Dagaal gaystay khasaara isugu jira dhimasho iyo dhaawac ayaa ka dhacay galbeedka gobalka Mudug.
Dagaalka galbeedka Mudug ayaa soo noq noqday, ilaa haddana ma jirto xal muuqda oo laga gaaray.
Haddaba, bulshada gobalka Mudug ayaa ku baaqay in loo is taago joojin dagaalka oo khasaara gaystay.
Негізгі бет Dagaalka ka socda galbeedka gobalka Mudug!
Пікірлер