I just uploaded a very interesting video on my English Channel. Please watch and Subscribe to it cuz KZitem is hiding it. kzitem.info/news/bejne/uGaFzJZtf2dmYHo
@faisahuseen2674
2 жыл бұрын
Farxiyay walaal dumarku ayagaa isduleyey, sababtoo ah ayaga oo ujeeda in uu xumaynayo gabar wllsheeda ayey u xaydxaydanaysaa tu kale.
@zamzambouraleh9941
2 жыл бұрын
Habeed Miskiin Yaa raba Dulayste. Qoyan ma oga raaxada ay qabaan garoobyadu. Waxa kaliya ay rabtaa waa laiqabaa. Miskiin. Alhamdulilah Noloshayda raaxada aan ku jiro Allah ha iisiyaadsho Aniga IYo inkaloo ila mid ahba. Caruurna Allah waa isiiyey Allah ha ii xafido. Wiilashaydu waa inay noqdaan Abihii ka roone. Alhamdulilah
@XalaalSomalis
2 жыл бұрын
Wacyigaaga runtii encourages me to be a better father and husband. Erickson’s generativity vs. stagnation. Most Somalis unable to achieve generativity are in stagnation. Jahiliyadii oo damiir xumo lagu darsaday. May Allah reward you for your commitment to making our community a healthier community.
@am.b5688
2 жыл бұрын
Ibrahim, where are these lovely married couples live in the West? Whom are you guys comparing to Somalis? In America, men talk about the inside color of their partner's private parts! You cant even talk to a man in America about social issues; They are filthy, when it comes to s..x... talk! She is complaining about " meel aan shahwada ku guto" compare that to I want to crack that as.......!
@mariolakame731
2 жыл бұрын
You are so different than others. Unique smart personality
@araweelo8467
2 жыл бұрын
Video gan hadii 1 million likes hal qofsiin karo anigaa siin lahaa 😭😭😭 run badanaa ina Absiye ❤️
@burco7626
2 жыл бұрын
Salaam beautiful soul 💕 Nolow habo, keep preaching DULAYSTE and QOYAN. Perhaps one day they will change insha Allah.
@rashidawad5825
2 жыл бұрын
SOMALIDU AAD WAXAY U NECEBYIHIIN GOBLAN-HADII QOFKU GOBLAN YAHAY WAA U DHAMAATAY XAGA DHAQANKEENA
@bilana289
2 жыл бұрын
Caruur aan la xanaaneynin ayay ku waashen
@positiveandfunny4332
2 жыл бұрын
Assalamualaikum Waxaan ahay Will 23 jir Kenya jooga Marwalbo Waxaan Layabaa Dadka Qarabada igu daw Oo ah Raga .iyakoo Ladalaa Dacayo Hal Xaas Ayeey Tukale Tuksi Ku Gursadaan .Markaseey Labada Qoys Dayacmaan.Dadka Wlhi Dinta Ku Yar they don't know requirements one should fulfill before marrying another wife.Akhiro Rag Badan Oo Somaliyed iyakoo Dan Paralyzed Ka ah Ayaa Lakeeni Donaa Waayo Xasaskooda Uma Cadaalad Falayaan .TaaS oo keneyso in eey Gursadaan iyakoo Darufeysan Oona Sharucda islamka Garaneynin.For me I recommend a man to marry another wife markuu millions of dollars Haysto Waayo Akhiradiisa iyo Adunkiisa Ayaa ubadbadaayo,Kan Halka Qabo Ayaa Ka Wanagsanba Cibadada xitaa Weey ufududaani
@lightofmylife2008
2 жыл бұрын
Aad iyo aad haday raga somali sidada wax u family lahayeen
@ifrahal1179
2 жыл бұрын
First Somali men who understand the deen, forget Kenya, in Europe, wallahi too many don't work have big family and go to Somalia and marry, don't think about the responsibility and came back again and forget the most underage wife in Somalia and his responsibility, the women also have feelings and rights. And then wonder why these men never satisfied, they destroy women and children live soo easily.
@aishaegal4514
2 жыл бұрын
You are always speaking the facts, there’s always a story but they start telling the story half way through and change the narrative always
@ladanmoo885
2 жыл бұрын
Kulaaa Soo baxay kkk saliida sidan jiray .waa saliid saytuun kkk kkk 😂 Dabcasar waa funny 🤣😅🤣😅🤣😅
@zahranur7111
2 жыл бұрын
Kkkkkkkkk barigii uu saliidda sidan jirey I really love you.
