Madaxwayne Aadbaanu Kuuu jecelahay. ❤ Anagoo Shacabka Harta sheekha Degan. Dawladnimadeenu Si fiican Oo Hufan Bay Usoctaaa. Lkn Rooma Maalin Laguma Dhisine, Inaan hore U socono Oo deegaaanada Kale ee wadankeena Ka horu Maro ayaaa Inooo Balana Imcha Allah Viva DDS
@hassanmohamed1571
26 күн бұрын
Waa run xabashida an iska barno koley way katirsan nahy mar unban xorobi donaa i.a from og
@sahraahmed-fv6rj
28 күн бұрын
Maashaa allaah madaxweyne dadkiisa dhagaysanaya
@FaysaFaysa-ib8yz
28 күн бұрын
Waan salaamay madaxwayne musdafe muxumed cumar. Runtii hore umaydhicin madaxwayne dds da oo su,aallawaydiinayo. Madaxwayne dhalinyaradu way shaqolayihiin ee waxkaqabo. Runtii deeganka fursadaha shaqo ee fiican waxa lasiiyaa qoomiyadaha inagudhexnool. Waxkaqabo oo dadkan caasimada kayaree .
@user-wk8lz2cy1c
28 күн бұрын
Dad lo balamiyay weye e ma qof aragtidisa ka hadli kara aya jira Ruwayad iyo khiyalj aya mesha lagu haya e Dhis like Horay u qado
@ferhanahmednur7233
20 күн бұрын
Zinadin Zidan, ka kala daaaya su aalaha dhabta ah yaaanu idinku xanaaaqine. Su aaasha sida uu isagu dooonayo ayuu uga jawaabayaaa ee sida su aasha jawaabteedu tahay una abaarayo. Kamana filayno dabcan.
War Deegaanka soomali baa leh waxa wax soogaliyana waa soomli wax wax yeelaynayana ma sooqaadaan ee deeganaka ganacsatadu magaca kutorbaan ee sida khaldan loo adeegsado meesha la laga saaro in aynu soo jeedino soowsax maaha
@muhyadinahmed1865
27 күн бұрын
Waa furfurnan siyaasaded .lakin what is the resuelt
@Khaalidcabdulahidhux
22 күн бұрын
Sheeg madax waynaha ay umadiisu saa su alo uwaydiso. 😮
@abdiali904
24 күн бұрын
Ethiopia waa dhaqaale la,aan cidii aaminsan in wax laga hagranayow account kii dawladu waa faaruq hadii ay mushaaraadka shaqaalaha bixi ayay bura sidaa
@AxmedAxmed-ep7yl
28 күн бұрын
Madax Weyne Hadaanu Nahey Shacabka Reer Marqaan Waanu Ku Jecelnahey Ban Qaadkaagii Waxa Nasoo Gaadhey Ateenadii Weyna Soo Gaadhey Laakiin Wax Qabadkii Wax Baanu Tabaneynaa Ale Ma Liibaanihii Cabdi iley Ayaa Na Go Dooniyey Horumarkii Oo Dhan Arimaha Bulshada Oo Dhan Anagaaba No Qoney Dhaxbuurtii Xataa Leydhka Uu Ka Jarey Ee Dadka Nabadiidka Lagu Sheegayey Madax Weyne Guuleyso Hada Marwalba Waa Ku Garabtaganahey
Пікірлер: 17