Walalyal iso duceeya in uu alle heesaha iga madoobeeyo alle darti igu so duceeya walalyal plz and plz mar kasto salad tuktan iso ducey walshiin ayan ahay in uu alle wadad saxda ah igu hagaajiyo😭😭
*Wlloh umada soomaliyeed in illahay heesaha iga madoobiye ii soo duceeya*
@ayanabdi9112
5 жыл бұрын
Allh hakamadoobeeyo
@faadumofaadumo6812
4 жыл бұрын
Wall Qali ale hakamadobeyo
@suuraleyda1193
4 жыл бұрын
Alle ha ka madoweyo anigo dhan allah na soxanuniyo
@saydiiofow1335
4 жыл бұрын
Sadaam ilka case allaha kaa madoobeeyo jat saxiibadaadii fanka ku xirnoow masaajida sameey saxiib xaga kheyrka ku fiican reer masajidna ah
@qalliguhaad4300
4 жыл бұрын
Sadaam ilka case Allha kaa modoobeyo wll
@lailamohamed597
5 жыл бұрын
I can’t stop 😭😭😭..Wlhi he’s very luck Masha Allah! Qofkii ilah hanunka la doono ayaa soo hanuuna yaa rabbi qeyrka na waafaji.😭
@haajibaaba824
5 жыл бұрын
You can walashey shaydanka yu ku jabin iska celi intad awodo ilahyna hanaga xijabo sheydanka
@lamdamahamedg7263
5 жыл бұрын
Vvh
@lailamohamed597
5 жыл бұрын
Haaji Baaba@ Insha allah Walalkay. Thanks
@faadumoaadan8302
5 жыл бұрын
Mshallaah wlhi ruuxii alle jeceel yahaa soo hanuuna Shiikh Ahmed Khaayr rabiyoow dunuubtaadii hore kuu dhaaf ruux alle jecelyahaay oo alle doortay rabi ha kaa dhigo shiikh Axmed kheeyr Allahuma Aamiin🤲
@mariyahabdalla3092
5 жыл бұрын
Illahay hakaarebo anagana sidokale insha allah quraxey 😍😍💗💖
@umucasaam3122
5 жыл бұрын
Amiin
@suleymaancali7230
5 жыл бұрын
Allah haku barakeeyo
@zeinabhassan2380
5 жыл бұрын
اللهم إني أسألك الثبات في الأمر والعزيمة على الرشد وأسألك شكر نعمتك وحسن عبادتك اللهم آمين آمين آمين
@farhiabeautychannel4612
5 жыл бұрын
MAsha allh sheikh ahmed wll aniga isoo duceeeya heesihiisa ban dhagayzA IN Allah iga madoobeeyo 😭😭😭😭😭
@nadaarajamac7780
5 жыл бұрын
Illhy hakamadoobeyo hno mcn
@nimcocabdullahi9422
5 жыл бұрын
Allaha ka madobeyo wll iska iska ilaali fadlan
@farduussrywaxahaloqabto1872
5 жыл бұрын
Ilaahey hakaa madooweyo
@qadanabdirahman6163
5 жыл бұрын
😭😭😭😭😭
@imranAli-kl9rr
5 жыл бұрын
Alle ha ka madoobeyo anigba wa dhageesta alle ha iga madooweeyo😭😭😭
@abdirahmansolar7323
5 жыл бұрын
Isoo duceeya ilahay dartii inuu Tawbada i haleelsiiyo
@maryanhassan3042
5 жыл бұрын
Ilaahey toobada ha ku haleeshiyo danbigaada alaha dhaafo qaatumo wanaagsan alaha ku siiyo
ramiish bbe hada qof hesa tahay ale haka madobeyo walal adigane goan gar
@abdirahimmohamed856
5 жыл бұрын
ameen ilaxey anadan kuwii dagesta naga madhobeyo. ameen ya Allah.
@nafisohassanahmed275
5 жыл бұрын
Masha'allah wllkey Ahmed kheyr alle haku xifdiyo
@cademuxidin5640
5 жыл бұрын
masha Allah
@farduussrywaxahaloqabto1872
5 жыл бұрын
Ax ax ilaahow adigaa wax hanuuniye dhamaanteen na hanuun Masha Allah shiikha axmed ilaahey haku siyaadoyo nimacada
@drsshacbaan2532
5 жыл бұрын
Mnsha Allaah Sheekh Axmed Khayr Shugran Inshaa Allaah Ana Dhawaan Ayn iska Dhaafayaa Heesaha Iyo Macaasida Subxanalaah 😭😭😭😭😭
@aaminoshire9789
5 жыл бұрын
Ilaahey.haka.xanuuniyo
@cabdisaaqmuuseabshir3187
5 жыл бұрын
Walashey yurub Allah haku soo hanuuniyo adigane udocooy walidiintaada walashey
@yussufardoon9534
5 жыл бұрын
Yurub Geenyo kaso bax Adna Yurub wlashaY
@sawsanmuhumed3895
5 жыл бұрын
Aammiinn yaa Allah dadaalkana lakalay wlshy
@mahadshariif8019
5 жыл бұрын
Yurub Geenyo run allaha kadhigo
@amishaadam4971
5 жыл бұрын
Dadka dislike siisay hadaad la yaabtay like isaar😏🤔
@abdirahmansolar7323
5 жыл бұрын
Kheyrka dhageyso like ku dhimo kuma dhihi karee
@dalxoreyequestion6831
5 жыл бұрын
T
@munacadey4339
5 жыл бұрын
alh.hanahanuniyo
@quenasmachannel3024
4 жыл бұрын
Wa shayaadin iyaga iyo dadka uu shegayo oo ku leh malacag baalagusiyey wa ciyaadu billah
@wllmuxzin4233
5 жыл бұрын
من يرد الله به خيرا يفقهه في الدين
@qalbilulaainaatajir3634
5 жыл бұрын
ManshaAllah ManshaAllah ilahay haku barakeyoo walal ahmed
@queencayuusha483
5 жыл бұрын
Qofkuu ilaahey qeyr la doonayo waa tano kle 😢😢
@nazdalaan
5 жыл бұрын
Axmed Biif Shaqsi fiican ayuu ahaa. Reer Qardho ayaan isla ahayn. Waa yaraa, waana xasuustaa, maalin ayaa Axmed Cali cigaal imaaday Boston waa sheekaysanay waxuu iga dhahay Fanka ayaan ugu necebahay, kumana waaniyeen qof aan jeclahay..
