Dahabku waa bir ka mida biraha dhulka ilaahay ku abuuray, ma jirto wax uu dheertahay biraha kale. waabuu ka liitaa, waayo tusaale ahaan birta xadiidka ah waxa laga sameeyaa qalab aad u fara badan sida kuwa beeraha lagu qoto, baabuurta iyo qaar kaloo badan. dahabka wax laga sameeyaa ma jirto kaliya inta meel la dhigo ayaa la daawadaa.
Waa dahabkii samaroon mise kii garxajis tuug tuugi dhashay
@haboonadan
2 ай бұрын
Imisu marayaa grimkii?
@m.6813
Жыл бұрын
Afrika hhhhhhhhh
@gulledabdi1221
5 жыл бұрын
Waanu dhici doonaa dhowan waa balan
@midgpsg4695
5 жыл бұрын
Gulled Abdi xaram wll qabrigaaga u nax waa laga tagayaa dunidane
@thesomalibrotherhood7112
5 жыл бұрын
FAKE gold
@maxxam7097
5 жыл бұрын
kingontherun awww are u jealous 😚
@alisamale25
5 жыл бұрын
Miyaanad soomanayn how do u know inu yahay fake
@zamzamabdi5279
3 жыл бұрын
@@maxxam7097 kkkkkk Who ask you
@hidershow4337
5 жыл бұрын
hhhh geeska africa kulaha aqli tuulo ayaad wada nin aya indhole aha halmar ayuu wax arkey markina wuxu arkey bakeyle waxkasta o loshego wuxu yira inte bakeyle kala egyahay idinkula yabimayo
Пікірлер: 52