Ilahaay ha unaxariisto,mujaahidka iyo Daraawiishtii la socotay.jihaadkaas waa jihaad soonaali oo dhan ay ku jirtay,haloo kala badnaadee,waana in soomaali ay ku faanto.
@user-qp5nm9zg8d
10 ай бұрын
Mahadsanid qarni joog iyo Idaajaa'
@jokeraxmed782
Жыл бұрын
Idaajaa wan iska jeclahay gabayadiisa ❤
@sagaro143
3 ай бұрын
Dhulbahante waa reerka looguma jecelyahay Somali
@hoodoayaan3972
3 жыл бұрын
Thanks Qarni Joog
@yamays
3 жыл бұрын
Sayid maxamed cabdullahi xasan alle how naxariisto
Af qabil ayad ku hdlysa iyo aragtidi beenta ahy ee afweyne ku yidhi faafi darawish dhulbahante kaliya ma ahyn ader
@hogwarts3112
Жыл бұрын
Hhhhhhhhh waaala ogyahay inuu isaaqa ingiriiska la shaqayn jiray
@baladomar7798
Жыл бұрын
❤❤❤❤
@sakaaroibrahim9686
2 жыл бұрын
Dhulbahante taariikh la'aan ba haysa way iska sheekanayaan
@nimcocabdinasir599
2 жыл бұрын
Haku wasan dhulbahante
@hogwarts3112
Жыл бұрын
@@nimcocabdinasir599 hhhhh isaaqa wax ka been badan maan arkin
@bookhaxmed6583
4 ай бұрын
@@hogwarts3112nio isaaq miyuu ku wasey.
@nawalneyrus8887
2 жыл бұрын
Dhulbahante haduu dagalo oo geesiyaal yihin iidoor ma gumesten oo ragooda ma laayen.
@nimcocabdinasir599
2 жыл бұрын
Dhilooy haku wasan dhulbahante
@nawalneyrus8887
2 жыл бұрын
@@nimcocabdinasir599 Inna ader dhulbahante hadey i wasan ma wax dhob ahaa jiro wa ragg ilmo aderadey ah Wali ma arrag gus dhulbahante wa inan ka war doono .bal adiga iska waran ma jamicanbaa u saarantahy.
@najiibmohamed6313
2 жыл бұрын
Ooyin Bbe
@mfayz980
Жыл бұрын
Naaayaa afka kala bax dhulbahante anaaa ku wasee! Dhulbahante marna gaadhi maysid, Waa Rag soo halgamay oo aasaas u ahaa Darawiish iyo ragii dalka ka xoreeyay ingiriis! iidoor wax ay dalka u qabteen malahan oo aan hadal iyo Baroor ahayn!
@nawalneyrus8887
Жыл бұрын
@@mfayz980 Horta nin iyo naag waxatahy ma garan . Hadad wax wasikarto wabo ficantahy in adiga lagu wasaa xun.dhulbahante wa tolkey igama foga abaayo abowe is deji uqdada iska saar see waye Hada maa soo toostey .sanad ka hor wixi aha ma hada soo jawabee adiga jini maa qabtaa Seewaye labo miire maatahay See camalkaa waye.
@talokeen259
3 ай бұрын
😂daanyeerku meeshuusan marin dani ma jeexsiisey
@abdilahidahir5609
3 жыл бұрын
Daraawiish waxa jabiyey geeloodii ugu badnaa ee la odhan jiray hagoogane ka qaaday habaryonis gabaygii laga tiriyey waxuu ahaa daraawiishba habaryonis baa loogu daw galay
@travellermuse5
3 жыл бұрын
Galo English ah ayaa jawiyay
@nawalneyrus8887
2 жыл бұрын
Cabdullahi dahir Iidoor jaajusinbey ahaayen .waliginbo dabodhilif baad aheyden wa waxad la dibdhacden. Wuuna ifinlayey syd ka kumayaalbuu ifinka diley .halka ka bilowdey togdheer idinkey dan ifinku jirtey wakaas aad xoriyadii 1960 ku heshen.jahilnimo iyo gaaljecel bey ifinka aheyd inad gaalcad u hiilisan.sydkana diyaradihi ingriska ayaa jebshry ee cidan ma jabin.
Asc waa arrin jirta oo xaqiiqo ah in sayid maxamad cabdille xasan uu gabayo carab ah tiriyey ee raadi haddaad rabto.
