Somalia waxeey leedahay ilaa iyo Hawasa. Jig jiga .harar. baabili. Dire dawa. Hawase. Nazareth wan ku darsaneeynaa xoog ayan ku qaadaneeynaa.
@AbdiraxmaanMed
3 сағат бұрын
❤
@MohamedShiekali
3 сағат бұрын
Asww❤❤❤❤
@ahmedmose5466
3 сағат бұрын
Asc somaliyey in nalahaweysto yaa ii shegi Kara. Waxwalbo nagu dhaco anaga isku dhignay. Waayo meelwalboo laga Soo Galo somalida Somali ayaa Dalal ka ah.wallahi intii dowlad goboleed jiran somalia dowlad adag oo madax banan manoqon karno.wayo madax weyne goboled yada waxay kuligod lashaqeyan wadamo kale oo somalia horumarkeda maraban .marka haloo diyar garoobo in ladifaco fadlan
@CabdullahiCabdurhaman
3 сағат бұрын
Waryaa xalaadda qaboojiya
@johnahmedgeli9655
4 сағат бұрын
Dhul aanu dagneyn billion years buu doonayaa ninkan wareersan ee xukunka ku cusub ee wareersan ku qaato indho cadeeys isagoo taag ula Fano Ola tplf Onlf wuu caqli xunyahay isaga baa dib u dagi doona! Nabadeey
@AhmednurMaxamed
4 сағат бұрын
❤❤❤❤❤
@AhmednurMaxamed
4 сағат бұрын
🎉
@cabdishukridiiriye8857
4 сағат бұрын
Xasan sh, sawtu jigjiga dhantada ka ciyarayey isago itobiya u aqonsan ma mantu caqli yeshay Xasan wa madaxwaynihi ugu horeyey uguna dambeyey e jigjiga ka daga isago itobiya u aqonsan
@anabhassan8361
3 сағат бұрын
Kkkkk
@FarxaanCali-g4n
4 сағат бұрын
😂😂😂😂😂😂
@abdireshidhaaguf5877
3 сағат бұрын
Xassan soo kii lahaa maha dds iyo mineapolis inkumid maaha ma umulbaa ilobi ogaa hadaldiisii Bulshada dds danteeda way garatay lana khaldi mahayo mar dambe
Пікірлер: 35