Hargeisa maahee, Mustafe wuxuu ahaa ahaa Agaasimihii Radio Muqdishu.
@abdullahadeed1648
4 жыл бұрын
Marka hore Allah HUN lakiin mar haduu wadankeni usoraacay cadwgeeni Amxaaro qudhunleey waa arin aad uxun anigu majecli qof kasta oo wadankeena wax ka burburiyey qoysku dono ha ahaado ama gobulku dooni hakaso jeedo waa fikirkayga
@gedefletv6049
2 жыл бұрын
Waa runtaa sxb halgan waa qofka xoriyad u halgama ama gaalo la dagaalama laakiin jamhad dalkeeda cadaw usoo raacday halgan lama odhan karo hadeer fikirkaaga dad badan baa u turjumaya inaad qabiil ahaan u jeedid
@abdullahadeed1648
2 жыл бұрын
Waa mahad santahay sxb Lakin somali hadaynunahay Qabiil rabi hanaga koryo Waxa lagayaba inaan isku qabiilnahay ninkan sxb mana arag dad kabixinayo comments arintayda oo aan adiga ahayn
@AJ-ol5xl
6 жыл бұрын
Allaha u naxariisto intii muslim ah. Mustafe Allaha u naxariiste aqoon umaan lahayn laakiin waan jeclaa codkiisa markuu warka sheegayo anigoo teenage ah. Markii uu dhintay waan ka murugooday. Allaha u naxariisto isaga iyo intii inaka dhimatey ehel iyo asxaab.
@kawsaribrahim.nesdexa453
4 жыл бұрын
ilashay ha u naxariisto mustafe xaaji sawirkan aan hads arkayo maskaxda kumasn haydan e sawirkale ayasn ku haystay eaxan dabeecad uleeyahay in aan sawirto qofka caanka ah ee iga horeeyay sida uu u ekaa qaar waan ku dhaweeyaa qaarna waan la waayaa hada ayaan arkay siduu u ekaa sawirkan su aal sanad kuu dhintay waa sanadkee
@M.Duran71
3 жыл бұрын
Allaha u naxariisto Musrafe hagi nuur Aamiin
@jimcaalehaybe4852
6 жыл бұрын
Allah Hawnaxariisto Mustafe Xaaji Nuur Waa Weriyihii At Saxafiyiin Dartii Xarunta Bbcda Ugu Xarmadeen oo Markii Dambe Noqday Haldoor Lagu daydo sida Yoonis Cali Nuur
@abdinasirmohamed4012
2 жыл бұрын
Eebe ha u naxariisto wariye Mustafe Xaaji Nuur waxa uu ahaa sidaan wariyaal badan ka dhagaystay shakhsi qiimo badan ku lahaa dhanka saxaafada
@jamiilanuux2118
6 жыл бұрын
wuxuu ahaa nin firfircoon oo fariida ilaahay haw naxariisto
@suhaybcawke5214
6 жыл бұрын
Alle. Hawnaxariisto. Mustafe
@maxamudinji7921
Жыл бұрын
Allaha u naxariisto walaal mustafe xaaji nuur, walalayaal haddii aan qaldaneyn waxuu dhintay 1986dii markaas gu, geynu amma cimrigeygu waxuu 30 sanno, anigoo asbuucaas sacuudi Arabia aygasoo raafay weliba xaas iyo caruur ay ii joogay oo ka naxsan sida sacuudi ku tegey xaalka qoyskeygu ku sugnaa, ayaa waxaan idaacadda bbcda ka dhageystay geerida walaal mustafe, murugtii qoyskeygu iga haysatay.waan illoobay oo waxaa iiga darnaatay geerida walaal mustafe xaaji, weliba anigoo murugtii geeridiisu murugtii ugu taagan tahay ayaa habeen habeenada ka mid waxaan Hotel camaloow oo ku yaalla degmada buloburte ku kula nay adeerkeey sheekh maxamed axmed geeddi oo ku magac dheeraa sheekh maxamed balcad ahaa xildhibaanadii 50meryadii iyo 60meyaddii ku jiray dowladdii rayidka iyo ugaaskeeygii allaha uwada naxariistee UGAAS KHALIIF UGAAS RAABLE UGAAS WARFAA, sheekh balcad ayaa bartii ka sheegtay walaal mustafe geeridiisa Anne horay ayaan usoo dheystaa, bartii ayaa dadkii fadhiyey Hotel camaloow buloburte loogu wada duceeyey waxeeyne aheyd salad cisho iyo maqrib dhaxdeed, bil dhan ayaan markii aan illoobaba waxaan arki jiray qalbiga oo ilolaayo amma u gubanaayo waxaan u maleynayaa inuu ku dhintay faransa amma paariis oo uu markaas jaamacad ka dhigi jiray allaha u naxariisto
@MahamedHussien-vv9fh
Жыл бұрын
Allha unaxaris Somali ayuu kabaxay
@suldanayanlehashi9757
6 жыл бұрын
aalle ha u naxariisto mustfe xaji nour aammmiin aaammmin
@ahmedmohamud6496
6 жыл бұрын
Allaha u naxariisto mustafe .
@abdihassan3836
5 жыл бұрын
Waa arin fiican in Taariikhda dadkii Soomaaliyeed ee warbahinta sida Mustafe Xaji Nur la xuso. Laakiin ka daaya waxa aad halgan ugu yeedhaysaan sida kii SNM. Somali is diraysa ayuu ahaa. Ma ahayn halgan.
@axmedsixteen8509
2 жыл бұрын
Allaha u naxariisto mustafe xaji nuur wuxuu ahaa nin lagu daydo walboow aan aqoon badan u lahayn wuxuu ahaa ninkii bilad geesiga ka qaatay dagaalkii 1964 ee togwajasle oo ku dhexmmaray somaliya iyo itoobiya Inkastoo uu siyaad Barre xabsi dhigayo goorihii dambe oo uu mucaarad ku noqday
Пікірлер: 32