@nimcocabdinasir599
2 жыл бұрын
Sharmood walbo dhulbahante afka haku tago dhulbahante wuxu yahay calamka aya laga wada aqana tarikhdoodi wey qorontahy
@mahaddalmar4555
3 жыл бұрын
ʷᵃᵃⁿ ᵏᵘˡᵃ ˢᵒᶜᵈᵃᵃ ᵐᵃʳ ʷᵃˡᵇᵃ ᵠᵃʳⁿⁱ ʲᵒᵒᵍ ⁿᵉʷˢ
@murtidhawr01
3 жыл бұрын
Nimanyohow af labba daanleh baa muranka daynayne Deleelaha cidlaha lagama shubo hadal daleeleede Ma duqaynay reer bari wuxu doonayuu helaye Aniguna dilkoodan ku helay lebin daboolnayde...
@rashidseid3046
3 жыл бұрын
Maa beenta leyska daayo xaguu ingiriis uu idin kula dagaslay ma hindidii kaaf bijnada wadataa maxas taariikh bedn ah loo qoray
@murtidhawr01
3 жыл бұрын
@@rashidseid3046 Tariikhda yaad ka dhagysta adgu oo kuu macalina ??
@halane6523
3 жыл бұрын
@@murtidhawr01 sax iska daa waa Damiin Dheg dheer
@saynabhassan5643
3 жыл бұрын
Daraa wiish cid aanay la dagaalamini ma jirto dir iyo daarood hadana waxay taariikhda ku qortaan in ay ingriis dalka ka xoraynayeen . Haddayse diin u dagaalamayeen maxay dadka maalmooda u dha yeen.
@fj8626
3 жыл бұрын
Kkkk, Alshabaab hadii aan niraahno gaalo bey dal ka xoreeyeen ka waran!
@khalidoday8943
3 жыл бұрын
Taaariikhda lagama been sheego waxay ku qaldanayd iyo waxay ku saxsanaydba waxay ahaayeen ciidan somaliyeed Hadayna ingiriis ladagaalamayn miyaa dayuurado laynagu soo werari lahaa War taariikhaha lagu faani karo weeyaan eee liidnimada aaan iska dhaafno
@adanbile4237
3 жыл бұрын
Nin aqdaama ferenji Ah Maantiyo abuurriin Ama aaladda u sida Ama Awrtaba u rara Ama uba ilaala Ah Ashahaada beeniyo Islaamnimo ha lagu dhaqo Ilaahayna nama oran Anna ma ogolaankaro
Kkkkkkk War ciidanka seydka ciidankisa la yirahdaa ee dhulbahante ma ahan.dhulbahante wey ka mid ahaayen ee somali wey ku wada jiren .
@sakaaroibrahim9686
2 жыл бұрын
Dhulbahante taariikh la'aan ba haysa way iska sheekanayaan kkkkkk
@nimcocabdinasir599
2 жыл бұрын
Tatikhda so baro zayidka ya dhalay saa xaku ka yimid waa wiil gabdh dhulbahante eey dhashay dhulbahante ayaa xoriyada keneen dhilo
@nawalneyrus8887
2 жыл бұрын
@@nimcocabdinasir599 What for maxa ka micna ah wilasha wala dhalaa .seydka Hadey dhdhy gabar ma gabadhaa abbo u ah waryaahee aniga ku maqlee afkaga wax kula har.sydka wa nin ogaden ah meshuu dono ha ku dhsho .gabarna kuma abtirsanayo.anigabo gabar carbed baa idhshy hadana kuma abtirsado biyo abbaa leh naag ma leh.waxbas kaa qaldan imisa dhulbahante ayey gabar ogaden dhshy mana tirsano gabdhihina ma gabdhah kale ayey kasiilweyn yihin.ama ka siil macan yihin what you talkinag about ? Are you allright dib iskugu laabo
@mfayz980
Жыл бұрын
Isaaqeey wax kasta maad nagu haysataan waaba yaabee 😳😂 Inaader anigu inan ku sharxo maaha, Taarikhda been ma sheegin, meel wayn bay dhulbahante Taarikhda kaga taalaa si kasta u liid dhulbahante meel ku geyn mayso
@nawalneyrus8887
Жыл бұрын
@@mfayz980 Waryaa labeb tariikhda seydka ma oraneyso datawish oo dhan wa dhuloos laskin qeyb bey ka ahaayen wayo seydka degenaa togdheer kadib somali oo dhan wa ku jirtey hase lookale bato xataa iidoor wa ku jirey dir .hawiye iyo darood wa lagu jirey .marka dhuloos kaliya ma aheyn dib ugu laabo tarikhda.balse 140 ka hor ha ku laabane hada is xoreeya .abahey baa fardo laha Dameero ayuu leyahy baa ka fican.somalids qarnigan joogto Ku wii horaa ka ficnaa .wayo dad aqli badan oo wax gudo waxna garto ayey ahaayen kuwan hada joogo wax dad ah ma ahan .
Пікірлер: 161