@ashafarah9414
2 жыл бұрын
R.I.P Baba❤️ had the Greatest father😍 when going shopping he would check the bathroom cabinet & buy my sisters & I the Feminine Pads! missed Baba😘
@aminaa7909
2 жыл бұрын
I love you keep preaching!By the way men can have sexual problems, erection, ejaculation problems with aging and health issues
@FatxiyaCabsiiyeChannel
2 жыл бұрын
I was talking about when someone is paralyzed.
@zarcah9147
2 жыл бұрын
أستغفر الله... إتقوا الله في أنفسكم وأحمد وا الله على العافية....
@ladanmoo885
2 жыл бұрын
So funny Dabcasar oo ku hanjabey..........waaba qosol Dabcasar Macalinkeena weyn sheekeena weyn Miskiiinkii Alle
@mushtaaqahmed2466
2 жыл бұрын
I see him Indianapolis 3 times he is not normal he is crazy
You are Queen 👸🏼. Ku tuf Doqonta maalaa yacniga ah kkkk
@aminaahmed5534
2 жыл бұрын
I just laugh when u imitate Somali men ahahahahhahahahahahahahaha
@abdiharman7451
2 жыл бұрын
Kkkk xageed katimid ayaan ku qoslay walaahi, runta u sheeg nimanka caruurta iyo guriga ka saaqiday.
@abdifahabdulaahi276
2 жыл бұрын
Asc walashey farxiyay aniga horta waxan layabanahay anigo hal xasleh haday duruf jirin oaysan sanado badan iga maqnen magar karo wax lola gursado wayo marka lagursato waxa jabeysa murayadi hankedA marka side barito ay sidedi kugu ahane laisma weydinayo miyaa
Oo heedhe dabcasar mdumarka kama daalo miyaa waxan maqlay boqol kama yar dumar uu guursaday dee waxay barteen inay dhukus wax ku qabaan
@saidaahmed5180
2 жыл бұрын
Maasha Allah Tabaaraka Laah caqliga Ilaahey ha kuu siyaadsho well said sis 👏.
@amranmaygaag
2 жыл бұрын
Thanks habaryar alah yacisak alaha kudaayo oo afku kuma go o jawaab tii ugu haboonayd baad siisay dulayste no1 duqan dhareerka leh jawaab teedi siisay I love you so much ❤ 💗 💓 💛 ♥ 💖 ❤ 💗 💓 💛 ♥ 💖 ❤ 💗 💓 💛 ♥
@mohamedhashi1643
2 жыл бұрын
Hhhhhhh Alaaabta never been paralysed 🤣🤣🤣
@aminaa7909
2 жыл бұрын
LOL 😂 it fails with aging
@mohamedhashi1643
2 жыл бұрын
@@aminaa7909 lol xishood dumar Aminaay
@sweetuntamedsoul4045
2 жыл бұрын
👏🏼👏🏼👏🏼👏🏼👏🏼WellSaid Habo Qali tell them Marriage is Beautiful Gifted from Our Creator Allah Swt 🙏🏼🙂🙏🏼❤❤❤❤ for Kings and Queens only .
@Motivated23
2 жыл бұрын
My favorite KZitem channel😍 it’s like my coffee of the day.
@hersijama6905
2 жыл бұрын
''Cheap and Clean''. Eraygaa waa uu i dhibay, Gobtii hooyadey, walaalahey iyo qaalidaan jeclaa miyaa sidaa lagu sheegayaa? kalimad qabata ama ay u qalmaan ma ahan
@sihaam
2 жыл бұрын
Dumarka somalida ah waalidkeda ayaa iibiya, ayagane aa raqiis ka dhiga. If you want to know why arab, white and other african women have alot of confidence just look at the way they were brought up.
