Jizaaka Allah kheyr walaalkey, wa Raxmatu Allah caleyka.
@deeqoahmed7878
Жыл бұрын
Masha alaaaah ❤❤ xafidulaahi wlky ruunta ka hadashey ❤❤ guuleso ku leyahay ❤❤❤❤❤ qawilka wa mida xuun alaaah soomaalida qulubtada isku qawojiya ya raaabi ❤❤❤
Asc markaan waa tartankeedii ee wiilkaan Uma doodayso ninkaan waxa uu keenay waa cajal 2022 gii ah
@fadumoosman5365
Жыл бұрын
HABARGIDIR QABYAALAD AYAY KA WADAAN XAMAR IYAGAANA QABYAALADA DADKA BARAY
@gacaliye5114
Жыл бұрын
Habar gidir xamar deegaan kumalaha kamana taliso
@user-fb3xw5xf5e
Жыл бұрын
Asc......Thank you very much : Ilhan Omar......Ilhan waa gabar Somaliyeed sida ay ula hadashay dadka Somaliyeed, waa arragtideyda, laakiin kuwa Baraha Bulshadda ka hadla aa si Qabiileysan u dhiggay hadalkeedii....waa nasiibdaro aad u weyn inaan Ajnabi isu adeegsanno ama la dhinac ahaano.....Ilhaan waxa ay ku tiri dadka ay la hadleysay, adoo helaya Ruux kugu Af ah, maxaa u dooraneysaa, Qof turjubaan kaaga baahan ? Waa runteed, sidaa darteed Ilhaan waa Tusaale u taagan : Astaan ahaan Somalia....kuwa joogga hadda iyo kuwa soo Socda, Waa sidaa iyo si la mid ah. ILHAAN GUULEYSO HABEEN IYO MAALIN......WARSAN IYO WAR KHAYR LEH.
@MaryanHussein-nu9yd
Жыл бұрын
Subxaanalaah war ilaahey ka xishooda hawiye iyo daaroof iska dhaafa somaali waa walaalo
@SultanAhmed-et3vc
Жыл бұрын
WAA FIIDIYOOW BERI HORE AH., sidee isugu dabakhmayaan
Afkiisa marka hore muu kantrolo shalay muqdisho unuka leh muxuu ka wadey oo uu baraha bulshsda Darood ugu jirey
@elmielmi4397
Жыл бұрын
Hawiye Minnesota ma cod kama helisiyaa.
@abdisharifadan3828
Жыл бұрын
Double face waaye qoftaan
@fartunosman3503
Жыл бұрын
wixii qabiil iyo qof caynaayo aanan qalbiyadooda wax ka ogeen allaha soo hadeeyo hadii aan alle hadees ugu tala galina allaha ka qabto meel xun allaha mariyo
@abdinasirmohamed3295
Жыл бұрын
Waxay ka hadleysay doorashadii Keith Ellison ee ma aha wiilka soomaaliga ah, Hadalkaasina wuxuu ahaa 2022 doorashadii attorney General
@fatumaoluse831
Жыл бұрын
Cil Kuma hay ee waxad ka baqeysa dorashadad so socoto no more ilhan
@kadanali-oc6qp
Жыл бұрын
Asc adeer reer bahal ciyaarta hayga daayaan Waa berigii ay doonaysay iyadu. Laakiin somali waxa waalay marka meesha uu ku fariistuu qofkale noqdaa. Somalidu meelaha ay tageen luqadana ma bartaan mana dhexgalaan badidoodu waxay joogaan wadankii. Naagtan waxba hanoo xayay siin.
Minneapoli ma habartaa baa iskale qoxooti uray baa ku tahay oo waliba alkahoolik ah uf
@najma649
Жыл бұрын
somaliyeey midooba waxan wax fiican ma aha
@hawomohamedmohamud800
Жыл бұрын
Ilhan iyadaba carurtada yihin hawiye maraka yan lagu mashgulin somalia nimada ku Wayne
@BosteeyaXussenAli-sf8uo
Жыл бұрын
Muxuu ilhan u diideyaa mise gaberhabergidr muu keeno 🗣🦻🏾🦻🏾🦻🏾🦻🏾🕉🎧🎤🦻🏾🎄🎄🎄🎄🎈🎈🎈🎈🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇺🇲🇺🇲🇺🇲🇺🇲⚠️✊🏿✊🏿✊🏿✊🏿🤝🏿👣👣👣👣👣
@shukriarraye6090
Жыл бұрын
Mahan in aan dadkaas ku tayano ee waa in aan ka Runsheegno wax aan sheaneyno
@77dagan
Жыл бұрын
Guys you don’t know what you talking this is her vote last year is not helping this boy
@kalunyassin658
Жыл бұрын
Munaafaqad weynatey dheh.
