JAREERTAN AFRIKANKA, MID WA IN AY OAGADAAN, DALKA SOMALI AYA LEH CIDNA LAGALAMA TASHANAYO,.
@ashasalah2835
Сағат бұрын
SOMALIA, SOMALIBA LEH, AKRIKANKA JOOGANA LACAG AYEY KU JOOGAN, DOONI MEYNO, BIDDODKA BAHALLA CUNEYNKA AH, WAA LA BURINAYA, DALKENA WAXBA UJA AY QABAN , JAWAANNO AYEY KU HOOS JIRAYEEN.
@abdullahiosman6840
5 сағат бұрын
Jaajuus anxaar waaye kan wasiir iyo masuul ah
@AbdiGacal-nl8dd
4 сағат бұрын
Warya si wanaagsan jago uu raadso!
@abyanfaraxamaxamed7900
3 сағат бұрын
😂😂😂😂😂😂 Kani Dalka Dan Kamalaha .Waydii Ssc Khaatumo Si Uu U Qufaco...Waa Duli ..Iga Tag Waa Bilaa Ambaasatoore. 😍
@mohamedahmed9928
12 сағат бұрын
Itoobiya iyo somaliya xuduud calamiya uma kala cadda saw ma cada waqtiga dambe in itoobiya sheegan karto dhul somaliya ka mid ah oo sababa in itoobiya sii joogto.
Itoobia in ay ka noqoto MOU ayaa lagu xiray in ay kasii mid ahaato nabadilaalinta. Taas waxaa sheegay wasiirka arimaha dibedda iyo lataliyaha amniga qaranka xuseen cali shiikh.
@MaamacaashaXuseen
Сағат бұрын
Dowlada Somalia ayaa xaq u leh cidii jogaysa iyo cidii baxaysa deynta cidii dhaqaalaha bixin jirtay ha u doontaan
@AllQuraanSO
10 сағат бұрын
Hadda waa wasiir puntland
@SaidAhmed-t5c
9 сағат бұрын
Itoobiya iyo kiinya dalka weey heeystaan iyagaana utaliya amisom sababtoo ciidamadama soomaaliyeed lama hoowlgalaan mar hore ayaana hoowl-gal ugu danbeeysay kiinya iyo itoobiya danahooda ee dalka eey dalka ka leeyihiin iyo waxeey isku milayaan danaha amisom
hadii fillo somalia safaarada ethopia lagararo waa runtaa hadii kale nin jeclaysiga nagadaa
@اممحمد-ج8ط6ظ
3 сағат бұрын
Shabele chanel ha jarin hadalka afhayenka dowlada adiga waxa rabtana hano shegin amxaar hadad tahay iyo hadii kale la weydiin maayo sidey raban xabashida ee xoog baa lagu saaari jiray hadana lagu saarayaa atmis xitaa noo joogi meyso
@abdimaalin4317
8 сағат бұрын
يا عيسي عود لم تلبسون الحق بالبا طل وتكتمون الحق وأنتم تعلمون
@a.i.abdirizak5612
2 сағат бұрын
Ninkan waxuu u janjeeraa dhinaca Ethiopia qaran somaliyeed uma hadli karo somali xor ah wasiir buu ahaan jiray ayaa la leeyahay
@Casriyah-jq8gu
3 сағат бұрын
Asc walaalayaal Marka hore Somalia waa iney joojiso Baryada ay ku waydiisanayso ka bixitaanka heshiiska MOU way ku soo xad gudubta Somalia gobol beyna la heshiisay Cidna Shaarkaaga cidna kulama qabsan karto mana aha iney kala gorgorton khaladkaas ama xad gudubkaas ay usoo bareertey hadeyna khaladkeeda saxin waa in la saxo khaladkeeda baryo MA'AHA Dhul bay Somalia ka heysataa cidna raali kama aha waana lagu han wayn yahay in laga soo celiyo . Ciidamadeeda waa khalad iney wadankeena soo galaan oo joogaan MA'AHA Jabuti ama Burundi ama ugaandha MA'AHA wadamo dhul naga heysto ama dagaalo na dhex maray waa khala iney ka mid noqoto nabad ilaalint Somalia ETHIOPIA iyada ayaa dhexdeeda dab ka holcaaya u baahan in Ciidamada nabad ilaalin loo diro qasab MA'AHA iney wadankeena ay ay tiraahdo kama baxayaan cidna uma yeeran . Somalia maanta ciidamo uma baahno,taasi waa mid ta kale Somalia waa khalad iney Ciidamadeeda ETHIOPIA so galaan ,ta sadaxaad Ciidamada Atmis Somalia waxey ka qabteen ma jiraan Shabaabna iney sii xoogeystaan mo'ogii wax isbedel ah oo ka dhaca majiraan sidaas darteed loomaba baahno Ciidamada dibida ka imaanayo Somalia Ciidamadeeda ayaa ku filan hadana ayagaa la dagaalay Maasha'Allaah kana saaray meelo badan marka ETHIOPIA waxay u socotaa dal balaarsi Oo Ciidamadeeda ay leedahay kama baxayaan hadey sidaas ku socto Somalia ETHIOPIA xoog ayaa looga saaraya Somali Galbeedna waa laga xoreynayaa taas halagu tashto iyaga iyo kuwa dabada ka riixay ay Somalia ka hassan wayday.
