Waa hees mcn lkn mafaayo😍😍 alaha kunaxariisto hapo
@abdulqadiradamali9123
Жыл бұрын
1:Lur iyo rafaadaa luquntay la buuye 2: asalshey lugooytuu lankale ma sheegnee 3: ani lundhabayaa abuurshee lahaaye. 3dexaas hooris ayaan ka fahmay ee yaa kaloo noo soo qorikara heesta oo dhan!!! Aaway reer Arlaadi!? Allaha u naxariisto Dalays
@jaallebulsho3367
2 жыл бұрын
Ilaahey ha u naxaristo mamo khadijo wadani
@shugrikarshe6157
21 күн бұрын
Kashekee marexaan san afmaymay ku heesayo
@waayahaonlineacademy
6 ай бұрын
old is gold may allah bless mama daleys😂
@axmedjiidoow6547
2 жыл бұрын
Yaa ila dawanaayo 2022
@abrahamhashimi72
5 жыл бұрын
Allah u Naxariisto Khadiijo Daleys
@laylaali5977
8 ай бұрын
Beautiful
@husseinadan2096
Ай бұрын
Lahjada May Mayga waa fahmaa ayaa dhihi jiray anoow xamar waliba ku dhashay lkn maanta 1 xitaa kama fahmin, waxaa filaa waa dhabaaqa sax ee Mayga in uu yahay kan.
@mohamedsharifibrahim2897
6 жыл бұрын
Ilaahow hilimy ing kyweel
@saidali5400
3 жыл бұрын
Zhp hees ayadoo qoraal aha aad soo fasirtay soo dhig waayo wllhy heesta wan jeclahay lkn waxba kma fahmayo xitaa erayada dhawaqooda aad uma qaban karo Mahadsanid
@suldanalimirre
Жыл бұрын
Iyadoo lyrcs miyaan lahelayn
@jamilamahamed4612
6 жыл бұрын
Allah ku narisato mama dales
@xassanibraahim7400
6 жыл бұрын
Jamila Mahamed Nice
@abdulazizhaaji4202
2 жыл бұрын
Meel la haly siing kuly hariiry kory wey heley
@mataanyare611
3 жыл бұрын
Shal tariiqmi ani Lee toleedee😁🤚
@ahmadhasan2044
5 жыл бұрын
ilaaheey iin naxriisa
@xasanwadani3552
Жыл бұрын
Dadkayga 😊
@captanbee9377
3 жыл бұрын
Raaapka danbe mafahmin 😂😂😂😂😂
@mohamedsharifibrahim2897
6 жыл бұрын
Ani gaaly iwaati hhhh
@xassanibraahim7400
6 жыл бұрын
Illhow u naxariiso
@majidabdalla8858
3 жыл бұрын
Hestan ayado qoral ah noso galiya aman dhoorey
@deeqsiwarsame324
2 жыл бұрын
Alle Khadiija Daleys ilayn Af Amharic ga way taqaanay. Bal siday Xabashiga ugu luuqaynayso eeg.
@kalidabdifatah1207
Жыл бұрын
Xabashi ma Aha zxb waa maaymaay Allah unaxriisto
@abdi6495
Жыл бұрын
AFKAN SXB MAAHAN AMHARIK WAA LUUQAD KA MID LABADA LAHJAD EE DALKU LEEYAHAY MAY MAXATIRI KHADIJO CABDILAHI CAMEY DALEYS WAA REER GEDO AMA MAREEXAAN LKN WAXA AY TOOS UGU HADLI JIRTAY LUQADAN MAAYGA MARKA WAD BARAN LAHEYD HADAAD TAGI LAHEYD DIINSOOR WAXAY QISADU KA SHEKEYNEE NIN DHIBAY OO AAN WAXBA HAYSAN OO QABA
@shuceybmuhiyadin5781
Жыл бұрын
AAthaaa koylyshee ing sheeeg
@HappyDominoes-ef3pk
4 ай бұрын
Af Soomaaliyeed baad xabashi leedahay caqli xumadaas umada kala tag adeer
Пікірлер: 35