@fadumohasan3897
Жыл бұрын
Hawiye u sheeg gaar ahaan xasan guuruurte iyo qashinka daba socdah
@xalimoxassanshero7663
Жыл бұрын
Xasan sheq uma bahna Darod Hawiya ka badan eee hus waa mid idinka go anHadii aad isa soo sharaxdan
@makehilahmed3695
Жыл бұрын
Ninkeda ayeey la joogi lahayd. Isagana qabiil ayuuh farmajo ku caayi jiray qabiil
@defensegeneral9893
Жыл бұрын
War kabtan Ayub mareykan ma joogo, wuu iska hadlayaa, reer Minnesota waa dad waxaas ka sharaf badan, waa dad isku duuban
@mohamedmohamud4316
Жыл бұрын
Hawiyoow idinkoo dowladi iyo magalo madaxdi somaliya hesta ayaad dad somaliyeed u soo raacdee somalidiid oo tiraahden irir shamaale iyo daarood naceeb ku nacdeen
@osmaanibrahim7045
Жыл бұрын
Isaaq ku qaraarayo daarood rabana in uu isku diro hawiye iyo radood adiga uma oraynin lol miskiin a😅😅😅
@MahadSaciid-wz5ob
Жыл бұрын
MANFASARA QURAN BIQAYRI CILMI FAQADKAFARA WHAIT HOUSE JIDKAN JEEDALIYA ANO JILCAN YARAJIFSA TACH DOW
@najma649
Жыл бұрын
waligood somaali qabiil kama weynaanayaan wadan koodii ayey soo bur buriyeen waxiina waxay dhigeen qabiil
@saidamohamed4652
Жыл бұрын
War beenta jooji qudbadaan waa lixbil kahor ee is laanka beenta kadaa
@user-ce5uu7kw8m
Жыл бұрын
Xamr la aada, qabyalada
@somalilanddhalad7592
Жыл бұрын
war waa dawasho hore dadka hawaalin
@fartunosman3503
Жыл бұрын
alle somalibeen badanaa meel kaata waxey shaqa ku laheen ayey ku caayaan walee aaqiraa war jiraa ilhaan dad xun ayaad ka dhalatey in yar mooyee oo somali la yiraahdo kuwaan illaah ku daa?
@saidomohamed3442
Жыл бұрын
Waa khalad qabiil waa uf wax uu tarayo
@mandekdaoud3358
Жыл бұрын
Wa video hore oo ayada coodka somalida rabatay,beenta iska daya
Iyadaaba indooris u sameeysay naagtii hindida warkana waa mid hore qofka kiif ayeey ugu yeereeysaa somaali ma aha dadka ha qaldin waxeey sameeyeen weey sameeyeen maqarsoo meeyso cayaar waa galin danbe somaali isuma baahno
@abasemohamed6827
Жыл бұрын
Edeb yeeloSomali iyo Islaamtoona Dan uma lihide Qabyaladu wax haku tarto.kii dadka kuugu xigay😂xagaad ku ogeud
@cabdulcabkey1681
Жыл бұрын
M.a Ilhan Omar hore usco
@halimaisse6884
Жыл бұрын
Warkaan waa mar hore dhowr sano ka hor ee beenta joojiya iyo isku dirka
@Macaxeira432
Жыл бұрын
Kkkk iska ooya irir samaale daanyeero 😂😂😂😂
@safiamohamud1222
Жыл бұрын
You can travel with No passport so your face is your passport
@BosteeyaXussenAli-sf8uo
Жыл бұрын
🔥🔥🔥🔥🔥⚠️📭🇸🇴🤳🏿✍️🏿🔜🔙💲🛖🛐Donald Trump haraati kaga saartey godt naag madexmanoqpnkarrto ka soo horjeednaa AYAAN ILHAN KHADIIJO 🛖🛖🛖🛖🛖💲🔙🔜✍️🏿🇸🇴 Hawiyo KU hayo 40 USA jogtaa wax waa noqon weyseya siyaad bare bader ii diidey axmaaro daafi u doontey shaqo 🎧🚰🔝💲⚠️👇🏿🗣🐪🐪🐪🐪🐪
