Walahi gaba Dhani inta aan gabdh daa waday wali qof aan LA simo majiro gabadhan ayanu meel sare gabadh sino garab keedu waa inaga asxaabey 100kun iyo kabdan ayay u qalantaa qli dumare❤ mashaAlhhh my sister
@sawdamqaalib
3 ай бұрын
Mahadsanid wllo qaali
@KadanAliIsa
3 ай бұрын
@@sawdamqaalib waadcu qalantaa wl qaali. Allaha raxmanka ahi ha inooga saaro cillada.
@fadumohirsi8086
3 ай бұрын
Waan kugu raacsanay aniga xataa walagay uma dhagaysan qof sida aan Sawda u dhagaysto
@BilanYusev
3 ай бұрын
Wlhi aniguba aad baan u jeclhy qisooyinkeeda kaliya ma jecli ee.wxn.jeclhy.dhiirigalinteeda.io.sida.dumarka.ay.oo.lataliso.guulyso.habo.qaali❤❤❤❤
@abdirashidadan8169
3 ай бұрын
Waa hadaL run ah sawda waanku slamay wllo
@QamarAli-tk8ss
3 ай бұрын
وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته حبيبتي أللهم صل وسلم على نبينا وحبيبنا محمد صلى الله عليه وسلم ❤❤❤❤❤❤❤😢😢😢😢❤❤❤❤❤😢😢
Mashaa Allah thanks ina adeer waxaad tahay macalimada dhaqanka akhlaaqda iyo diinta waxaan filahayaa dad badan oo rag iyo dumar ah oo jid khaldan ku socday inay wake up call u noqon doonto ee illahay ha ku xafido shaydaan illahay ha kaa ilaaliyo adiga iyo asaxaab taada iyo ehladaada thanks again
@حميراءعبدالله
3 ай бұрын
وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته أللهم صل على محمد وعلى آل محمد كما صليت على إبراهيم وعلى آل إبراهيم إنك حميد مجيد ❤❤
@ridwaahmed4977
3 ай бұрын
أللهم صل وسلم وبارك على سيدنا وحبيبنا محمد 🤲🤲
@maryanmohameddirie2043
3 ай бұрын
Salallahu calayhi wa salam ❤ Salallahu calayhi wa salam ❤ Salallahu calayhi wa salam ❤ Salallahu calayhi wa salam ❤ Salallahu calayhi wa salam ❤
@ShukriaxmedRaage-o7r
3 ай бұрын
وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته اختي اللهم صل على محمد وعلى آل محمد كما صليت على ابراهيم وعلى ال ابراهيم انك حميد مجيد أحبك يا رسول الله ❤❤❤
Maanta ana first one ah gabdhow 😂😂😂 soo dhawada asxabta sowda qaalib lkn ana idinka soo horeeyey😂
@ayanbadan8832
2 ай бұрын
Kkkkkkkkk
@ayanbadan8832
2 ай бұрын
Fariiiid mashaaa Allaaah
@DeeqaLulla
2 ай бұрын
Kkkkkkkk😂😂
@Bedraismaaciil
2 ай бұрын
Ineel ragu way daawadaan fariid😂
@SamirSaid11
3 ай бұрын
وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته اختي أللهم صل وسلم وبارك على سيدنا وحبيبنا ونبينا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين
@Khadiijo-ps7ss
3 ай бұрын
Sowdaaay waa goorma goorta ay dumarku caqlisanayaan war nin 100% ha aaminina 50% ayaa la rabaa innad qalbigaaga siizo ciilka aduunkaa ihayay intaan daawanayay caawa
Si aanan like ta u iloobin inta aanan taawan aanba saaraa .
