Madaxweynaha konfur Galbeed sharafta leh ee Cabdi caziiz Hasan mahamed lafta garen wa madaxweyne aynu aminsannahay dalkeena wa uqabtey kuwa qa qayliyayo manaqaano ❤❤❤😂😂😂🎉😢😮😅😅😅😅😅😊
Etiobiya iyada farmaajo wakiil ka aheyd, walaayada soomaaliya na gancata ku haysay. Badda ay maanta leedahay hala ii saxiixo warqad ballan ay farmaajo ka heshay bay u haysataa, nasiib darro iyo wadna go' baa hayssta maanta waayo farmaajo ma jooga, wax xil kama hayo soomaaliya
@ahmedyaasiin3957
Сағат бұрын
Kani koonfur galbeed buu ka dhamaan laayahay, ma waxa uu isku wadaa kursigaa oo uu leeyahay nooga qaada. Xitaa kuwa kale waxba kama sheegi karo. Doqontan hawiyuhu meesha ku haysto ee bilaa garaadka ah. Koonfur gakbeel ma noqon karto garoonka ay masar ku legdan baraneyso.
@Mahadosman-q9s
2 сағат бұрын
Farmajo ila hada damaca itoobiya si tos ah ogama hadlin wana Khainu wadan tug ah
@ahmedyaasiin3957
58 минут бұрын
Doqonyahow dhulka ka maqan koonfur galbeed ee hawiye kaa haystaad soo dhacsan lahaydeen, haddii aad tihiin dad isla jira, waxase wax kharibaya noocaagan la adeegsanayo!!.
@abdihirsi9997
2 сағат бұрын
Weriyaha waa gorayciil wareysigiisana waxba lagama garan karo. Ibrahim isaaq waad mahadsan tahay. Farmaajo ayaa hore bad & dhul soomaaliyeed itoobiya hore u siiyay
Haanoo may ogaayey Eraayaan una asalkayna Heewiyii galaana oo hatana reewin kiilla sheegadaaw ada dadkaas yaa ku mid etaa in maleeyee Awkabaa kasee Ana
@Mahadosman-q9s
2 сағат бұрын
Farmajo wa Khainu wadan tug ah o khain ah itoobiya iyo Abiy ayu la safan yahay horay marku xilka hayay wa isagi gacanta kolba la qabsan jiray
@hamdibulhan8009
3 сағат бұрын
Kkkkkkkkkkkkkkk farmaajo soo eedee miyaa lagu yiri isku xishood
Пікірлер: 44