@user-mk1ux6uu1p
Жыл бұрын
Adeer daarod waa labartay Waxaye yiihin Magacaa Somalia waad kuu Shaqey satan Tuug
@nuuro8336
Жыл бұрын
benloow ilhan vedeogeda waa waa hore dadka benta ka daa waxa isku soo jacburisay jojo
@mohamedmoussa5084
Жыл бұрын
Waryaa aga wiilka doorta❤
@sacido1721
Жыл бұрын
Hawiya ayaga ayaa maanta sidaan ku kalifey ineey kale fagaadaan Soomaliya oo nabad ah ayeey dagaal.qabiil.ka.bilaabeen marka waa sidaas hada maxuu ka wadaa Xasan Ulasoow waa qabiil qarsoon sorry Somali wax dhaho ma jirto qof waliba magaaladiisa ha iskaga quruxsado ha dhisto
Wa codownimo mj tusen somali inteda kale ya u coden dona tokadoda
@osmaanibrahim7045
Жыл бұрын
Tuug ruufiyaan ah anaka iska kaaxigna ee kabood meesha beenlo rufiyaan boos kaagama banaana meeshaan....shalay markaad muqdisho qarxinayseen oo alshaydaan u soo dirayseen ka idinku filnaato
@fayseljamec1424
Жыл бұрын
Beenalay cuqdad qabiil hayso car soo bax doorashada dambe 2:58
@NurAlaaNur
Жыл бұрын
Idoor oo ku fashilmay jabka ka soo gaarey SSC & Laascaano oo ka dhex kalluumeysanaya Hawiye & Darood dhexdooda. Daahir Calasow, Jamaal, Abdulkadir Boos & Capt. Ayuub joojiya kal fogeynta ummada Soomaaliya
@mandekdaoud3358
Жыл бұрын
Somali ayaga kala foog wa munafiqin 60% ayago wada qabilaysta aa inyar moye ayay raban inay idhadan qabyalada ma ficno .kano kale bal eeg vidéo hore so qadanaya sidu waji fican uga bixiyo Ilhan so qabyalayste maha kkkk.somali luqada iyo dinta umba Inaga dhaxaysa ee 2da uun aan ku heshino 😂
@CmonNowTellme
Жыл бұрын
Sheekada yaan la bedelin. Nasri waxaa lagu heystaa inuu qabiileyste yahay. Waa ninkii Facebook ku caayi jirey Farmaajo isagoo qabiil ahaan.
@fayseljamec1424
Жыл бұрын
Benaale
@Ahmedwali-ji2sf
Жыл бұрын
beenaale waa video hore. Ey ibn ey .
@maryanali9186
Жыл бұрын
Yaa keenay hee waxa somalinimadii ka tegay waa irir
@kowsaralihassan7674
Жыл бұрын
daba cayuun beenale isku dirka dhaaf maxad ka tahay mareykan wiilkan waxan maqley dekano ayu ka galay daarood
@kifax1433
Жыл бұрын
BEEN AYAAD ISU SHEGTEEN GURI DHALA AH TUURYO MA BILAABO HADDII AAD BILwda adigaa dhib qabto ????
@abdirizackababina3481
Жыл бұрын
Isaq meesha ma joogaa horta candho
@Ahmedwali-ji2sf
Жыл бұрын
Ha waa Isaaq balance of power of the city
@makehilahmed3695
Жыл бұрын
Kkkkkkkkkk
@abdisharifadan3828
Жыл бұрын
Wax aay qabato oo cad Soo sheego qoftaan
@daganabdulahi7588
Жыл бұрын
Dadka yaa soo bara kiciyay ?
@cabdicabsiwaa694
Жыл бұрын
Asc anigu ilama aha inaan doranayo nin qabil dhan caynayno hada rabo codkaga Maya nin kale kena oo xataa qabyaladisa qarsado
Пікірлер: 103