Faysal waa inagumed garxejis ah kore ayaa hargaysa kaga micnaron car isaq ayuu sheganayaye 2 wiil oo kore qarajiya hawdiro oromada iyo Ina kore ayaa ku sharaf dhanta hageysa
@cabdirashiidxuseen8042
2 жыл бұрын
Cadawga somaliland ha noolaado kulahaa , wuxu sheegay in uu cadawyahay.
@faisalabdi7069
2 жыл бұрын
walee muuse waa nin ragga saa faisal cali wareebe iyo wixii la mid ah intii khalkhaliyeyey buu ka yeedhsiiyay cadawga somaliland hanoolaado meshuu rabay inuu yidhaahdo cadwaga somaliland ha dhaco.
@shabeel7467
2 жыл бұрын
Faisal basaas, basaanimadii wuxuu ku darsaday GACAN KU DHIIGLINIMO oo waakii dhalinyaradii mudaharaadka usoo saaray isagoo kuwiisii Finland liinta ku cabayaan lix bilood ayaa la lahaa waar ka daaya mudaharaadka wixii dhacayna waa la ogaa ta kale xaafado yar yar oo ka mid ah meelaha isaga iyo Ciro ka degaan Hargeisa ayuu mudaharaadku ka dhacay khaasatan New Hargeisa oo Ciro neef degan yahay markaa Gacan ku dhiiglayaasha mucaaradka sheegta in Jaamacaduhu casuumaan maaha kuwii casuumana waxaanu u aragnaa Somaliland diid iyo gacan ku dhiiglayaal taageerayaal.
@shabeel7467
2 жыл бұрын
Somaliland cadowgeedu waa saddexda gacan ku dhiigleh Faisal Basaas, Xersi Xarami iyo Ciro neef iyo nidaamka faqashta Somalia Iyana waanu ka adagnahay waxba ma qaadi karaan markaa Faisal Xaarwynow NGO gii yaraa ee UCID wuu xidhmay sidaa u ogow yaa kalb.
@Abdiavlogs
2 жыл бұрын
Umada Somaliland ilaa iyo Malintii ay cadawga Qadaadweyn Dawladnimadedii Xoog kaga so ceshatay Waxay 31 ka sano Dagaal borobagandho been cad ah cadawga Somaliland face buuga ka dhexfidinayan xasad ay dawladnimadeda iyo wanaaga TV yada Caalamku kaga waramayan Somaliland inay tahay dawlada Qudha e Awoodada dawladnimadu kaga Babaday Holaca dagalada alshabab iyo Dagaal bwleedada Horn Africa ka socda Somaliland ilahayba ilalinaya Dawladnimadana Umada Somaliland Iyo xukumadaheda aya gaadh la wadahaya Somaliland Mafiyo Somsliya lagu ilaliyo I Somaliland dhuumasho kaga caraabay Somaliland sumcadeda ay Calamka ku ledahay kuwa u adonka ah Mafiyada Walaweyn wakilatay e Somalia karaha Lagu ilaliyo Somaliland kii kooxdi isleh been iyo Borobagaandho ayeydun wax ku yeli Hore ayay wax ugu yeelikariwayen Somaliland Manta wa Dawlada Walaweyn daaqada kasaartay 1991 kii Somaliland cadawgeda kowad wa Adoomada AMISOM ka dalbaday I ay gumaysato Somaliland wa dawlada 31 sano dawladnimadeda Ay waxyeelo u Malegayen Alshabab iyo Mooryanta Majeerteniya Somaliland wa Quwada ilahay ku Beeray geeska Afrika e YV yadii Calamku Ku shegeen Mucjisada Dawladnimo EeAfrika kaso dhexmudhay ee aan calamku Caawin Somalia waxa u acalamku ku tilmamay Failed state that is under the Occupation of Mafiyo Alshabab inad AMISOM and yribal warlords Somaliya calamku waxa u ku tilmama Gobal Ku Guul daraystsy dawladnimo inay Samaystan 31 ka sano e ay Somaliland Ahayd Dawladnimada Dumuqradiga e Afrika Soda cadeda uga so dhexmudhay Dacayadaha reer Somaliyada Mafiyoyinku Adoonsadan gore ayey Somaliland wax u yeeliwayen Somaliland wa dawlada u babacdhigtay Mafiyada Alshabab iyo Mooryanta Somalia AMISOM tu ku amartaglayso Iyo dabadhilifta Somaliland kaso cararay Markii khiyanadii iyo xidhidhadii at Alshabab iyo Mooryanta Somalia kula xidhiidhiyeen
@ridwaanalaahi8408
2 жыл бұрын
Cadawga gudahee dhacayaba waa adiga ina dhurwayow
@ilhanahmed7287
Жыл бұрын
Fasal wuxu yidhi Somaliland cadawgodu ha jabo cadawgedu hanolado ka guduhu hajab0
Пікірлер: 18