaystay oo huwaantaas la isku dhaho "ISAAQ" oo iidoor wuxuu ka kooban yahay garacyadii ingiriiska iyo adoontiisii uu aduunka ka kala keensaday ee uu somaliya uga tagay iyo wixii huwanta isaaq garacyo ay dhaleen oo culimada iyo wargaradka isaaq iyo iidoor iyo garxajis way ka sharfan yihiin runtaan halkaan ku qorayn oo habaryoonis in kastooy ogolaatay in iidoor ku kaleetiyo sharaftii iyo haybadii iyo walinimadii wiilkii direed ee daarood ku soo dhaweeyey oo ku caleemo saaray dhulkaan daarood ee ah somali waqooyi oo deegaamada ay u ah hiraab iyo daaroodba inay wasakhda iidoor ka dhawraan oo durriyyadda daarood ee ay dhaleen gabdhaha garxajis eedeeynayaan in wali shiikh isaxaaq ay u ogolaadeen iidoortu inay qashin qub ka dhigato oo kuna sifeeyaan wuxuusan nasab iyo mansab toona uusan asal iyo cirib u lahayn oo ay iidoortu isku dayeen inay najaaseeyaan wali shiikh isaxaaq laakiin wali cabdimaalik shiikh muuse coldoonba shiikhu dhal oo isagaa dhashii gabdhihii shiikhu dhaleen ee daarood ugu filan maanta ceeb ka mayrida shiikh isaxaaq oo cabdimaalik coldoonow bowe barakow.
@MohamudMuse-x4k
3 ай бұрын
Somalilandti la sheegi jirey meesha ma ka baxday. Iidoor iyo sharanshuurki la socday markay dagaalka soo qaadayeen maamul ayey sheeganayeen. Maxaabiista Maamul baa laga qabsaday waa in maamulkii ka hadlaa. Maxaabiistu ma aha beel ee shiikhow bal dib isugu noqo.
@abshirosman1305
3 ай бұрын
Sheekhu arrin Islaamka ku fiican ayuu ka hadlay. Lkn haddii dagaal dhaco oo maxaabiis la kala qabsado, maxaabiista la isma dhaafsado ilaa hashiis la kala saxiixdo. Muuse af taagga iyo dagaal ayaan soo qaadayaada intuu joojoyo heshiis ha ka dalbo SSC.
@mulkixoriyo
3 ай бұрын
Sheekha muxuu uga hadli waayey marki Laascaanood lagu gumaadayey shacabka? Fariintan Sheekha waxey toos uga timid Muuse Biixi. Cid aan Iidoor aheyn baa la rabay inay intaas dhahdo. Absame gali maa mana u soo socdo ee Muusoow la fadhiiso Firdhiye. Nin kaas baa dhigaada ah.
@Mohamed-n9s2j
3 ай бұрын
Wax lasiidaynayo oo idoor ah majirayso
@ahmedyusuf7534
3 ай бұрын
Adeer SSC-KHATUMO STATE OF SOMALIA 🇸🇴 waa Dawlad goboleed leh madaxwayne iyadaana u madaxbanaan go"aankeeda . Waxayse ila tahay inaan cidi maxaabiis sii daynahayn xiligan ilaa iidoor la fashiliyo
@ismailmohamed3613
3 ай бұрын
ninkani waa gudabiirsi ee maaha kumade cinwaanka iska sax youtuber
@dahirsmohamed5002
3 ай бұрын
Sheikh Cadaaladii diinta eey fareysay waa uu kalexday,9 biloowd iyo 16 sano kahoreysay kuwa dadka soo xasuuqay ayaa ahayd in uu kahadlo,Borama muse dadkii gadooday ee buraha galay ee laga heshiyay ayaa muse Dhiigyacab uu dib u sheegay in dbilayaal amray in lasoo qabtay, dadkii masajiida burburiyay matida xasuqay ciqabtooda ayaa lamarin,Sheikh dalka muse uu Oromada kaiibsaday maxaad ooga hadleyn.
@mahamudsulub35
3 ай бұрын
Kkkkkkkkkkkk
@osmanhajiabdi5899
3 ай бұрын
Laakiinse Waa markiii lagu Xukumo danbiyadii dagaal oy ka galeyn reer laascaanod markii la maxkamdeeyo olagu Xukumo deg deg ah oo lagu xukumo danbiyadii dagaal oy ka geystayn deegaanada SSC khaatumo State??
@lazerlightgaming5334
3 ай бұрын
Ma aha shiikh kani because marku dagalka ka socday Laascaanod wuxuu laha sDhubahantow dagalka ha ka dhigina irir or pudlan iyo Somaliland.
@hindaofficilchanle2956
3 ай бұрын
Muuse juudan markuu xasuuqaye maatada iyo caruuruta maxaa sidan loogu qalin waaye 😏
@saynabismail2646
3 ай бұрын
Isaaq Gudabiirsi ayaa qabanata cid kale oon wax ka maqlaa ma jirtio
@AbshiroIssa
3 ай бұрын
Maxabiista dhalinyarada gidabuursi ee isaaq u xirxiran haa kasoodayo odaygaan rufiyaanka ah😂😂😂
Munafaq ilahay kah fog orodoh dadkagah kah hadal e lagu xasuqay iyo Argagixisadah snm waan kah xumahay in lagu shegoh wadad nocan kk wadadkan iyo kuwah xamar qodanayah Qaburah waa isku mid munafaq ilahay kah fog xasuqih kah dhacay lasaanod waad kulah socotay museh oromoh 8 bilod maxabistah waxay sugayan maxkamad
@abdinasir7998
3 ай бұрын
war go,oyin odaygan maxa si ka ah taniyo dagalki gardarada aha Ee las canod lagu so qaday dadka badana Lagu gumaday magaladana lagu dumiyay.tas muna ka hadlin marki dilku socdayna cida gar darayd inu cadeyo wu ka war waregayay waxana muqatay inu muse bixi iyo mamul kisa gar sinayay sasey iila muqatay...
@mahadfarah
3 ай бұрын
Dambiileyaal dagaal sidee loo soo dayaa maxkamad baba loo diyaariyey 400 waa dambiileyaal dagaal shiikhow diintada ku ekow yaan adiga Lagu qaban oo adiga yaan ka mid ahaa kuwii somalilad dagaalka gubaabineyey
Пікірлер: 113