Ajnabi j'accélère maantana ma waxeey keeneen ajnabi in uu baarlamaankii soomaaliya ka hadlo kuwaan ayaaba dha dhibay ee ma midkale oo aanaan afgaraneynin noo keeneen aayadahaAllah haidin qabtaan maalinta qiyasme
Dalkii iyo Dawladnimadii Soomaaliya ma sidan damiir la'anta iyo Diin la'aanta bay ku dambeysay.bal eega sida ay maqsuud u yihiin oo u faraxsan yihiin. ILLAAHEY Soomaali ha badbaasho.waxaan wax indhaha Shacabka Soomaaliyeed u fiican ma aha.
@kiinadan6786
Ай бұрын
African baa u yeedhinaya miyaa Alaah Ilaahay ayaa u maqan Somali! Xassan bohol buu ku riday!
@yaxyejaamac1594
Ай бұрын
السلام عليكم Walaal QUR'AANKA KHALADKA KAAJOOJIYA:? قليل maaha ee waa ee waaقليلا Rabbiyow marqaati ka noqo!
@abdkarimharet3602
Ай бұрын
انا لله وانا اليه راجعون هذه مصيبة مابعدها مصيبة ان يسجد شخص لغير الله امام نواب لأمة مسلمة ويصفقون معظمهم الا من رحم ربنا اللهم انصر الإسلام والمسلمين واخذل الكفرة والمنافقين والف بين قلوب المسلمين واصلح ذات بينهم اللهم آمين
@aba-fadliuna-ismael9047
Ай бұрын
Waxani ma barlaman baa mise waa qashin? Ilaahow dalka noo badbaadi amiin.
Waa tuug oo lacatii Shacabka Soomaaliya laga dhacay ayey rabaan inay Africa Ku biirsadaan ee Wax kale marbaan kooxda Xasan culusow Soomaaliya dan Uma hayaa
@SaalimCumar-l5i
Ай бұрын
Meesha Cilmi Laguma tegin ee muxuu sheegey soomaalya Allaha unaxaristo
@abobasement346
Ай бұрын
Shekh waxaa wanagsan in aad u shektoh moryan xasan moryan iyo Adan moryan iyo kuwah kah dhergay dhigah umadah
@samirr546
Ай бұрын
Miyaanu Gabre ahayn geesigii calanka itobiya ka taagay caasimada somaliya!!!!! Daayeeradii dabayaacayeyna miyaanay hada xukunkagacanta ku hayn!
@nadiifohussein3815
Ай бұрын
Maad kü dhaqantaan Qu'uraanka dad Muslim ah soomatihiin
@aba-fadliuna-ismael9047
Ай бұрын
EAC wa si loo xalashado khayraadka dalka oo xassan xadhigle ka yahay
Waawareey jareer ayaa dalj qabsaray waa la ina haystaa
@bossiebadass9890
Ай бұрын
Hal xaaraan ah nirig xalaal ma dhashaa xasan iyo adan madoobe ragii ay lacagta siiyeen oo u codeeyey baa ku dhagan marka 2 nin waa mafia group shacabka boob ku haya
@Barwaaqo.gadhgadhcn7wi
Ай бұрын
Muusiibo idin ku dhacdey xaga rabi cadaab la idiin ka soo sir xaaran cunayaashii laaluushka iyo bakhtiga ku noolaaa
Wuu qaldamay ninkani la soo dhawaynayo ina aadame loosujoodo ina ay ogoladaan ma ahayn baarlaaanku maxa qaldan gaalba ha ahade salanteena inlabaro mihiimbay ahayd hadan xidhiidh leenahay
@user-yq4kb2ul9w
Ай бұрын
Wadh quraanka meesha lagu gaaloobey haku akhriyin
@bashirabdihirsi766
Ай бұрын
GUDOOMIYA AADAN MAAHA INAAD WARBIXINTAAS SIISO MAAHAN QURAANKAADA MAXAAD UGA SHEEGEE WAA JN AAN SOO DOORANAA GUDOOMITE LUQADO KALA DUWAN SIDII AUN MAXAMED CISMAAN JAWAARI
@Mfarah100
Ай бұрын
Somaliland Ha Noolaato
@user-le3ki9dp5f
Ай бұрын
Dhaarta ha qabato kuwa laaluushka qaata .
@mahamedmaruf3952
Ай бұрын
😊
@Ayan-le4hb
Ай бұрын
AAMIIN YAA RABALCAALAMIIN.