@khadarmuhamedchannel
5 жыл бұрын
Maansha allah walaalkay ilaahaybaa ku jecel oo khayrka kula doonay. Ilaahay hakuugu wado jidkaa toosanbaad haysataaye
@shaafinho1539
5 жыл бұрын
Khadar Subscribe Igu Caawi Fadlan
@najma3782
5 жыл бұрын
Masha not mansha
@adnaerbad4047
5 жыл бұрын
M.A Allah hakuu siyaadsho khyrka dhamaan umada kalena hasoo hadeeyo.
@user-qm4pi5zn4e
5 жыл бұрын
ASC EDNA SIDEE TAHAY
@cabdixasantiriye8519
4 жыл бұрын
M.a Allah ilahy hana soo hanuuniyo amiin
@somalilanderman6429
5 жыл бұрын
Mzha allah axmed kheyr Illaahayba khaatimada khyr ha kugu khatimo
@ajabnino9577
5 жыл бұрын
somalilander man madigiiba
@ajabnino9577
5 жыл бұрын
somalilander man sadam
@somalilanderman6429
5 жыл бұрын
@@ajabnino9577 hh ha lipax wakuma
@feisalfeizul9717
5 жыл бұрын
Allah haku xafido walaal # Ahmed kheyr cimri dheer iyo cibada subaan
@duceysansheikh7019
5 жыл бұрын
Masha Allah wll raali ahaanshaha Alle ayan kuu rajeynayaa Allana kahuu dambi dhaafo diintana Allaha nagu sugo wll Haduuba Alle kaso dhax saaray fisqigii waa الحمدلله
@akbbmann7369
4 жыл бұрын
Masha allah
@mustaphaabdimohamed909
5 жыл бұрын
mashaa allah axmedoow dadka alle jecel yahay baad ka mid tahay illahay baa hanuunka bixiya adoo caafimaad qaba oo caqligaagu taam yahay hadad maanta saas isku bedeshey
@Sinaibrahim00
5 жыл бұрын
MashaALLah bro janada ilahy ha ku geeyo amen amen
@ifraahmohameddaganmohamed1803
4 жыл бұрын
Wllyal iso duceeya inu muraadkeyga ilahay ii sahlo adinkana alla ha idin sahlo yaa rabbi yaa raxmaan 🤲🤲🤲❤❤❤
@fadumoaxmed9028
5 жыл бұрын
Waaligay hees baan dhagaysan jiray lkn maanta waan ka quustay shaydaaana waa balaayo allaha hanaga lee xiyo qaatima allaha hanoo toosiyo aamin
@farduussrywaxahaloqabto1872
5 жыл бұрын
Heesa sidaan udheegeysane jirey ayaan ku xanuunsadey ilaahey baa iga madooweyay
@queenmagma7240
5 жыл бұрын
Cid iga heeso badnyd ma jirin wlh mr wlpa wn ku ducysan jiry in alle iga madobeyl hdna hal mr ayn hbayn ano salatul layl tuknya ku ducystay wlh mrki ba igu dnbysy wx wlpa hees inan dhgysto idhawaynyana wan ka fogaady alx alle hana so wda hanuuniYo dunidu waa ayaamE
@queenmagma7240
5 жыл бұрын
@@theonlyone3319 sido klE wlzhy qli alle hku sharfo aduun iYo aakhiroba
Maansha allah ilaahay ha ka qabto shayadiinta fanaaniinta Somali xooga ha la saaro Hala waaniyo subxanalah Allah naga xifdi shaydan I hate singer iyo song subxanalah
@user-ch1vv7qc8v
4 жыл бұрын
الله اكبر يا اخي لقد فوزت في دنيا وفي اخر ان شاءالله من فايزين
@user-sc7du8tf9v
5 жыл бұрын
Ilahay dartiis igu soduceeyo wlshin ayaan ahay qofkasta arka msge rabi aduunkisa iyo akhiradisa ha u hagajiyo amin
@shucaybinhoo9581
5 жыл бұрын
Maansha Allah😘
@Abdisadik28774
5 жыл бұрын
Mashalah Ahmed kheir Allah kubarakeyo
@HassanMohamed-bo7wc
5 жыл бұрын
mansha all ah ilahaayba mahdleh oo ku soo hadeeyeyay
@minamawliid3368
5 жыл бұрын
Masha Allah xaqa alle ha ku qaransiiyo wll
@wizzkingmohaana6945
4 жыл бұрын
Walalayaalow isoodu ceeya in uu ilahay heesaha iga madoobeyo
Пікірлер: 870