Masha Allah xabiibti haley so dhaweeyo Abaayo cusub ayaan ahaye walalaha ku xiran farxiyo quruxinta 🎉🎉🎉🎉❤❤❤
@user-um7gj5of1q
17 күн бұрын
Mnshllh xbbti horay usoco
@user-sw4oz9ll3y
24 күн бұрын
Masha Allah abayo barkimanka sidase isku gu dhax dhacan aniga waxan sameya 3 barkin inta so gato ayan afka ka fura 1 ayan ukala khebiya 2 barkin ayan ka dhiga afka ka tola kadib Masha Allah aye ku noqone abayo❤❤❤
Abayo anigu in muu daa.ah ayan kulaa joogaa wlhi wanka heelaa horay u soco
@user-sg6wv6og1d
24 күн бұрын
Abayo cunta karinta ayaa kaa bartaa magacayga wa miski lkn maanta waxyar ina ku shego rabaa kwrn😂😂 Malawaxa marka samenesid saliid hois ha uga shubin cafimaadka uma fiicna marku cajinka qalalo wax yar lee tisku sii kadib qadada marmari inaa gaarsii saas u samestaa ani shukran war ja kugu badiyee😂
@farhiacuisinekushin
24 күн бұрын
Masha Allah 😘❤️ Mahadsanid qali ❤️💜 waa macsaro
@fadumocabdiqaadir4743
24 күн бұрын
Bariiska magacis isoo sheeg abayo
@miskiin236
24 күн бұрын
Habo, Rayka magac kale ma leedahay?
@sacdiyoabdikarim9332
23 күн бұрын
Abyo birtaan kaligeed magadaa wn rabaayee
@CureejiXirsi
15 күн бұрын
Abaayobariisiyohilibsoosameey
@oz-cf4fi
15 күн бұрын
Xageed joogtaa burkijadaan kahelay.
@user-cb6yb1se6n
14 күн бұрын
Kenya lagu sameyay somalia wey taaal
@HalimaYusuf-mh2lm
24 күн бұрын
Abaya digsiyalka wan rabaa waxana kunolahy magalada moyala seen ku heli kraa
Пікірлер: 35