Waa islaamo wada Waakan odayadii banaanka ku soo wada tuuray oo meeleey ku nafisaan raadinaya Alloow alle bal caruurtooda markeey daawadaan waxaan kawaran? Subxanallah
@zsh2214
Ай бұрын
Ala Ceeb badanaa Shalayna baby ay leheed maantana Saan Subxanallah war wax isku la har Subxanallah
@user-cs8wy9pj5r
Ай бұрын
Haduu Hadalkagu Yarado qiimahaga Kor dhayo. 🤣🤣🤣🤣🤣
@saynabahmed545
Ай бұрын
Illehey swt wuxuu yiri dhar ayaa isu tihiin😢
@waxwalbalechannel1676
Ай бұрын
Maxamad s not easy 💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔
@nimosuleiman
Ай бұрын
Ilmaha aga soo qaado oo aamus kudhaha gabadha Allah ha dejiyo
@khubeybadan
Ай бұрын
Subxanalah malaha muniira San cadi kuma aha allow na astur
@abdijama1984
Ай бұрын
Weeywaalatey allaah ugu gargaar naagtaa waey ku socootaa jidkii hani❤❤❤❤
Maahir hadalba ma yaqaano maxaad kula hadli daqiiqad daqiiqad ama sadex jeer maalintii, maalintii ama labadii maalmoodba i tus ku dheh video mar ilmaha ereyga ka daa uma fiicna adiguna uur na waad leedahay walaal social media ka daa hadaad jeceshahy maahir wuu arki doonaa waxan aad ka hadlaysid wuu dhib San doonaa khayrkiisana lama sheekaysan doono iska daa maahir maahir maanta dhan intaad ku hayso wiil kaaga aabihiis ha caayin intaad u soo fariisato haka hadlin ceebihiisa qof walba Ceeb ayuu leeyahay malaa’ig ma nihin!!!
@PlayZMM2_2
Ай бұрын
Hacaayin ninkaaga ilaahay kabaq
@hafsaali4297
Ай бұрын
حسبنا الله ونعم الوكيل. الحمدلله الذي عافانا عما إبتلى بهم وفضلنا على كثير ممن خلق تفضيلا. أللهم اللف قلوب الصوماليين وأصلح ذات بينهم واهدهم سبل السلام ونجهم من الظّلمات إلى النور وجنبهم الفواحش ما ظهر منها وما بطن أللهم امين أللهم كما خلقتنا اعزاء لا تذلنا لغيرك اللهم آمين يا ذالجلال والإكرام يا رب العالمين
Saan waaceeb walaahi dadka mar haadaa famil noqotaan sidaan ma fiicna😊
@user-vi3yp9vy7j
Ай бұрын
Allah Allah Allah Allah Allah Allah 😭 🙏 💖 😢😢😢😢😢😢😢😢😢
@rukiamohamud9495
Ай бұрын
Adkeyso
@fadumoosman1628
Ай бұрын
Asc walal wa ceeb
@fadumoosman1628
Ай бұрын
Hishood,sheydan yu ku qaadim
@sidrasirad9475
Ай бұрын
ada raxanwayn raxo ka daye ku raaxayso riinka kaaraha
@user-si7rt2iv4i
Ай бұрын
Ninayaa maxamed busku wuxuu dhale baahir ee isku xishoo ale ka cabdaso ❤
@fowsiyaliiban7266
Ай бұрын
Bismimillihi raxmaani raxiim
@user-gf9hm1fh6w
Ай бұрын
Ninka waad jeceshahay
@fadumoosman1628
Ай бұрын
Hadalkaga ka fiirso sheydan yu ka adeegan
@kubra8
Ай бұрын
I think way jeceshahy waxayna filan la'adahay furitanka, waayo sidaanu caadi maaha. Ilmahan yare ku hayso waan lahadlayaa mahan ku lahadli karo ama u jawaabi karo. Ninka way ku walaty
Wuu darooshimaynayaa waa maxay roob miyaa ku daay aqalka
@aminahaji9386
Ай бұрын
Maxamed buskut gawadhaan adigaa social media barley kaxaxabso gudkaaga biyo ku galey 😳😳
@aminaali9944
Ай бұрын
Illahow ku caafi. Gabdhan naagahan way waali doonaan. Sidan was waali ee xaalada dajiya.
@umxababa3545
Ай бұрын
Tan ilmaha nimanka u haaya kuwii horeba xoortey
@haweeyaumalaskar3062
Ай бұрын
Adigaba nin baa ku qabay baa la leeyahay cayda iska daa nagatu marakay ilmaha ku dhegdhegto ninkan raba hadad nacaday maad aamustid
@shairabdi
Ай бұрын
Allaha caafiyo
@Abdelrahimmohamed-jy7lp
Ай бұрын
Somalidaan yaa tiktoka kaxiro walah hadaan maamuli laha tiktoka waan kawada xiri laha wijigiina wase qolka waxa lasaaran waa islaamo waa weyn tan ugu yer aya ah 42 sano jir bila cml single mother islaamahan weey ka waalayin lasoco social media waad ku cusubtahay 😷😷😷😛😛😛
@PlayZMM2_2
Ай бұрын
Utag oo kasoo qaado maxaabad ucaayey
@lail111
Ай бұрын
Maxamed filter🤣😂
@rukiamohamud9495
Ай бұрын
Wax kasta waa la arkaa waxaan la aqoon
@Iphone20249
Ай бұрын
Bisinkow xishoodki xageetagay ee waalid keen inagu soo koriyay
@rukiamohamud9495
Ай бұрын
Weligaa
@user-ne5bm1wy7e
Ай бұрын
Gabadhan ilmahedihore away ilmihiuguhoreyaymahe
@user-dv6ex6ix9u
Ай бұрын
Nahoy joog akhlaqda ilali
@Abokaramin
Ай бұрын
Mar haduu ku furay maxa ka ak aqbanleheed imo sanad jiro maxa laga hadlaa aaway shantii hore shekadani waali bee uektahay
Nayaa ku guursan Somali hadaa tiraahdo Mohamed baan soo ban digi. Adi ha is ceeben
@tusmoaadil1825
Ай бұрын
Muniira xabiibti Naso time out qaado is deji maskaxda qabooji fekerkaaga nidaami hooyo la heshii dumarka baraha bulshadu ma kuu aha saaxiib attention wll ninka hadaad furayaashiisa hayso tartiib tartiib digsi ugu huurso😊
@user-dv6ex6ix9u
Ай бұрын
Maxamad buskut wa wilkhaq badan adiguse oqon batahay calntan cidlatalisa maleh miya ninka wajecehahay wana arkidontan
@NadifoMohamedAbdi
Ай бұрын
Asc walashey muslimada hal talo kusinayan sheydhanka iskanaar soweysaqado labo rakacsalad tugo qalbiga wakuqabobaya adunkan wa malin gaban lagatagayo karfancad lagugu dudubayo kaliga godka lagugalinaya taas ma hilmamtey dhig kar yakugu dhicin allah ku abuurey kabaq dulmiga iskadhaaf rahweyn 0 ma ahane wilkas cad kadhaley rahwey Afka kadaa dumashiyey
Пікірлер: 107