Yaxye Caamir waa ku aragti fiican yahay waxa uu ka sheegay shirka Culimada.
@aba-fadliuna-ismael9047
2 ай бұрын
Hantida dhoof dayaarad iyo hot an wax fai,do lahay masiibo qaran ku bixinayso yaale???
@AbdirahmanJama-z3j
2 ай бұрын
adeer lacagtaas halka Bllion ah ee beesha caalamku bixiso waxaa cuna Hawiye oo ay ku baxdaa waa lawada ogyahay waxba ha ka galgalan. somalidu haday Rabto dowlad caadi u Shaqaysa magaaala madax cusub ha u wareegto. xamar hawiye ayey maamul u tahay mana noqon karto meel dowladi ka shaqayn karto.
@kahdijaelmi8907
2 ай бұрын
Asalaamo Alleykum Pr yaxye Caamir. Waxaan waxa kaa Lee yahay.Riyadii Rasulka. Salalaahu Aleyhi Wasalim.waan qalbi ficantahay.Riyadaadi waxey Ilatahay oo Aan kugu fasirey.fafiroo Ela laahu.Moowlacyadii. Warsheikh Sheikh Muxudiin Cile.iyo Macalin Nur.Alaha ima Xariisto.Diinta islamka Barashadeeda Hala soo Caliyo.sida Adiga yaxye Caamir wastean scholar Ah.radi rag iyo sumac sidaadoo kale.oo tokamak Elaah ka Cabsi Ah kujira.Wactasimoo Bixabli lilaahi James an. 16:58
@halimahassan1981
2 ай бұрын
Cabdi Raxman cadi shakuur in tuusan xamar xisaabin waa inuu galmudug soo xisaabiyaa marka hore 😏😎🤓
@abobasement346
2 ай бұрын
unukah leh xamar mah sidah bah idin danbaysay xamartan lah shegayoh waa run xamar tan lah shegayoh waxay ku noshahay waa lacagtah ay ku so qatan magacah somaliyah waxan hubah hadi xalaneh lagah guroh sidih Afqanistan xamar waxay ku noqonaysah 1991
@R3dS3a
2 ай бұрын
Ninkan ma is yel yeloya mise wa kadhab darajada logu yerayo iyo sida uu u naqdinayo cabdiraxman cabdishakur maba isqabtan muqdisho dhaqalaha sogala sanadki amisom inta iga dhig qarashka dowladena canshuraha iyo hawada iyo bada iyo dakada iyo kuwo kalon inta lagu so kobikarin aya jira muwusan ujedin muqdisho in ay somaliya oo idil casimadi laga mamulayay eytahay muxu waxan carurta qadan kareynin ula so shirtagay
@mahadhassan9757
2 ай бұрын
Waa ruuntis Inna abdishur waxu sheegay. Inna yaxye waa niin bahan niin bahana gubm mahan
@NusaibahMohudinMohamed
2 ай бұрын
Horta waxs ka yaaaba ninka banadir channel heysto maba ahan hawiye ma daarod ba reer banadir isku qaba 😂😂😂
@osmangiire1349
2 ай бұрын
Dadkii aydileen kulahaa😂 1B in lagubaabiyo ayaa loobixoyaa😂 Reer Dameeraleey waa parasites to Soomaali nation 😊 Unukaaleh shaqeynweysey! Caasimadana waxaa dibloogucelinaa Baydhabo😂 Xagee aadaysaa marka? Professor Bug ah😂
@halimahassan1981
2 ай бұрын
Doofaareey waligeed ma daahireyso dee 😅
@boosteeyorooble5287
2 ай бұрын
Abgaal oo deegaan kale oo Soomaaliyeed qaxooti ku ah miyaad aragtay weli?? Waxaan aragnay oon u soo joognay dadka qaar ayagoo laga raafay deegaano Soomaaliyeed oo ay qaxooti ku ahaayeen, haddana bushashka ugu badan ee qaxootiga ka degan Xamar; kuwaasi ka fikir sidaad wax ugu qaban lahayd caasimad tabartaada maahin 😁
Dadka Somaliyeed ee slhacabka ah , yaan la nabib. Dowlad xamar fadhida ma iyadah umad Somaliyeed ku nool mise wabay tartah? Dowladnimada Somaliyeed waxay noqotay nin, xasaskiisa, caruurtiisa & qabadiisa kuwas ayaah ku dul nool somali oo dhan.
