Tiimkega waxan ahay abo somaliyed o niga wada codsanayo dhamantin in ad igu wada sacidin dhamantin SUBSCRIBED walalahey qali ah e somaliyed wadna mahadsantihin dhamantin guulesta wiligin walalyal aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin 🇸🇴 ❤
@NSalah2006
2 ай бұрын
Falastiniyiinta dhamaade, hadal uun baa la wadaa, cid qaadacaysa ama xayiraysa yuhuud xasuuqeeda lama hayo! ILAAHAY bay leeyihiin.
@ilyaasmiyir7803
2 ай бұрын
Allah israa iil ha roogo
@dahirdayib7558
2 ай бұрын
Bakhti umul maxaa lagaa dhagaysanaa.
@MuseMucad
2 ай бұрын
Maxkamdu wax jira mahin waa kuwa ushaqeeya ree galbeedka iskadhiga kuwa cadaald ah ee waxn dhihlahaa waxb ha isdalinina ee ninwalba gacntaada ku ciil bax falstiin allha guuleeyo
Asc mawlid xaaji falastiin allaha ugargaro sababtoo ha orbo wayska hadlan meeshan nin mareeykan layirahado Madax ka ah siduudono uu ka yeela waa caruurtisi yahuudu lagma tabankaro allaha weyn ha ugargaaro
@dayibfanaxfanax3800
4 күн бұрын
❤❤❤❤
@haybecismaan6239
2 ай бұрын
Aduunyadu waxa u baahan tahay hub ka dhigis waayo fully kasta ayaa hub samaystay waqtigii seefta waa lakala adkaa
Maraykan iyo reer galbeed waxay hubka u siinayan yuhuuda waa daciifnimo ay ka arkeen muslimiinta !!!!!!!!!?
@AliMuse-y7y
2 ай бұрын
Xasuuqa israa,iil ay ku hayso falastiin maaha mid qawaaninta caalaiga ay waxka qabanayso hadii wax Laga qabanayso wax lameel marin lahaa xukunkii maxakamada kasoo baxay ee xadhiga natanyaahu iyo wasiirkiisa gashaan dhiga
@NuuraIsmail-z4f
2 ай бұрын
Dadku indhaha ma la A way ogyihiin kan hubka dhiiba iyo kan isticmaalaya iyo kan maxkabada haystaa waa isla mid maxkabadaha waxaa loo samaystay africa iyo carabta Reergalbeed ma quseeyo
@AbdullahAhmed-z7x
2 ай бұрын
Qaza xasuuq uma dhinna???
@AbdullahAhmed-z7x
2 ай бұрын
Ilaahey garabkooda hagalo ia tacaalaa???
@billeqabowsade6518
2 ай бұрын
Haa waa lagu soo oogi karaa laakin cide ku oogee israaiil waxey leedahay walaal wax siya wax ka celiya oo weliba horteeda ayeysocdaan ee ť Gadaal ma taagno falstiin walaal ab tirsi malaha walaal islaamna ma leh allaah ayaa ka harbour weyn dad madaxda iyo dalaka islaamkana waa lagu ciqaabi dona
@Sakariyeabdi-w9i
2 ай бұрын
Hadii ay weerarto Israel xusbulah waxey noqan doontaa dagaalkii sadexaad
@omerhassan3041
2 ай бұрын
Hadii cadaalada naftirkeedu jirato sidee loo maxkamadayn karaa! Hubaal waxaa ah in ingiriis iyo maraykan cid dunnida korkeeda xukumi kartaayi aanay jirin! Ilaa loo dhaadhaco maxsharka qiyaame maahine!.
Пікірлер: 39