Asc marka hore marka labad reer qumisoow cadowgiina aad ayuu u faro badan yahey ee yaan la idiin ka faa ideysanine cadowga iska tiriyoo midooba oo gacanah iska qabasad oo mid noqoda subxanallah oo quraan aqrista hg dhamaantiin allah idiin mideeyo cadowgiina a cagta hoosteen allah galiyo insha allah guul iyo gobanimo waarto ayaan hg dhamaantiin idiin rajeeynayaa insha allah❤❤❤❤❤❤❤❤
Пікірлер: 4