@abdiwalifooje1644
2 ай бұрын
Dowlada sow hawiye ma le oo xamar ta sow hawiye malaha unugaa leh marka maxaa dadkale kagaley oo dakhli usiinayaan ma dowlad bey utahey berbera iyo bosaso iyo Kismayo nin walba iyo rer walba ayaga waxooda le
@fosiafaarax8998
2 ай бұрын
Waa laaga qaadayaa xamar, m mdaxda, hawiyee ha qaato xamar
@Abdisamad_dirir
2 ай бұрын
AA Shakur waa nin aragti fiican fakarkiisa si cad uga hadla
@HUSSEIN10764
2 ай бұрын
Waar siyaasad ma garanaysanee waxaa idiin dhaanta inaad dameerihiina iska dhaansataan
@somaliano99kingkonghimself75
2 ай бұрын
Aad iyo aad waa ciyaal ciyaal dadkaan nacnay bee ka sorten sharaf iyo dowlad xasidiin aan iyaga wax isu ogoleen iyo dabo dilif beesha caalmka eee u yihiin
@halimahassan1981
2 ай бұрын
Doofaar baad tahay doofaarne ma daahiro ee #Hus#
@HUSSEIN10764
2 ай бұрын
@@halimahassan1981 waryaare bal eega ninka hadlaya waxaa lagu leeyahay waa aqoonyahan waar khamriguu cabaa waa nacas adoo kale ah waar wadankii waad burburiseen waar bal eeg puntland oo eeg somali land oo eeg kalinka 5aad dds ma abgaal baa ka taliya ma amnisom baa ilaalisa ? waar adigu xamar baad intaad lacag ka dhacdo nairobi oo kukuyu leedahay ku dhistaa caqligaadu waa intaa kuwana gobolodoodii ayay dhisteen wadooyin , airports, iyo nabad,
@boosteeyorooble5287
2 ай бұрын
@@HUSSEIN10764 Waxba haays xiijin, Abgaal waxaaan caasimadaa aheyn kaalama dhaxeyso, waxa magaaladoodu dhibka ku hayana waa reer gobol ood adigu ugu horayso !! Somaliland & Puntland inay isku tashtaan dantaa bidday, waayo waxay ogaadeen inaaney jirin waxaan deegaankoodu u dhaamin, tuulooyinkoodii bay boorka ka jafteen, waayo waxay xaqiiqsadeen in la kala guuray oo dalku federal system u guuray, balse waxaan waxaasi oo dhan ku baraarugsaneyn waa adigoo kale oo mooda in la joogo 1969 👉Jigjiga 🇪🇹 😁
@AliHassan-cx5dy
2 ай бұрын
Kani makii oran jiray xamar unkaa leh baa hawiye walee soomali kamay xishoon xiligii farmaajo ay lahaayeen ka soo bax villada waxaa la socday siyaasiyiinta daarood oo xitaa farmaajo la riday maanta oo hassan dalkii diirtay lama hayo siyaasi ku dhaca inuu yirahdo ka soo bax villada taasi waxay soo dedejin doontaa in soomali xamar hawiye uga wada tagaan oo iyagu isugu soo hadhaan kadibna sidoodii ay isu diirtaan hawiye dawladna ma yaqaan dawladnimana ma rabaan caasimadana soomali way ka wareejin doontaa xamar oo meel la isla garto baa laga dhigi doonaa
@FadumoMahadalle
2 ай бұрын
Shekea heysa wallahi faarmaho marku Hawiye dulminayr labo maamul goboleed la jirtay teda kale Ogaden iyo mj waxey ugu horjeedeen wala oga siyaasiyente kale daarod away maxey ugu so horjesan waayen😂😂😂
@AliHassan-cx5dy
2 ай бұрын
Walaal ilaahay hadan ka baqo farmaajo qabiil ahaan waanu is nahay oo daarood baanu wadaagnaa waxaan ku jiray dadkii ka soo hor jeeday ee rabay inuu dhaco waayo xiligaa waxan u arkayay inuu khaladaad badan galay lkn manta waxaan ogaaday qofkii ugu xumaa ee soomali hogaan u qabtay inuu hassan sheikh yahay waayo soomalidu waxay isku wada raaceen in hassan ku sifoobay qabyaaladiiste, beenaale,munaafaq, tuugo intaas oo dhana habdhaqankiisii uu leeyahay waana sababtaa aan u leeyahay hawiye dawlad ma rabaan maaha macnaheedu inan ku leeyahay farmaajo hala soo cesho soomaliya badbaado ayay u baahan tahay hawiye waa in ay ku dhiiradaan inay soomali ka qabtaan hassan sheikh qabiil haduu macno ku samaynayo dib u eeg 28 sano soomali meesha ay fadhiday ilaahoow may soomaliya xukumaan 10 qof oo hawiye ah lkn waxaan rabnaa dad soomaliyeed oo cadaalad keeni kara dadkan kala tegayna isu keeni kara
@NusaibahMohudinMohamed
2 ай бұрын
@@AliHassan-cx5dySomalida isla joogtaa waa tee madaxda daarod waxey raban deeganadod gadal gishtan ee hawiye bis xakuman hada hadu hawiye diide waxey gonu ka dhigto sida dadka kale Yala xakumo na hawada . Qabyalad a farmaj keynin maba taalo
@AliHassan-cx5dy
2 ай бұрын
Farmaajo muqdisho ayuu ku dhashay Ilaahay hadii laga baqana muqdisho isagaa u fiicnaa reerka uu ka dhashayna waxba umuu qaban iyagoo qaylinaya buu ka tegay hawiye xukunkii manta isagaa haya ee bal ii sheeg waxaad adigu ku haysato wataa xitaa hawiye meel uu joogaba hassan sheikh ka qaylinaya dhibkiisii waxa meesha yaala maaha daarood iyo hawiye dalkan Farmaajo iyo hassan sheikh midna iskama laha waxa lagu khamaarayo waa mustaqbalka dhalinyarada soomaliyeed oo siyaasi xun sidoo doono ka yeelo kolay anigu qayb ka noqon maayo sacab inaan u tumo qabiil qof ku awr kacsada maalin kasta caqli hadad leedihiin dhalinyarooy dalkan lawareega oo aragtida qadhmuun ee qabiilka ee kuwani idinku gumeeyeen ka xarooba hadii kale sidaa ha isula meeraysato
@boosteeyorooble5287
2 ай бұрын
@AliHassanow -meelo badan baan kaa arkay adigoo Hawiye caayaya, haddana qoraalkaagii ugu horeyey bay ka muuqataa in qabyaaladi kaa guuxayso, sideedana Daarood-ku munaafaqada way ku dheereeyaan oo markii lagu fahmo halkay wax u wadaan; waxay kuula imanayaan wadaninimo been ah !!! Midda kale, caasimada meel aad geysataan u soo raadsada, laayska yeelimayo "Tayda lihi, taadana kula lihi" !!!
Пікірлер: 32