@Fad-p4i
3 ай бұрын
ألهم صلي على سيدنا وحبيبنا محمد 🎉❤
@sagalabdirahmaan4815
2 ай бұрын
Mudo laga joogo dhawr iyo labatan casho ayan umulay ilmahaygi uugu horeyey intan calosha kusidy wan udhereryay aragiisa ala gormad dhabta kuqabsan dontan ban lahaa lakin markan foshay een dhaki rabo ayuu calosha iigaga dhintay wan kusabray oo ilahay kuxamdiyay lakin ilaayo maanta saan ujigan so xasuustaa inankygi yaraye quruxda badnaa e isago mayda markan dhakay laabta laiisaaray wan iska ilmeyaa anoon isogayn bay ilmadu igaso qubataa lakin qisadan xageeda danbe sawday markaad tiri ilowshiyuhu waa nimco oo xata hadad soxasuusato wixi kuso is ilowsiii waxan goan kugaadhay inan is ilowsiiyo oo maskaxda waxyabo akle kumashquliyo mida kale haila yaabina ilmahaygii curad buu ahaa o waa marki kobade an hooyo noqon rabay allah badal khayr qaba oo soo dagdaga inuu isiiyo iigusoo duceeya asxbaaye🤲 اللهمّ صلّ وسلم وبارك على نبينا محمد وآله وصحبه أجمعين ❤
@zeynababdi5130
2 ай бұрын
Amin
@AbdiFataxcali-sy8be
2 ай бұрын
Sawdo qiso garashada hawayin
@haania2495
2 ай бұрын
Thank you sweetheart
@omaremli280
2 ай бұрын
Armu walalkis asi diley
@safiyasacad485
3 ай бұрын
وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته اللهم صلى وسلم وبارك على سيدنا محمد وعلى اله وصحبه اجمعين جزاك الله خيرا😭😭😭😭
@KadanAliIsa
3 ай бұрын
Asc allaah yacisak wl qaali Had iyo jeer raggu gabadha aan kharash badan kaga bixin waxay moodaan abu riyaalayn. Macnaha qiimo uma yeelaan.
@Hothan_Abdullahi
3 ай бұрын
Xaqiiq
@daudnoor
3 ай бұрын
Thanks ina adeer waxaad tahay macalim somaliyeed oo wakhti ku haboon timid illahay ha ku xafido
@ayanbadan8832
2 ай бұрын
وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته
@Kalthuuma
3 ай бұрын
عليه افضل الصلاة والسلام ❤❤
@HamdiMawlid
2 ай бұрын
❤❤❤ scw scw scw scw
@aminaabdiadem9900
3 ай бұрын
ماشاء الله تبارك الرحمن بارك الله فيك اختي جزاك الله خير الجزاء
@RaxmoMaxamed-ii4rw
3 ай бұрын
صلي الله عليه و سلم ❤❤❤❤
@zuhurzayooni
3 ай бұрын
Wcs scw scw Mansh allah abyo sawda we love wax walbo wad u qalanta wali kuma arak youtob adiga kaga Kaficn mana dhagesan qof ka Ficn ilahy haku barakeyo adiga Iyo family kaga Qali dumar inolow horay usoco insh Allah ❤❤❤❤❤❤❤❤
@isteelkaaxmed-qq6pg
3 ай бұрын
Scw scw scw ❤❤❤ waan ku salamay sowda anaa u horeeya caawa❤❤❤❤
@UmuXamsa-wc9zf
2 ай бұрын
Shukran❤
@aasiyamaxamed-w6m
3 ай бұрын
السلام عليكم ورحمة الله وبركاته يا سوده❤
@sumeyoabdi98
3 ай бұрын
Asc
@ayanbadan8832
3 ай бұрын
وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته
@Muna-n8i
3 ай бұрын
❤❤❤nasiis cawa qofka 1baad ban ahay way ii dhineet🎉🎉🎉🎉 guleso abayo❤❤❤
@ZamzamabshirCabdiqadir
3 ай бұрын
Kujecliyaa sawda abyo mhdsanid mcney ❤❤❤❤❤❤
@nortaabdinoradow262
3 ай бұрын
وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته، اللهم صل وسلم على نبينا وحبيبنا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين وسلم تسليما كثيرا ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@NuuraCalu
29 күн бұрын
Waan ku jecelahay wll mcn❤❤❤❤❤ soo badi wll mcn❤❤❤❤❤❤
@fooshassan1379
3 ай бұрын
Haduusanba dilin Allah ha u mahadiso Aamiin
@deeqamoktar5778
3 ай бұрын
Sowday inten kaala so xiriraa qisan kuu hayaa talana wn rabee
Пікірлер: 276