Gabadhu Way Dhisantahay Waana Gabar Shaqadeeda Garanaysa.
@AbdisalaanDahir-wc5mz
9 сағат бұрын
Waa gabadh fariid ah
@majaajoosmajoojoos7578
8 сағат бұрын
Ragii ama haweenkii dowladnimada usoo joogay ee laxisaabtami lahaa xildhibaan manoqon ee wasiirka kadaadin lahaa gaadida balse gabadhan dadaalkeedu maxuma balse taqasus xisaabiye ama hanti dhoor malaha jawaabta lasiin doonana waa iga warsuga oo aay ku dhamaan doonto
@halimayusuf4899
7 сағат бұрын
Comments xildhibaanadan waa xildhibaanadii ku sheegtay madaxwayne Xasan Sheekh nin iska hurray xalay dhan anigana tiri waan dhafray oo eeligayga ayaa ka muuqdo dhagarja oo ku sheegtay madaxwaynaha dalka Soomaaliyeed in uusan wax naxariis iyo daqbasho dalka uusan ku haynin weligiisa ayey ja muuqataa. Marka yaa labadooda ka muyqato raaxo waa ayada ayey ka muyqataa oo qurux vadnaatay marka ay xildhibaanada noqoray laakiin uu madaxwayne Xasan Sheekh uu is bedelay kana mutqdo dhibaato iyo jiro ito basiino la,aan. Marka yaa soo dirsaday xildhibaanada oo sida xun ula wasa hadasho madaxda dalka oo xishood la,aanta ku jirto waxaan ka yaabay sidii ay uka hadashay wasiirka Arimaha dibada maantana waad u jeedaan mind haa Abii Axmed ayaa soo dirsaday in ay aflagaadeyso madaxda.
@farhaanmahamednour4652
7 сағат бұрын
dalka in laslo xisabtamo ceeb mahan waayo waa hinti qaran
@abdullahiomarali5241
7 сағат бұрын
5 MILLION WAXAA LAGU BAXSHEY DAGAALKII SOKEEYE SOMALILAND LAGA DHEX RIDEY 2023 EE FIQI QIREY IN IYAGU DAGAALKU BILAABE3M LAASCANOOD
@Jinkax-u9r
4 сағат бұрын
Maxaa ka badalee sharma boy 😂😂
@Jinkax-u9r
4 сағат бұрын
Legend jeesow libaax waaye tuugada sidaas u gal adigane iga ilaali kis hadi lagu siiyo in aad aamusto aalow 😂😂
@maandeeqcookingmuxadrahcha7392
8 сағат бұрын
War meesha lacag badanaaa oo shacabkna ka baahnaa....malaayiintaan la sheegaay dadaa dhuuqayo oo tubo usuran tahay tuugo rabi ayaa idinla xisaabin doono
@halimaahmed2179
7 сағат бұрын
Gabadhan xildhibaanada cid kanaxaysa oo wax u sheegta ma laha miyaa waxeedo xisaabtan maha si anshax daro ah ayeey u hadleysa halasoo tababaro miskiitan wey habawsantahaye
@Harunhassan138
9 сағат бұрын
Xildhibaannada laaluush ayey rabtaa, shiidna ma haayo ee dhaqanxumo ay taqaano waaye. Waxay maqashay xildhibaannimamada waa laga taajiraa.
@ciyeyare6033
5 сағат бұрын
War Allah ka baq SubxanAllah, Allah swt ha xafido mansha Allah
@irshadnor4840
Сағат бұрын
Shaqadeeda ayay sifiican u gudabaysaa, Adiga kuwa xoolaha dadwaynaha lagu biilo xaaraanta lagukoriyo miyaad kujirtaa? Gabadhan way mahadsantahay she is doing good job.
Пікірлер: 16