@bilana289
2 жыл бұрын
Sihaam waa runtaa
@abdikadir55
2 жыл бұрын
Wallal fathia guriga lamaanuhu xera-ciidan maaha oo amar lagu kala qaato, labada qof way is dhamaystiryaan nolol o dhan ayay wadaagayan afkaarta iyo go’aamaday falanqeeyaan nolashay isla garab galayaan dhinac kasta, Macnaha ugu wayni waa in ay is dhamaystiraan lamaanuu
@DinoK1233
2 жыл бұрын
🥰🥰🥰😂🗣 long live the queen 🙌🏽👊🏽
@zainabahmed9405
2 жыл бұрын
Amazing advice, and karbaash RUNTA aad ka hadashay@the same time😳🤣I love it. Fathia Absie😍 I always come back to this clip to remember, wake up & take notes. I have 2 boys & 2 girls Maasha Allah. I'm hoping to bring them up to become the best that they can be, IN SHAA ALLAH, SUBNHANNA WATACALAH help me🤲🏽 AMEEN
Fatxiya mala qabaa? First time to watch her video. Waa codkar mashaa Allah.
@samsamadam9641
2 жыл бұрын
No she have 2 kidis and she said i don't need this bad marriage and un happy life she said maybe I will get great husband in the janah I just love her she's one of the strongest mom I know maasha Allah
@hodanshirechannel3418
2 жыл бұрын
Ma shahwada baad ku gudan lahayd Dulaystoow
@osmanabdulle6539
2 жыл бұрын
@@hodanshirechannel3418 maya su'asha waa iga daacad ee lugaha ayaan udhaqayaa. Duleyste Alle igama dhigo.
@osmanabdulle6539
2 жыл бұрын
@@samsamadam9641 mashaa Allah. May the Almighty bless her with what she wants.
@osmanabdulle6539
2 жыл бұрын
@@sunshineseaandvitamind8620 hhhhh duleyste Alle hakaqabto hablaheena.
Masha allah masha allah Well done Fatraxiya You are 100% right.✅✅👍💪💪💪💪💪💪💪💪⚘⭐🤝🤝🤝
@fadkabari8554
2 жыл бұрын
I would love to have a platform like fathia to talk about issues I am passionate about but i can't do it because I come from a prominent family from Somaliland and its not becoming of me to be a commentator on social media they say. Alas 😔
@FatxiyaCabsiiyeChannel
2 жыл бұрын
Live your life, do what you love and be free as long as your not hurting people or doing anything against your religion.
@fadkabari8554
2 жыл бұрын
@@FatxiyaCabsiiyeChannel yes walaahi thank you fathia 😚
@umalkhyremohamed5308
2 жыл бұрын
WAAN KUU SARAYA INDER MY QUEEN
@user-sr86ui3xsuexi
2 жыл бұрын
Gabadh HABEED leh waa Gabadh ORGANIC ah.. War afsoomaaligaa waan ka helay
I wish I can like this video more than million times😘😘😘
@ashaahmed8605
2 жыл бұрын
fathiyaay ma nabadbaa imika waxaa im somaliand i mis your karbaashka dulayste ee runta ah
@mounatiti8446
2 жыл бұрын
Waar anakaa yaab aragnay 😂😂😂😂😂
@fartunhassan8777
2 жыл бұрын
Abaayo waan kusalaamay. runta iyo nimanka somaliyeet sidaat u waanineeso ayaan kugu jeclaaday ee ilaahay xaqa ha garan siiyo
@manaabdala9710
2 жыл бұрын
You're amazing 👏 💖 ❤️ 💗
@juweriakhadar5341
2 жыл бұрын
Hapo mar walba oon daawado programes kaaga walhi waxa aan daremaa kalsooni iyo dhiirgaline saaida ah, raga inta xun ee wadankii joogta oo hadaladood disgusting ah waxaan iskaga maydhaa dawashada baranmijyadada. long life hapo, we love you form the bottom of our hearts. ❤🥺
Wcs intaa yar e heestu ku socotay ayan u bogay kadib maba dhamayn muqalka iyo mowduca 😀
@leilamohameda6889
2 жыл бұрын
Asc thank you
@zahranur7111
2 жыл бұрын
Geelaa habeed leh.
@nimomohamed8471
2 жыл бұрын
Please tell me the name of the song...
@xaalimomaxamed1143
2 жыл бұрын
Ala maxaad runta kahadashay guul hel
@FeisalMNoor
2 жыл бұрын
Dabcasar is on the way coming to U 🤣🤣🤣!
@abdikey6255
2 жыл бұрын
Miskiin Alle waxuu ka cabanaya gabdhaha Ameerika jooga. Sidoo kale, wiilasheena Afrika waxaan toosh dheer ku raadinaynaa gabar Ameerika joogta.
