Illaahey ha I cafiyo hadaan. Qof u gafay Lakiin hadaa tahay xaas ma wanaagsano in aad nolashada social media keentid. Waxaad yeelaneeysa xasid badan
@animocade6498
8 күн бұрын
ASC Sagal weyqaraareysaah
@Ramla22
8 күн бұрын
❤❤❤❤
@AfiyaIbrahim-tn8fn
8 күн бұрын
Asc. Yaab waaye wlaahi Somalida cudur waxaa lagu arkey in aad ka hooseysey rabaan bal fiiriya arintaan. Illaah ma joogo miyaa meeshaas iyaah. Illaah ha kaalmeeyo intii dhiban Insha Allaah.
@fatumaali1463
8 күн бұрын
Nafiiso waxaas waa prank hadey rabaan Hada ka hor sagal somali iyo ninkeeda ayaa qiiq noo shiday Hana dambaajinina dheh Sharafey
@nafisafamilychanel8080
8 күн бұрын
Lkn abaayo sucudi wey dharatay
@duniyoragecohniijk753
8 күн бұрын
Sucdi ayadaaba meesha shidi jirtay ee horay usoco
@fahmotahliil253
8 күн бұрын
Sucdi waxa kuxiga tii miskiinta aheees sacdiyo
@ilahancumar8146
8 күн бұрын
Kuwan awalbay. Is dagashanayan. Sowkuwi isdagali jirey
@roodacrixmanmaxamuud6924
8 күн бұрын
Anu labadaba waa dhegysty sxpaylw soomalina Prank io belyo by ku falyhin lkn sucdi waa dharty markaa wxn leyhy horumar wacan anu labdaba waan dawada in kasto sagal iyado magaca soomaali wadata ayaantan tiktok dagalda sokeeye guubaabisa qushi iyda dhashy o iyda ka dhalty kuway dabka ku guryso labadaba horumar wacan
@muqdishogirl9244
8 күн бұрын
Yaa fiirsaday prank gii ey sacdiyo iyo Sagal sameyeen koow , teeda kale hadiii ey AK dhahdo waan is jecel nahay xataa Sagal maxaa ka galay soow nin ma qabo
@user-yo8ms8di3m
8 күн бұрын
Meey iska celiso hush
@nacimanacima5717
8 күн бұрын
Labadaba marka dhagaystay sagal baa ila khaldan walahu aclam
@nafisafamilychanel8080
8 күн бұрын
Saxiix wllo
@muqdishogirl9244
8 күн бұрын
Sagal ayaa biloowday iney hadasho sucdi ma eysan hadlin koow Sagal iney hanjabto maahan xataa hadey garabsiisey ama eyka lacag badan leysma gumeysto
@habibaabdi4190
8 күн бұрын
That is true my sister
@NagadMcalin
8 күн бұрын
Asc Nafisa. How is abayadeyn Ayaan Gobdoon?? Is she well. Video cabaar ma so dhigin.
Somaida Ha iga xuroobin bey yaqanan oo film ama prank gooni ha u sameysan yaaqaay ASAD xajiyow ku daysada team ayuu soo saaray weey caawiyaan wuuna caawiyaa 2m ayuu na heystaa
@nafisafamilychanel8080
8 күн бұрын
Saxiix abaayo
@animocade6498
8 күн бұрын
Qofku wuukula shaqeynkaraa
@user-yo9nz4fv3i
8 күн бұрын
Walal hadii an garta uqadno si cadalad sagal wey ku xadgudubtay gabadha wana wax muqdo runtii isu qabil manihi oo gabadh dhulbahante baan ahay sagal ninka qabana waa dayuus an damiir lahen waxa gurigii kadhacay xita hadu ogen kadabatag inu sameyo ayey ahed waxa muqato in leysla ogyahay balse hadey gabadha wax garo talabo cad in la idinka qadayo shilin bad kufanten ogada damiir idinka shilin badan inu neyrobi idinlajigan wana aragna dhaqan xumidiina
@nafisafamilychanel8080
8 күн бұрын
Masha allh walalo mahdsaniid❤❤❤❤❤❤
@ismaailibrahim4165
8 күн бұрын
Dagaal his hips baa ka dambeeyaya
@user-wf6zd5os3g
8 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤
@FathaBisas-xv5zv
8 күн бұрын
wall soo dhwoo wana kufrxsnhay inaan kuso biro youtbe kaga xaqna waan ljirnaa❤
Пікірлер: 58