Waa kaf Iyo kalo dheeri waxa UU noo sheegayo madax weyne xasan sheikh soomaali alle U maqan Mel walbo oo dalka ka mida dagal ayaa ka jiro marka yuu madax weyne U yahay xasan sheikh
@user-co4yl1yt9q
Ай бұрын
Wixii illaahay ku siinaayo waa saas
@user-ot5rf7dk5o
Ай бұрын
Warbixintaan fadlan inglish ku daabaca tan halaysla arko
@cabdicali8952
Ай бұрын
Subxaan. .. kooxdan. Damu jadiid. Ee. U adeega cadawga umada somaliyed. ..ee. dhaqaale urursiga ku jira. ... hadaan. Laga qaban. ..dalka. meel dheer ayaa laga baadi goobi ❤❤
@SOOMAALIY-1960
Ай бұрын
Xasan Caayimaayo balse danbigiisan dooni maayo; laakiin ogaad ina uu guudka ka yahay Soomaali laakiin ajaanib uu u shaqeeyo xasan shekh .
@user-mo2cl3xr7o
Ай бұрын
Wan ku faraxsanhy tolkeyga qanimada ee helen
@Abc-sp6gc
Ай бұрын
Illaahay ayaa kashifay
@faizaaliabdallah5731
Ай бұрын
Congratulations for jaale Mr, waad ku mahadsan tihiin in aad qabaten hubkii la idinku gumadi lahaa idinka iyo leelkase. Xasan looter waa war lord heley shabad iyo saxiix ay dowladi leedahey. Waxaase la yaaba oo aan marna iloobeyen nimankii ugu shubey xasan looter isagoo waliba u sheegaya in uu afeysanayo mindihihii uu ku qali lahaa. Oo wali aysan ka toobad keenin qaarkod wali dabo dhudhuleynayaan iyagoo ficil iyo orahba la isgu darey😁 maskiin yaa dalas.
@nidolzack7052
Ай бұрын
Hubkaas marexaan gacanta ku haaye rer kii xiiniyo leh oo awooda car soo doonta hubka
Shaqadii dawladu mawaxay isu badashay ka qanacsiga Hubka arinkani runtii wa Ficil iyo dhagar weyn oo Shacabkan dantoodii La dhafshay garan la na Wax u dan ,ah lo qooshayo
@laylosiyaad-qm8uj
Ай бұрын
bismillah masha allah asc adbaan ugu faraxsanahay ee hubka kale oo soo socda haqabsadan shacabka somaliyed ee degaanada kula kula nool balaayo kula booday illahey karonihi in uu kabadbadiyo ma eheyn ee in uu kuqado ayey eheyd wayo sacadan nama usan dhibeen subxanallah cadaw an isaga eheyn maqabno
@snw9257
Ай бұрын
ASC waxa iskay qabanla ethiopia way nagu soo dhushayoo calamka iyo shacabka Somaliyeed ilinta yaxaska tusaysa . iyo lacagti logu talagalay in wax logu qabto shacabka Somaliyeed gacanta logaliyo cadawgeni oo shacabka Somaliyeed lagu xasuuay.
@aminaahmed9115
Ай бұрын
Subxaanallah ilaahayow nasatur ileen Ceeb loma dhinto 😂😂 😂
@hamsemuhuyedinsamater1123
Ай бұрын
NISA wax la Dhoho ma jiro in maanta hub shacab gacanta loo galiyo waa dhaqan xumo laga soo gaadhay xasan sheekh lkn soomaali way ka qoomamayn doontaa dadkan imaanka la,a eee ay u ol olaynayaan
@mahamudh6983
Ай бұрын
Mafio da xasan munaafaq Wuxun Alle ku saar
@abdullahifarah5619
Ай бұрын
HSM waligiis ba mafiya bu ahaa waxa ka daran waxa qarson oo cidna ogaan
@warsameahmed3195
Ай бұрын
Xasan munaafaq waa kaas cidiii difaaci lahady
@user-nu4vd9fn3u
Ай бұрын
Dhiiqo cidhiibtada alla goo Dawladee war madaxwyne qandaras shacabka lagu delaayo.......villa qabyala wa darood naceeb wa in lays ka celeya nin kasta oo darooda o cidanka ku jira ha ka baxo. ✌️🇸🇴💪
@alijama6723
Ай бұрын
CADAYN UMA BAAHNA HUBKAN CIIDAN DAWLAD KU SHEEGTA KA TIRSAN AYAA WADEY GELBINAYEY KOOX DA XASAN DHIIQO HOGAAMIYO AYAANA LEH CID KALOO ILAA HADA SHEEGATAY MA JIRTO HADAY SOO BAXAAN HADA TAASINA WAX LA SOO ABAABULEY BAY NOQON HUBKAASI INTUU AL SHABAAB GACANTA U GELI LAHAA SHACAB KAA HALAGU ILAALIYO SOMAALI KALENA YAAN LAGU WAX YEELAYN
Markale wxa nasiib daro ah Itobiya oo gudeheeda is Cunaysa iny waxaso huba Ino sogud biso?
@qaasinsardheyetakar01
Ай бұрын
Itobiya xasan markay kashibatay shin ki bay hos kabaqday
@user-qe5dp9bn6o
Ай бұрын
Ka faa iideeysi qaladkan dhacay adigoo u leexinaaya xasan shiiq waa la og yahay in aad tahay mu caaradka xasan shiiq bari ka maalin hadii la qabto xaashi waxaa la oran lahaa xaashi waa loo gafay looma jeedo soduu ugu gafayo
@caliaxmed6941
Ай бұрын
waxa lowaday soomalind waa xaxiqaq
@AbdiXafid-ur6he
Ай бұрын
Sidaan aya dhal xureyoo laku yahay ogadaa
@cabdiwaliaxmednuurcabdale7555
Ай бұрын
aad wxn ula yaabaa dadkaan ku haya dawlad dawlad dawlad war dawlad wa tii shaciyad ku dhisan ee maahan wax in inta jeebka waraaq kalasoobaxo sida uu asagu rabo u maamulo xasan wuxuu dawladnimadii kafogaaday maalinkuu tastuurkii dalku lahaa oo la isla ogolaa tuuray kuna bedeshay wuxuu asagu qortay dalka soomaaliya wuxuu dawlad lahaa intii ka horaysey maalinkuu tuuray sharciyadii uu madaxwayneha ku noqday intii ka dabaysey dalku dawlad sharci haysata malahayn ee runta hala wajaho somaaliyeey
Пікірлер: 98