Mahadsanid waa loo baahanyahay taariikhda dalka in laga sheekeyo waxna lugu qaato dhalinyaro badan manta waxay dhagaystaan warka siyaasinta oo kaliya oo waxaa ka dhaadhacsan ajaanibtu nabad bay noo ilaalinayaan
@farahali
2 жыл бұрын
Waa taariikh ee ha la kaydiyo
@hassanmohamed3385
2 жыл бұрын
Gen caydiid alle ha u naxariisto Waa ninki umada,ka,korqaaday Kaligii taliyihii siyad bare
@bilenuur5608
Жыл бұрын
Qalad maleeshiyada ana waa qalad ee luqada iska saxa
@dhagxbuurmedia4859
2 жыл бұрын
Sxb soo badi taarikhahaas
@aminabdi4320
2 жыл бұрын
🇸🇴✍️ thanks
@bashirkeenadid7919
2 жыл бұрын
Alahumsali calaa sayidinaa muxamad Wa alihi wasaxbihi wasalim alhamdu lilaah
@xasanturky4732
2 жыл бұрын
Tanks pro
@promahamedaxmed1274
2 жыл бұрын
Ciidanka bakhtiga cuna ee naagaha france : dhiilaha caanaha ayay moodeen sawaariiq somaalidu samayso .
@zermuniirchannel6395
2 жыл бұрын
Sxp maleshiyad ha oranin ee koxda amba urka dheh nio wa ku side
@aminabdi4320
2 жыл бұрын
Wad kumahadsantahay in ad nalawadagto Tariq aomalibadan mogan yahiin
@dheemanguleed209
2 жыл бұрын
Oo markaa maxay ku laynayeen Ma dowladay taageersanaayeen mise waxkalaa kadhexeeyey
@youngdahir
2 жыл бұрын
Aaah! Alla maxaynu ahyn ummad haybad leh(Rag) ka hor intaynanu is dulayno daba socodka gaalada iyo inay ino taliso gaalo aqbalin?
Dagalkii reeraha somaliya , umad-lhyne , taariikhda kdya kufsiga intd isledihiin ciwankee Veiws iyo Like ad ku heshaan 😂😂
@Salahfarah1
2 жыл бұрын
Maxa tiri kismayo biljim soo weeraray😅😅 tariqda aad kismayo ka shegtay wa been. Caydiid iyo biljimna kismaayo iskuma dagalin ee caydid iyo morgan ba isku helay dabada ayuuna jeediyay ninki caydiid aha sidi cadadiisa ahayd
Пікірлер: 24