Riwaaydan xigmadan badani iiguma muuqato....waalid caasinimo ayaa laga baranayaa, ninka aabihii waxaa lagu sameynayo ee daawanaya muxuu yahay......saw waalid caasinimo ubadka Bari maayo
@YasmiinAhmedirre-bd2hi
2 ай бұрын
War hamsoow aabaha naagta ka celi 😂😂😂
@user-zm9dk8km3t
2 ай бұрын
Madax xanuun wax aan ahayn iyo calool xumo laga qaadi mahayo daawashadiina yaahuu odayga sida ka dhaafa inkaar idinku dhacdayee
@aishabarakalaafikummahadss1670
2 ай бұрын
Xamse waalid caasi,sacdiyana ixtiraam xumo!!!!
@abdirisaaqomar153
2 ай бұрын
Ramadan Mubarak dhamaan umada muslimiinta ah gaar ahaan Teamka matalaya iyo kuwa ku xidhan ama daawada filmka Dhalma doon waxay maraysaa xaalada filmku meel xaas xaasiya illahayna caafimaad qab ha inoogu dhameeyo ramadaanta waxa kale ee aan halkan uga ducaynaynaa dadka reer falastiin in illahay u gargaaro guulna ay ka gaadhaan dagaalkaa at yuhuuda ku lajiraan in sha Allah Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin 🇦🇪💯
@user-pp2gx2fb5t
2 ай бұрын
Hodan khayrdaranaa 😂😂
@user-ix7ew7sj7f
2 ай бұрын
riwaaayadaN dhiNaca aaBoniMada bay ka dhimatay 😢😢aabihiiz buu zaa leeyahay
@sacfaransusaan7233
2 ай бұрын
Xamse ilmo ma aha run baanba mooday. Sorry😢xaynoosh
@user-qx9rp5yn5k
2 ай бұрын
Umal Khayr.hadaladeeda ayaan ka helay anigu
@user-tk8og8li3n
2 ай бұрын
Ku Sali suubanaha salalahu calayhi wasalam ❤
@aishaqazim5653
2 ай бұрын
❤Funny hamse Love u all actors🎉❤
@Amla7
2 ай бұрын
Rag noocas okle baa jira sida xamse oo kle ah oo walidkod lagu hor dhibateyo😢😢😢
@user-jx4wb8wv4v
2 ай бұрын
Waa runtaa farahenu maa sino wa jiran rag nucasi daf
@AabahaKhibradda-qi5co
2 ай бұрын
Cadho iga qabatay dayuuska iskada dhibate maba aheyn inay indhisa fiiriso wyo waa sodogged wana aabahahed labad lkn hdy wldnimo garanweydo waa la fura intanad gacan ubqaadinba
@alijama3401
2 ай бұрын
WAAN KA HELAY 👍👍👍👍👍
@user-tk8og8li3n
2 ай бұрын
Ana adan kaa helay ❤😅
@alijama3401
2 ай бұрын
@@user-tk8og8li3n ❤️❤️
@muqtarbarremahamed8641
2 ай бұрын
Waa walac madhaqi karto adey kuutalaa xeynanshow😂😂😂😂
@GARAADFARXAAN
2 ай бұрын
War wan idin salaamay form booc io doolal io talacad io kalmuune ban cawa fadiya
Flim kaan uma Bogin walaalayaa yaan Dhaqankeena yaan meel Looga dhin Gabar sodogeed Saan Ula Dhaqmaysa waa Dhaqan Xumo
@user-ix6dc1gn4z
2 ай бұрын
Waaaw 🎉❤
@user-lh1jl1bq7p
12 күн бұрын
19:25 isn't easy to respect your husband family but if they respect u , you forever keep your husband
@Luul13
2 ай бұрын
War xaynoosh godkiisi bay biyo ugu soo galeen
@ahmedhussein5841
2 ай бұрын
War aniga igu dara umulkheir
@maxamedabdirahman8603
2 ай бұрын
War filmkii waadku dheesheen dee dhaqankeena wanaagsan haka bixinina
@Maizo0574
2 ай бұрын
Xamzoow abaha sida udhaan inkaaryhy
@user-qv3ji6dx2s
2 ай бұрын
Xamseow ciilba iga haya nagta reer baadiyahaa ah ee aad kolkolineysid inkasto wxn filim tahey oo aad lag duupayo oo la yirivsidaa same hadan filming ma dagan karo😡
Wallahi even l’m not say that’s smile 😀 though I was crying 😢😅sacadiyo and Hamze may (Allah) protect us are funny 😄 she say l will pick up like a goat 🐐 this movie is too much qosol wallahi l’m great from usa 🇺🇸
@user-pp2gx2fb5t
2 ай бұрын
Xaynoosh xamse wuukugu masayrsanyahY hhhh
@user-ef2yz2cp3f
2 ай бұрын
Eshcala riwaya ❤🎉
@cabdullahicattoo1386
2 ай бұрын
Kiss me
@salmaanawil82
2 ай бұрын
Xaynooshaw dawo maaha ee waa danyo
@ahmednaajiforex7730
Ай бұрын
