gabadha niyada haloo dhiso waa la daaweyn karaa xubi haloo sheego niyada yeysan iska jebin dhaqtarka hala xiriirto.
@hawaali2760
3 ай бұрын
xanuunka Allaa keena ee wiilka yaan la eedeynin xanuunkaana his maahan qofkasta ayuuna ku dhicikaraa xataa waxaa laga yaabaa inuusan isku ogeyn aritaan hoos u dhiga hana la hubsada
@ZaraFarah-w4q
3 ай бұрын
Tan oo kale sociala medie kadaaya
@evehussien2129
3 ай бұрын
Waa naag jeceel diiley Sorry walaalshis 🎉
@abdulahiesse5946
3 ай бұрын
Masaas baa kuu dameyse alle irsaaqad weydiiso
@nasirhurun3520
3 ай бұрын
Qaarna hoos baa xalinayaa qaarna kor mar hadaanu maxkamada ka tirsanayn.
Пікірлер: 7