Good niyad fiican iyo rajo wanaag, inta so baxday ha la tageero wax qabadka future na ha lagu qimeeyo, odaga si fiican bu u dhigay
@rocky4066
2 жыл бұрын
P. DHALXA aad ayuu u yaqaan dabeecaddaha soomaalida iyo dhaqanxumadooda
@maanshaallah8752
2 жыл бұрын
Maan sha allah professor Dalxa
@cabdulwehab5166
2 жыл бұрын
Seenbaro waxay macnaheeda
@Thekingkillerson
2 жыл бұрын
Wow mashallah awise man of wisdom
@abdigarad3341
2 жыл бұрын
Dalxa dabaal dadka wareysanaaya ayaan la yaabanahay
@amareto5772
2 жыл бұрын
Ilaahay Somalia Jawaasiista ha ka qabto. Cadow hadda waxaa jira inoo eg aan- na isku luqad nahay.
@mohammedkolan2799
2 жыл бұрын
Allahuma Aamiin
@AhmedHassan-ed5ue
2 жыл бұрын
Sheekh axmed madoobe hawl baa utaala
@xamarey8143
2 жыл бұрын
waxaba haka dhex faaiideysan wariye lataliyiyaal ayey noqonayaan dowlada soo socota dhaliyaraduna fursad ayaa la siinayaa waa siduu ku shaqeeyo aduunka horey u maray inshaa alaah nabad iyo nolol ayaa soo noqoneysa afarta sano ee soo socota kadibna nin aan iskafiirinay afartaas sano waxba kama qabno haduu imaado
@anabahmed8482
2 жыл бұрын
Asc soomaliyeey aan iheey barino si aan uhelno cadalad sinaan waxaan kaloo baaq udiraynaa inay uhiliyaan dhalin yarada Iyo hoyooyinka waayo igaa ducadooda helaysaan Hooyo hooyo hoyooyinka fiiriya habaar iyo duco kala doorta duco duco insha allaah
Maad iska aamustid saad u guuldareeysateey aabahaa farmaajiya kheeyre sheegtahaba u guuldareeysan doonaan insha'alaah. Qarranimo been been eh waa dhamaatay ee iska quuso.
Siyaasada ruug cadaaga ma waxaa u taqaan Ms firimbi iyo c cabdishakur iyo fiqi iyo mahad salaad iyo odowaa iyo sacdiyo kastuumo miyaa ka fiican dhalinyarada southwest ama koonfur galbeed? Kuwaas miyaa kabadiir u taqaan...
@saidilmi927
2 жыл бұрын
Jawaari siyaasi ma aheyn e qaainul wadan jaajuus kii imaraad iyo tigreydii Ethiopia heysan jirtay ayow ahaay
@nightsurf1999
2 жыл бұрын
Soomaaliyeey xishooda . Waxaan aad ka sheekaynaysiin doorasho lama dhoho. Doorasho waa in ay shacabka soo doortaan xildhibaanadooda iyo madaxweynahooda . Xildhibaano uu nin gacantiisa ku soo qoranayo oo idoorta leeyahay xildhibaano maahan . Soomaaliya doorasho kama dhicin. Inay doorasho ka dhacdana danleey baa u diiddan
@mohamedosman4519
2 жыл бұрын
Siyaasiyinta somalida waa meshay halibka ka bisil yahay ayay adan ma ahaan mucarad iyo muxafid
@ashaibrahim8215
2 жыл бұрын
Baqayada baqaya suban allaha ka dhigo amin ya Rabbi ♥
@ayubabdi7
2 жыл бұрын
acw. qof walba waxaa kadanbeysa labo metir oo mustaqbiilkiisa ah, Denni iyo Axmed Madooba mustaqbalka soomaalida waay ku ciyaareen ,illahay mustaqboolka khiyaamo hakuciyaaro.1- waxay diideen labadaas qof, in qof iyo cod la aado, 2- waxay musuqmaasuqeen doorashadii dalka oo lacag iyo qabiil aay adeegsadeen,3- waxay dagaal aay ka rideen Gobboladda Putland iyo Geddo, 4- waxay caddowga soomaalida ku kaalmeeyeen in dalka la baabi,iyo(Kenya iyo Emmaraatka) oo himiladda dadka iyo dalka la baabi,iyo. ilaahaaw naga qabbl labadaas iyo wixii la midka,iwm, towbadda waa furantahay ee kheyr haddaad la rabto soohanuuni ,haddii kale naga qabo iyaga IWM. Aamiin,Aamiin.
@ibrahimali250
2 жыл бұрын
Dad wada bukta ayaa meesha isugu tagay dad cuqdadeysay markii talada qabtaan waalajabaa
@hassandahirabdille7329
2 жыл бұрын
Ninkan war kiisa waxba laga ma fahmi karo
@mahamudabdilahi3511
2 жыл бұрын
Xildhibaano siidhi yeey kusoodhawaw siidhigaagii modlamida qofkastaa wuxu shaqaystuu leeyahee siidhigaagii laga shaqayn Kari waayay midlamidaa kuuyaala madashada
@rabitaloudaa32
2 жыл бұрын
Adeer bal siidhi soo qaadi xamar marti ayaad ku tahay edab yeelo
@ayan115
2 жыл бұрын
Oo
@mohammedomer7570
2 жыл бұрын
Brofasxi
@abdiroble2576
2 жыл бұрын
Siyaasad aan shaqsiyad iyo damiir midna lahayn oo billaa hadaf, ujeedo lahayn, waxna lagu toosihayn waa midda ay damiirlaaweyaashu ay dalka ku burburiyeen. Maxamed Siyaad Bare Wuxuu ahaa AYAX ka tegay EEL. Unmadana waxay ka baratay eex, qabyaalad iyo musuqmaasuq.