@Bilekhyr
Ай бұрын
Allaahu ma aamiin
@bashirabdihirsi766
Ай бұрын
TOLOW MA SOO WEYSEEYSTEY AYAGOON DAAHIR AHAYN BEEY DHAARTAAN
@amineta378
Ай бұрын
Qiyaanoole naagta maskiinta ah gurigeeda sii
@abdicozzy2592
Ай бұрын
Maxay noo soo galinaayaan diimaha kaladuwan ma waxay rabaan in ay sameeyaan Soomaali gaalo ah ama diimaha kaladuwan inay Soomaaliya noto.maxaa naloogu keenayaa Africa anagaa heshiin waynay kadina waxaa layiri dhaqan xumada iyo Gaalnimo hala geeyo waxaana waxaa Ka masuul ah Ismail cumar geele.Subxaanallah waxaa naloo quuri waayey Baddah iyowabiyada iyo nimcada wadankeen oo aan Ku heshiin waynay
@lathany.3537
Ай бұрын
Inta alle uumay waxaa ugu qalbi adag dadka maxaa yeeley quraanka inta lagu kor aqriyo ayuu hadan gacamahooda kula jiraan wax aan iyaga qeyre ugu jirin
@user-yq4kb2ul9w
Ай бұрын
War .......ka baq
@faisayussuf6953
Ай бұрын
Somaliyey ha lays illaliyo Malaha ninkani wasa basas
Waxay ku qanacsanyihiin oo waxwalba kala wayn qofkaa madow ee hortaagan
@firdowsmusay-ze9gs
Ай бұрын
alshabaab bay fursad siinayan maxay gal intay barlamaanka keenen wuu ugu sujuuday oo ugu sacbiyen
@mohameddahir7293
Ай бұрын
Kama tirsanin bulshada bariga maa nagu jajuubaysaa. Afti marka lanaga qaado uun baa natiijada lagu socon. XSM na gadan maayo.
@abshirosman1305
Ай бұрын
Kitaabkii ay mareen ayay dhabarkooda ka tuureen marka aayadaha lagu dul akhriyay maxay kaga duwanyihiin ido meel ku xaraysan oo quraan lagu dul akhiryay
@user-le3ki9dp5f
Ай бұрын
East African community . Wax aan ahayn khasaaro kama fa idayno xataa lacagta la iska rabo ma bixin karno . Xassan khasaaro Allaha Naga soo gaaro bedel khayr qaba.
@user-yq4kb2ul9w
Ай бұрын
Wadh ma ogeyn
@user-be9eq1vj7y
Ай бұрын
Geel maxuu in dhakuul kayaqaan
@ugaskawadanka2623
Ай бұрын
Somali waa cunsuriyiin Maxa ku jaban. Somalida baarlamaanada aduunka ayay ka hadlaan laguna martiqaadaa. Marka maxaa idinka khadan
@gorodaxmed7762
Ай бұрын
Csw csw csw❤❤❤
@firdowsmusay-ze9gs
Ай бұрын
soomaaliya masan ba lagu fiirsanyaya midakale sujuudu maxay tahay
@mohameddahir7293
Ай бұрын
Is he speaking English.
@SaidOsman-ob9ek
Ай бұрын
War kani beydhabo ayu kahadlayaa.jaahil ninka baa la leyahay shir caalami ayu ka qeybgalayaa.side dunida noo arkeysa
😂😂😂😂 cajaib walhi waye shekadaan maxa khiyaali is daba yaala
@geeljire1658
Ай бұрын
What is he talking about?
@Beir-e2y
Ай бұрын
An alif beeto aadan digsi ka leef
@user-yq4kb2ul9w
Ай бұрын
Bal daya ku gaalka u sujuudey ama u istaagey
@somaliland4ever484
Ай бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@mohamednuur9770
Ай бұрын
Afminshaar iyo uur mishear Cudurka haya fara badanaa waa munaafiqin. Laaluush Doon C B B ma kala yaqaanan Samaan &Xumaan. Waa iska soo clyaan sidi E E Y H A !!!!!!😅😅😅😅
@mohameddahir7293
Ай бұрын
Qur’aanku idin qabay. Maxaa u akhristaan haddaydaan ku camal falayn, suuradani idinkay idinku socotaa inkastoo intiina baad I iimaan iyo damiir lahayn, XSM baa ka kow ah.
@aminaahmed6023
Ай бұрын
Maxay quran ka akhrin waa khayimiin tuuga oo laaluush qaata, dhaartiina meel iska dhigay, darjay u dhaarteena aan waxbabu qaban iyaga danahooda gaarka ah eeganaya. Quranku idin qabqy oo xasan munafiq iyo kooxdiisa mooryanta masiibada ah Allah idinku salid. Cuqubada dadka masaakiinta ah eed aad dulmisan ee aydan u shaqayn Wllah haydinku rido.
Пікірлер: 67