Reer miyigu qofka bacda uqabta ma iloobaan
@NasroCabdi12
2 ай бұрын
Xeynoosha bala heshay😂
@user-jq3hb6qy5d
2 ай бұрын
Filimkii gadal buu ka xumaade ziden wax ka bedela waaxey Aabehen lagu🎉dheelaayo dheqen uma lihina waxoga helka inka gagajiya
Riwayada inti dambad ka xumaysen wan idin dhibsanay wlhi war riwayada xaga walidka ka hagajiya😏
@user-ne6yz4ds2j
2 ай бұрын
Alla odagi waxba helay 😅😂
@user-lo6qw2dz9c
2 ай бұрын
War tan dhadhamada iska fuur oo odayga ka qabo😂😂😊
@abshirohussein8406
2 ай бұрын
Muxu furaa isagaba hor boodaya😂
@cabdikahinshugricali3989
2 ай бұрын
Urtaadu shaqajaansanaaa kulahaaaa
@nawaalaragsan4701
2 ай бұрын
Riwaayada ayaan dhaqankeena laga saarin hamze iyo gabdhu way ka gudbeen xalkii dhaqanka siday ula dhaqmaya aabaha 😢
@FarahAwed-jw9hf
2 ай бұрын
Horta wiilkii kle ee xaynoosh dhalay mee
@AsmaYuusuf-lq8yp
2 ай бұрын
Naagta reer baadiyaha edabdaradeda daya odeyga weyn maskin aha wayelka ah qaabkey ula dhaqmeyso. Magaalda waxa ka jira dad badn sidaa ah
@HausOfCleopatra
2 ай бұрын
Asc maxey noosh baa
@AyaanGaylan
2 ай бұрын
Xamse iyo naagtiisii ma odaygii bay u heshiiyeen waa arin lala yaabo wlhi
@burwaqojamal41-rg7kk
2 ай бұрын
Asc will
@AbdijabarAhmed-es7or
2 ай бұрын
Kkkkkkkk about warun taa 😂😂😂😂
@user-qy6cv1kg1c
2 ай бұрын
😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😮😮😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢filimkaba wan nacay walid caasiyad ka dhigten😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
@XalwoJamac
2 ай бұрын
Haynaash berka I casady wlhi kulahaa kana ma urayaa 😅😅
@abshirohussein8406
2 ай бұрын
Kasoo dhac wartan naag maha😂
@Lovey0urselftoday2
2 ай бұрын
Xamse aarsasho wada kkk
@nasraabdillahi5900
2 ай бұрын
Hodan xamse way dhici rabta
@ubaxabdirsaaq4958
2 ай бұрын
Qac ayay reemiydii ku dhajisy 😂😂😂
@Abdifatah18324
2 ай бұрын
Talo bixin ruwaayada dhaqanka yaysan ka bixin dhinaca qaraabada iyo xididka waliba xamse iyo gabdha uu qabo
@user-tg7rt1jy2g
2 ай бұрын
War waxaan flim maahane waaa kudheeshsn 😢
@user-qx9rp5yn5k
2 ай бұрын
Odaygii.jacbay ku dhigtay..doobiga.gee kulahaa.kkkkkkkkkkkk
@maryanbashiir3033
2 ай бұрын
Wey qarxisaa miyaaa😂😂
@user-le8ld5si9h
2 ай бұрын
Xamse sidaan bedel hadii kale inta wan iska daynkarna
@siciidoabshir7341
2 ай бұрын
Alla odaga maxaa saa loogu galayaa ax
@MaskaxFaluuq
2 ай бұрын
Odayga Nabsigii umul Khayr baa hayzta😂... ...
@InaabuukarAlifareey
2 ай бұрын
Gawadhaan waa giwar xanuunsan Fuulweye 😂😂
@jamaaljabiye7611
2 ай бұрын
Waxaan dhaqan xumo aan soomaalida lagu aqoon faafinayaaa😂😂
@user-hc8tn7kq4v
2 ай бұрын
Xamze Sidee yeeshay Aabaha War naagta Aabaha ka Celi
@anabellarobleh1077
2 ай бұрын
Wale ader xaynoosh waa runtisa dadkan réer badiye mahan wayo réer badiyaha dhaqan fican aya lagu yaqana
@lulahmedmoge8308
2 ай бұрын
Odaygi waxbahelay😅😅😅
@canabqardho7963
2 ай бұрын
Gawadhuba walidked madax bey u saran yihiin lkn kii wil ahaa caku 😂😂😂
@user-xq4ym3mz6g
2 ай бұрын
Alle.haidinkaciliyo.miskinta
@user-eg2jd7jj3z
2 ай бұрын
Bug bey dhaheyaa miya😂😂
@AFRICANITV24
2 ай бұрын
yusuf shaacir ku waa quus hhhhhhhhhhh
@Khaalidcade01
2 ай бұрын
xaynoosh meesha waxba kuumayaln sxp tasho
@user-xq2jm7dw2u
15 күн бұрын
❤❤❤
@feysalyusuf1739
2 ай бұрын
Urtada saqa jansanaa 😂
@user-le8ld5si9h
2 ай бұрын
Ceeb ceeb waxani ma waxa shici kara bise reer nayroobibaa sida odayasha ula dhaqma se xamse waa walid caadi inta cabdi shugri uunbaan dawada
Пікірлер: 150