Soomaali dhaba oo soomaali nimadu ku dheerta tahay adeero Allah haydin xifdiyo caqliga iyo garashada Allah haydiin siyaadiyo
@fartunjibriilali4283
3 жыл бұрын
Ciidank A guuuuuul farmajo guuuuuuuul
@sammie1163
3 жыл бұрын
Insha allaaj
@bisharxassan424
3 жыл бұрын
Farmajo iyo dowlada guul 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴
@samadoontv2811
3 жыл бұрын
Mansha allaah Gobonimo allaa yacisak wa nin kaso kale dadka u qalma in ay na hogaamiyaan
@AbdulAhmed-gx2rh
3 жыл бұрын
Nin Waalan walaalkiisaa u fiyoow. ''Xassan Xaad'' Maradiibaa ka dhacday....
@AhmedALI-yd5wn
3 жыл бұрын
Geesi Geesi dhalay, allow soomali caawin, Ee qaluubtoodi mideey rabiyow
@RamloRamlo-kw4wf
3 жыл бұрын
Gob weeye murusade💪
@fartunfarahafdhere7
3 жыл бұрын
Masha allah farmaajo umada soomaaliyeed aa ku jecel iyo ciidada iyo calankaaga ayaa ku garab taagan uma baahinid cid aan Alle swc ka aheyn umada soomaaliyeed waxay og yihiin daacad nimadaada iyo sida ay kaaga go antahaay h sida aan ugaari laheyd caalamka hormarey illaahow kuu gargaar guuleyso farmaajo
@sammie1163
3 жыл бұрын
Guul mdw farmaajo waa geesi qaran alle ha ku xafido aamiin.
@KhalidBoqorShow
3 жыл бұрын
ALLAAH ALLAAAH ALLAAH quluubtii somaliyeed ee muslimka ahayd markii hore iyo hadaba ayaan dareen sanahay inay soo laabanayso dadka jilib ka ulaaban yahay aan meelka wada istaagno ALLAW nala garab gal. amin SOMALIYA HANOOO LAATO
maansha allaah tabaarakallaah allaah allaah swt ha idiin barakeeyo jkz
@fadumofiican7166
3 жыл бұрын
Way idinka mahat celinayna hadan nahay umada somaliyet Hadalkini jara.it
@quruxxx2191
3 жыл бұрын
Fariid hawiye aad usheeg
@abdiweli3099
3 жыл бұрын
ninkaan ookale baa loo baahanyahay msha allh dadku qacliga waa u kala dhashaa walaahi, si wanaagsan baad u hadashay ay soomaali horay ugu socon karto ninkaan ookale ayaa loobaahanyahay allaha ku guuleeyo, ee fidne wale looma baahna?
Пікірлер: 172