Walaallayall waxaan rabay in wax yar niga saxo arrin aad dhawr jeer ku ceceliseen o ah In ay Tegreegi wax badan madaxa isku gelisay Amxaare iyo Tegree gobalka walqayta iyo Raya oromo iyo Amxaare igan madaxa isku galisay Arrintaasi waxay dhacday marki ugu horaysa ay qaybinayeen gobolada Laakin arrinta Galbeedka sitti way ka gadisan tahay oo gobol somaaliyeed bay ahayd mudo aad u dheer mar kali ya baa iyada oo afti laga qaadin dadki deganaa ba sifo sharci daro ah lagu wareejiyay Canfar. Gunaaanadkaygu waxa weeye goboladaa kale ay laysku haysto isku mid ma ah ee haysla meel dhigina
@user-hh9vl7fv3b
Ай бұрын
Abwaan hadal wanaaji
@HassanAhmed-sv2tc
Ай бұрын
Shidaalka ugu badan ee dhul somaali kujira waa gobolka sitti
XASAN MUNAAFAQ MUU DAAFACO CEYLAC TUUGA TUGU DHALAY ?
@muusemaxamed3347
Ай бұрын
Raganimo ninkagagii nasnimo maxabaday
@muusemaxamed3347
Ай бұрын
Issa hadan nahay sartu xagay ka qudhintay wa mamol nonhaya talada een ku kalsooneyn waliba
@AliWarsame-rl9pj
Ай бұрын
Aden farah wa ninki bixiyay ee sexeexay gabalka sitti ninku waa oromo ciisuhu u koriyay
@KaltunAbdille
Ай бұрын
mida kale nimanka ciise waa lakala qaadi kuwo halganku dacad ka yahay ayaa jira oo degankoda in ay wax la qaybsadan raba dhulkodana so ceshadan kuwaas waa kuwa hada halganka wada lakin waa shacab aan itobiya xukun matalad ku lahayn waxna ma tari karan kuwi magaca gobolka matalayay ee somalida dds hadana fadaralka ugu jiray weye kuwa hagardamada wada iska dad iyo dhul ay ka hadlane waxayba dacweyan mwnaha iyo xukumadisa oo ay leyihin isaga dhibka wada aadan farax isaga kursigi ugu sareyaya itobiya fadhiya hadana gobolki mataladisa wata waxa uu yira itobiya dhul ma kala laha hadaba dhibku waa halka waxa uu modaba in mustafe uu wax kaga goyn xaqirada dhulkisa iyo shacabkisa. waxa uu u xaydxaydanaayay in uu mw degan noqdo oo uu musdafe xilka looga qaado shekada way jirta bal muu mw so noqdo walahi xabad baa afka lagaga dhufan maydkisa in hada la sin aabihi wase xaramiga hadabo mw musdafe ragina naga dhamee abala looma haye maxaa talo ah waa xagina
@user-qf8mc8wp3p
Ай бұрын
Hhhhhh wa cajaa ib wallahi foro god iyo saaxiikii xasan waad ka run sheegteene xamse maxaad u dayseen ma qabiil ahaan baad utaaban ladihiin
@migo2444
Ай бұрын
Waar ma Canfar ayaad u doodaysiin👎 ma Canfar 1 million ah ayaa Somalia oo 60 million ah ayaad uga calaacalaysiin
@user-qf8mc8wp3p
Ай бұрын
Xamse isagaa la rabey xasan inuu dalka kaqabto iyo doofaar madoobe wa labo tuug
@KaltunAbdille
Ай бұрын
war horta sidaas ma aha dagmoyinka hada dhaw la sameeyay ma aha canfar oo abi wuu ogyahay wuuna oga in shacabki la soo barakiciyay la dajiyay wuu oga abi lakin sadaxda dagmo way jirta lakin dad somaliya ayaa dagana dadkina waa la xasuuqay hadaba somalida ayaa dagan ee maamul ahaan ayaa logu dare dhulka shacab somaliya ayaa dagan hadabo abi waxa uu ku gardanyahay waxaa weye wuu arkayay xasuuqa shacabka somalinimo loo xasuqayo in canfar dagaal wado wuu arkaa shacabkina la barakicinayo in uu canfar talaabo ka qado ayay ahayd hadaad dagal qadan somali way iska kin celin in uu dhaho ayay ahayd ee in uu marki horana aamuso oo uusan gardarada cadayn hadana uu dhaho ka joga waa khalad isku duubo cidanka itobiya ma somali ayay ka adagyihin dee ha la iska celiyo iskama kana celin karan cidanka itobiya ee inti la diyaargarobo hubka halaga furto huralayda oromada walahi canfar baa ka gesisan waxbaba ma dagalaman ee intan diyargarowga badino hal mar ha la isku daro oo ha la xasuuqi xaaranta
Пікірлер: 34