🎉mooryaan waa h.g iyo kuwa San dhaamin,we bililiqda Ku soo noolaa iyo xaaraanta,eema gobta qabsaday hubkii lagu layn lahaa,waana geesiyiin. San gabban mooraantu taqaano.
@respectsave99
2 ай бұрын
Hhhh calacal lama rabee waxad heeso so daa afar Qori aad soo dhacdeen hg waxba ugu Qaadi meysaane 😂😂😂caga dhigta
@mohamedsalah1819
2 ай бұрын
Asc garaaad ma ahan kan waa fadhikidirir garaaad kan mananoqonkaro beekaha punland hakala dilin laxlaxbaatahey yahuuuu cadif xum baatahey no garaaad waa ciyaal suuuq xun iskaqabtaa rer warsangaliyow waa qashin
@AbdiGaladagalka
2 ай бұрын
2174
@ladanesalwe8245
2 ай бұрын
Dr abdiwali gaas baa noo fiican wadad isaga bilaabay Malintu xilka ka degay meeshay mareesay bay taagantaha Dani Muxu u qabatay Rer sanaag Waxan ogaaday Dr abdiwali ali gaas inuu ahaa nin fiican❤ masha Allah
Garadku arimo muhiim ah buu ka hadlay, waxaan ku talin laha in laweleeyo talada garadka oo warsan geli shir isugu yimaado.asc
@XuseenCaluuq-kw7xx
2 ай бұрын
😂😂😂😂😂😂saas waye wani wata
@ladanesalwe8245
2 ай бұрын
Hotel miyuu xayeeysinay 😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁
@XuseenAwliyo
2 ай бұрын
😊
@lathany.3537
2 ай бұрын
Wax qabad iyo ila xisaab tanka waxaa ka rabtaan qofka idin matala iyo in aad ku xisaab tantaan cashuurta laga qaado gobolkiin in lagu soo celiyo gobolka
@SarahWarsama-o8u
2 ай бұрын
BAKH BAKH.ADEER MAREEXAAN WAA ISKU FILAN YAHAY. CIDA WAX U TARAYSANA WAA YAQAAN EE HANOOLA IMAN ISKU DIRKA DAAROOD.
@ShukriAbdulle-w6u
2 ай бұрын
🤔sadexdii nin oo ethopia kadhisay Ssdf,snm,iyo Usc fikradaha ay kala wateen baa ahaa Ssdf aun cabdullahi yusef federalism=as aaskii puntland iyo federalism,Usc caydiid central goverment,snm siilaanyo dismantle somalia and divide into two,Maakhir wax wayn masoo kordhinayso iskataga Harti dhaqaalaha iyo wiilasha nooga baxa uma qalantiin iska taga
@Amooabdi-e2o
2 ай бұрын
Duqaan xowdagaal ka ogyahay. 90 jir waye lugtiisa xabaal ey u jeedaa . Dad bu isku diraa. Qof aqli badan uma eka.
@cabdiosman3035
2 ай бұрын
Waa Sarkhasn Warsangeli ee ma aha Suldaanka Warsangeli!
@Onceuponatime-f7h
2 ай бұрын
Warsangali baan ahay Reer Garaad wallaahay ninkan weligay maarag ama maqal. Mareexaan shalay Raggi talada Warsangali hayey ama Reer Garaad hadleen oo taagereen. Ninkan dhaqanka sheeganaya ee aanan garanayn wuxu meel ka dhac ku yahay dhaqanka Daarood. Sultanka 28aad ee Sultanada Warsangeli Sultan Saeed Sultan Abdisalam Garaad Mohamoud Garaad Alishire Garaad cawl حفظه الله
@abdirahmanyonis5805
2 ай бұрын
Hadaan nahay QURBOJOOGTQ Reer MAAKHIR Waxaan ku garab taaganahay arigtida garaadka 5 qaaradoodba isga Ayaa nagu mataLa halyeeey noo soo baxay weeye
@SarahWarsama-o8u
2 ай бұрын
ADU ADEER UMA TALISID HARTI😂 JOOJI MUNAFAQADA😂. KUMA NAQAAN😂 From PUNLAND
War ileen tanoo kale.warsangali u dhaaranayo hawiye😂😂😂
@Kimmim55578
2 ай бұрын
This why somalia will never get peace
@12hamaro
2 ай бұрын
umada ha iska horkeenin odayna ma tihide .sida aan ka baranay qaswadayaasha soomaaliya ee ninkanoo kale ah waxay caado ka dhigteen inay umada iska horkeenaa qabyaaladna ku shaqaystaan.hadhowtana banaanka ka istaagaan dhibaatada ay iyagu abaabuleen.
@Osman-vs7mw
2 ай бұрын
Kan waa lax
@MACALINKALugeya
2 ай бұрын
Doqon walaba wuxu uhadla Qab qabiil war kawantow wax werara majiran oo qabiil lama werarikaro taas kuxisabtan
@dirie1000
2 ай бұрын
Allahaaga ku abuuray ka baq ,warka beenta ah ood dadka ku kicineyso oo haddana beenta ah iska daa , haddii aad magac iyo lacagi halkaa kaagashay waa nasiib xumo e si kale wax u raadso . waa iga talo walaalnimo .