@fadumoabdi7015
Жыл бұрын
Habaryar waad iga qosali
@al-ad-aniya4048
2 жыл бұрын
Avoid silky scarves in hot weather.
@zahrahashim2870
2 жыл бұрын
Walal reality wayeen waxa ka hadlayso Liinkiin miyey kuwa xun isu haystaan inay Khaldanyihiin Masaaji ku yaala magaalada aan daganahay Ayaa Niman carab iyo bakistaan aha waxay waydiiyeen imaamkii soomaaliga ahaa Dumarka soomaalida malawada furay Maxay caruurta kaligood uwadaan Marwalba aaway abayaashood Waa wax laga naxo Laakiin aniga waxaan isleeyahay dumarkaa ugu wacan sababtoo ah iyadaa rabta silacaas
@fadumonuur7264
2 жыл бұрын
Sideey kuraban abaayo gabar kasta markey guursaneyso been ayaa loo shegaa qof fcn ayaa leeskaga dhigayaa carur ayaa laga dhalayaa waloga tegayaa
@zahrahashim2870
2 жыл бұрын
@@fadumonuur7264 Abaayo waa ogahay in been la isu sheego laakin looma dulqaato ilaa tobanayo caruur ku raro oo hadana intuu haduu rabo naag la guursado ayaa la leeyahay masayr tir hala siiyo dahab ha loo gado way ogalaanaysaa Dumarka soomaayeed qaarkood waxay ogalyihiin in lacag looga gato feelingkeeda iyo xanuunka labadayo mafahmikaro see xanuun la ibaday lacag ugu daaweeyaa waa wax layaab leh
@bilana289
2 жыл бұрын
@@zahrahashim2870 Waa runtaa dumarka somalida ( qaarkood) nin aan doonahaynin ayay habeen walba sooxaraysanataan oo uur kolba yeelanaysaa wadamada Europe qaar ba ka sheegayey naa waan soo xarayn markaan uur tees hana waan eryi hadhow markay caruur 3,4,5,6,7,8,9 iyo wax kabadan dhashana way qaylinaysaa oo nin baa caruur igu dayacay ayay odhanaysaa hello!!! Ninka ma awalbaad mustaqbal ka rabtay sawtaad markaad doontidna eryeysay markaad doontana soo xareynaysay Markaa dumarku iyagaa qaldan
@esmaderiya9229
2 жыл бұрын
@@bilana289 waa runtaa waa kugu raacsaney Rayigaas naagaha ayaa qaldan 100/100 meel kasta oo ay jogan ,sorry waa wax laga naxo oo laga murugodo, illahey xaqa hana waafajiyo insha Allah Allaahuma Aamiin Yaa Rabi 😔
@adoontiialle8270
2 жыл бұрын
So true hahhah, ma hogbaa life ku lasoo huluulanayo.
@kabaabdi2838
2 жыл бұрын
Maansha alaah
@zahrasuleimanahmed8553
2 жыл бұрын
Kkkkkkkkkk keep going my sister
@bilana289
2 жыл бұрын
Fathiyaay dumarka Somaliyeed sababta ay u nin jecel yihiin waa low self esteem walaalo qofku hadii aanu healthy confident lahayn p.s badan ayuu u dulqaataa Hablaha Somalida waa in kalsoonidooda la dhisaa oo yaraantoda lagu bilaabo in qof aduunka ka fiicani jirin not arrogant way but healthy confident caruurtayda wiilal iyo hablo waxaan ka dhaqeeya sidii ay u ahaan lahaayen dad isku kalsoon Aniga kalsonidayda la iima dhisin markaan yaraa alxamdulilaah lknse anigaa ku dhashay healthy confident ILLAAHAY baa mahad leh waxaan weligey aaminaanaa “ nobody is better than me and I am not better no one”
@nasiryusuf46
2 жыл бұрын
True
@a.ardaalewarfaa1237
Жыл бұрын
Dabcasar maba fahmi karo heestaa waa xaaraan buu ku odhan waliba
@Xirsishow
2 жыл бұрын
Absolute life kaaga xagaad ka soo gashaa
@fadumonuur7264
2 жыл бұрын
😂😂😂😂😂 walaahi waan qoslay ninka xanunsan asiga ayaa raba miyaa in hool laga qabto gabar yar miyaa waxaas fahmeysa
Пікірлер: 272