@mohamedabshir4478
Минут бұрын
Ushaada waxaa loo dhiibtaa ninkaad hadhow ka qaadan karto. Soomaaliya waxay khaldantay markay oggolaatay in Dowladaha derisku kamid noqdaan Ciidamada nabad ilaalinta.
@HusseinAbdinasir
4 сағат бұрын
Somali Ethiopia a fargalin ku haysa tas darteed ayagas una baxa horta
@abdimalikmohamud257
Сағат бұрын
Waxan dumlamasi waxba kama ogo wa horgal Ethiopian ah
@shukrisharaf9771
7 сағат бұрын
somalya waxay la mid tahay qof xanunsan ama buka ee raba in la daweyo , hadana doonaya inuu isagu dawadiisa qorto.......
@abdimalikmohamud257
Сағат бұрын
Dadki eylaayen ya loheysta
@mariamibrahim5160
4 сағат бұрын
Ampsador ku yeh 😂😂 ma nin Farmaajo waqtigiisi Buul laga dhagay oon cidna u tirsanayn baad Ampssador iigu sheegeysaa kkkk Somalida xil magaceedkooda ma dhammaada .. yaab annagaa aragnay !!!!!!!!!
Warninkaan waa waashay media kanaso dheh cawad habaar kugu dhac
@qawdhanahmed4895
6 сағат бұрын
Nafhur nimada ay Somalia ugaleen bilaash ma ahayn ee lacag bay kubadasheen Haday runtood tahay Lacag kamayna hadleen oo si dad nimoleh ayay ugu huri lahaayeen maal iyo nafba Somaliyana abaaal wayn oonan la iloobi karin ayay uhayn lahayd????
GAALADII IYO GAALA-RAACYADII AYEY MAANTA KA DHEXTAAGAN TAHAY, ILAAHAY SWT ISKUKIINDIR , DHAMMAANTOOD WAA CADOWGA ALLAH SWT
@0729702332
8 сағат бұрын
UGUS WAA CADAWGA KOOWAAD EE SABABAY IN ETHIOPIA DALKEEENA SOO GASHO☝🏼. ALLAHA WAYNI HA NAGA KIIN QABTO!!! JAAHIL YAHAW DOMAIN IN AAD ISTICMAALAYSO SOO MA OGID OO HADDA DHEGTA LAGAA SOO QABAN KARO???
@TaaroAli
11 сағат бұрын
Hadii aanay maamulka somalia aanay dhaqaaleba u haynin ay ciidamada nabad ilaalintooda ka shaqaynaya sidee ayay u kaantarooli kartaa ama ay talo ugu yeelan kartaa maadama ay maamulka somalia ay doonayso inay wadamo cusub oo aan dawladaha la jaarka ah ay doonayso dawlada somalia taasi oo la arkayo inay dawlada masar dabada ku wadato saw somalia kama shaqaynayso in dagaalo geeska africa ka bilowdo ay somalia dusha ku sidato?maxayse ku keentay inay somalia ay kusoo darto ciidamada nabad ilaalintooda hore uga shaqaynayay inay tidhaahdo waxaan kusoo darayaa ciidamo aan uba dhawayn oo waliba iyagu siyaabo kale isku haya ama colaadi ka dhaxayso inay dhex keento ama kusoo dar istidhaahdo saw maaha halaysla qarxo oo meesha lagu dul dagaalami doonaan saw somalia iyo caasimada muqdisho saw dagaal lamuu soo doonan madaxwayne xasan sh.maxamuud isagoon waxba hubsan ama ka fikirin?
@abdikarimhassan2954
10 сағат бұрын
Sxb, dib u eegis ku sameey qodobada lagu keeni karo waddan ciidamo nabad ilaalin, waxaa ka mamnuuc ah waddamada deriska la ah, markaa sababta ay kusoo galeen waddamada hadda joogana waan lasoconaa sharcigaa kuma imaanine into odayaal badan faragelin ay danahooda ka arkeen bay ku yimaadeen, gabboodfalladii ay geysteenna waa la ogyahay oo weliba Soomaalida dhexdeeda isku hubeeyay...
Пікірлер: 45