@qodaxdhuuni5332
2 ай бұрын
Garaadka waxyaal badan oo run ah ayuu sheegey. Garad Fikradaada ka hadal sidii aad u saxi lahaa.
@CabdalaIbrahimceeje
2 ай бұрын
Garaad qalad baad fahantay dani noocas ma aha cadaalad baa ka jirta
@Dirir_MOHAMEDDrr
2 ай бұрын
Inuu ganaacsade yahaye oo u saaaan siyasi ahaaan ana qiraya wayo sanbiya buu maaal gashaday baabuurta ugu badaan buuna kuleeyahaye
@SarahWarsama-o8u
2 ай бұрын
HAYAAAAYYYY😂 WAR KANI NAMA METELO😂. WAA ARAGNAA IN UU YAHAY HORGAL LASOO DIRAY OO KA XUN IN DAAROOD NABAD KU WAARO😂.
@Coolgranma
2 ай бұрын
MAALGASHI HOTELLO IN MARKAAN LA HAKIYO OO LOO LEEXDO MAALGASHIGA KALLUUMEYSIGA IYO WARSHADAHA UU UBAAHAN YAHAY,,
@abdirahmanfarah5717
2 ай бұрын
Runta wa qarar warsengliyo WAKE UP oo dhantin garta.Puntland wax nomaheyso,eeh is xoreya.
@nuraali5514
2 ай бұрын
Walaalow, Allah ka baq. Qabiil baad rabtaa in aad isku dirtid. Soomaaliweyn waa mid. Ka xishoo reer abtigaa!
@AbshiroHasan-f1s
Ай бұрын
Iska celiya
@abdishakuur1820
2 ай бұрын
doqiyo hawiye waa un hawiye adna garn kartaa teytalka ay leeyihin ee yan lagu ramsan
Hadii xagawanaaga hadalka loobadiyo waxa ladhaxlaa isfahan laakiin hadii hadalka laxumeeyo waxuu. Dhalaa. Codaad xun kolba sida wax loogorfeeyo ayay nabadlayadu ku jirtaa waxaan ku paling lahaa. In laygu tanaasulo. Waayo. Xaalad. Xun ayaa lagu. Jiraa maintained
@honestyfirst2165
2 ай бұрын
Somaali moryaan aqil iskumaleyaan
@mohamednuur9770
2 ай бұрын
War Ma Caruur baad u sheekeyneysa waa maxay Caga Jugleynta ma umula baa tahay illowsho dhawida waxaas MA Naagaha ayaad ku Shukaansata waxbaan Dilayaa waxa aad disho Xagee lagu Aasaa ????
@osmangure6040
2 ай бұрын
War hoy mareexaanow hadddaad wax dareentaan qayla dhaaminaya waa laidin soo gaaryaa.
@muslix1147
2 ай бұрын
Hadii ay Nato nasoo weerarto haa laakiin Hawiye naf ma hayo oo reer Diini iyo Wagardhac kaliyaa kusoo laba jibaarma kana adag. Mahadsanid toljira.👍🏾
Dagaalkii hore wuxuu ahaa Xamar ilaa kenkya lkn hadii laguu jawaabo dagaalka aad sheegtay wuxuu noqonayaa from Caabudwaaq to Boosaaso adaana dalbaday in dib laguugu celiya Yamanta aad ariga uqali jirteen. Yes,
@Barwaaqo.gadhgadhcn7wi
2 ай бұрын
Beenloow
@hodanabdirahman9334
2 ай бұрын
Kkkkk iska hadle 😂daarood is not easy
@Madaxey-r2f
2 ай бұрын
War Addoontii Cali Yuusuf kibirtaye ha lagu ashtekeeya oo kaalaya Addoontiina naga ceshada ha lagu yiraahdo wixii reer Suldaan Cali Yuusuf ka nool! Kkkk from Gedo
@Barwaaqo.gadhgadhcn7wi
2 ай бұрын
@@Madaxey-r2f Ceeb calayka sida qof Muslim.ah oo wanaagsan u hadal
@aliabdi8347
2 ай бұрын
Mooriyantii hubka dowladda jidka u gashay, ma mareeyxaan bay ahaayeen?
@mohamudhersi8850
2 ай бұрын
Dawladdee. Hassan Ma dawlad buu rabaa? Waa Yaab
@Barwaaqo.gadhgadhcn7wi
2 ай бұрын
Ma dawlad baa waa tuug mooryaan ahe
@mohamedsalah1819
2 ай бұрын
Asc garaaad ma ahan kan waa fadhikidirir garaaad kan mananoqonkaro beekaha punland hakala dilin laxlaxbaatahey yahuuuu cadif xum baatahey no garaaad waa ciyaal suuuq xun iskaqabtaa rer warsangaliyow waa qashin
Пікірлер: 104