@hassanfarahgood8194
2 жыл бұрын
Kkkkk
@IRIR-SAMAALE_114
2 жыл бұрын
Waxaan kugu ogeyn adigoo wata koofi ku sawiran yahay Farmaajo faashil.... Doorashaa dhacadayoo waana leys dardaree, ninkii duub waayeyna daashaa la dumee...dam dam..
@MohamedAli-nm8oe
2 жыл бұрын
Siyaasada waxay tahay waa ia idin baraa politics is a dirty game. 4more years farmaajo guaranteed inshalah.. waana loogu tala galay inuu soo baxo adan madoobe. Golaha aqalka sare waa wada farmaajo ka sheekee hee kkkk
@AR-cx5yf
2 жыл бұрын
@@MohamedAli-nm8oe adiga iyo farmaajo waa qaxeysaan mar 2AAD
@relaxing1192
2 жыл бұрын
farmaaja waxaan kula talinayaa sxb inuu khudbad soo jeediyo intuusan aadin doorashada ee uu u sheego uma xaqiiiqa in dowlado ay ka soo horjeedaaan dowladanimada somaliya iyo xanaaanka ciidan iyo mushaaarbxinka ay ku guulesten ay sooceliyeen badihii iyo hawadii diyaaraha iyo qarannimadii somaliya loona adeegsanaaaayo mucaaarad caada qaaato ah taasoo wadanka dhibaateyn karto wadanka waxaa loo soo adeegsaday dani iyo axmed madoobe xasan shiiq iyo sharfi iyo hkeyre wadankaaan habadbaadiyo waxaa kle wadanka badbaadin kara baarlaaanka iyo gudoonkiisa mida ilaah ka sokow wadankaaan haloo istaago sxb 👆👆👆👆👆👆👆Farmaajo waxaan jeclaaday waa ninkii kaliya safiirada iyo gaalada wadanka ka eryey tanle gabaro kama amar qaadan jirin
@mubarakmohamed1394
2 жыл бұрын
⁰
@thamirgamiye2627
2 жыл бұрын
Wariye an waxba fahmeyn war ninyahow farmajo damba ku kaliftey inu so saro adan madobe marka u professerku ku leyahay nin aad shaley necbeyd bad manta isku dan noqoneysan ninkan muracadka midigta foog ma aha N&N oo dah saran yahay
@rabitaloudaa32
2 жыл бұрын
Farmaajo Dan baa ku kaliftay kulahaa War odaygan jareerka ah waa sakaraad kkkkkkkkkkkk
@thamirgamiye2627
2 жыл бұрын
adeer ninka dhofka ku yimid wa ninka dalka laga hortagan yahay inu gato xaaqiq kasa dhulka marti ku ah tarikhda somalida hadi dib lo raaco wayo nin dhiig somali ku jiro dhulkisa cadow uma noqonayo sefti dhulkisa lagu burburinayey waxase jahli ti ugu weyneyd ah daal weyn somali weyn oo dhan ka dhaxeya nin aminsan inu asagu kali leyahay oo dadki wadanka laha ku sheegaya marti dhof ku timid.wa big shame qaarniga 21st century iney daad nucas u fikaraya ay waliba social media isticmalayan.
@raghedanan3959
2 жыл бұрын
Ninkan Runta waa ogyahay laakiin inuu Farmaajo runta ka sheego ayuu ka leex leexanayaa.
@Sal-lb1sf
2 жыл бұрын
Waxa rajo kaqabna kuwa hankoda iyo mowqifkowda waxqabaded inte kahadli lahayeen yahay olalahoda hogankan an mesha laturno war wayahee yaa karown aowd rabtan ine codkena siino maleh meqaa heysa hada rabto cadow ba foli howlihiisee yaarabi inte lasocda markii ay her galbed ka dalkan sow galayen sunta samenta leh ay jnowgu berren Aya ilaa hada dawo uheli la nahay maxan kala yabeena waxa socda hada macqull in aynu aragno sida aynu rajeheno balse caqabadaha horyalo masahlano Hogan dhiiran ayenu rabna shaqada na mesheda kasii wado hadii aynu hogankan sii calfan rajo lee makunolahena cimrigeena maxa qaldan 🇸🇴🗣️👆👏🤲🎥🇸🇴🌎🔙📸📞🤳🇸🇴👆🌎🔙
@abdimohamedabdulahi2994
2 жыл бұрын
Heer baar caqligaab dadka ka qosli kaliya beenaale ??? waxaad ka sheekeenayso siyaasad ma aha ee waa danleey nacfi dayday ah baad ka sheekaynaysaa !!?
Пікірлер: 65