hadii cidi u dawladeen karto cida dawladeen karta waa puntland lkn cid macnaha dawladnimo aan waxba ka aqoon cidna uma dawladeen karto xaqiiq dawlada la wada dhistay burburtana cida ku qasaaraysa waa kuwa dawladna keeni waayay intaasna caasumada haystay iskuna laynaayay hada qatar ugu jira hadaan xasan dalka laga qaban
Пікірлер: 48