Golden voice sxb cod dahabi ah ayaad ledahy masha allah❤
@MohamedFarah-my7kx
3 ай бұрын
Filter ayaaad mariinin karta
@cabdullahi2
Жыл бұрын
Ku sali nabigeena Mohammed scw ❤️❤️❤️
@Suhayb1_4
10 ай бұрын
Sallalaahu caleyhi wasalam
@Kaymosalad
Жыл бұрын
Runti aad baan ugu faraxsanahy inaan hadalkaa maqlo waayo 1977 waddamadi na dhabar jabiyay iyada oo qarni ka soo wareegan ayay baabeen midowgii soofiyeet Yemen Cuba marki laga reebo USA iyo UK 🇬🇧 waa mahad ilaahay inay maanta burburaan lkn aaway dhalinyaradeeni ka fakari lahayd aayaha iyo masiirka dalka
@bintiahxmedsaleban9682
Жыл бұрын
Somalia laftarkeedu Kadib dagaalkii Ethiopia way burburtay walina dawlad may noqon iyagu nabad ayaabay haystaane inagu wali Waynu isdilaynaa
@zizeycazimi-qg1iq
Жыл бұрын
Yaman sidee???
@RobleAden-jm3tv
Жыл бұрын
Marnaba ma ilaawi dono xasuuqii iyo dhabarjabinti ay ugeysteen shacabkana Somali galbeed inshallah somaligalbeed na wayxoroobi donta
@sHimaaLi_x1
Жыл бұрын
@@zizeycazimi-qg1iqyemen waa dal fashilmay dhinac walba melksta oo kamid ah dagaal baa kasocda Allah ha kala qaboojiye kolaay anaa kama daaba xumaneeyne wacalada
@Ibnunucman
Жыл бұрын
سبحان الله وبحمده سبحان الله العظيم 🍃
@SonZabkey
Жыл бұрын
Somali cid kasta cadaw ku ah allah ayuunba ina jecel
@Shakureyy
Жыл бұрын
MAGACIISU Waa Abdirahman Abdi GOLDEN VOICE WAAQICA JIRA MESHU KA BILAWDAY 👏
@user-khadar7r
Жыл бұрын
Nacala ididn dhalay dhabar jabinta aad nagu samaysen waa ka shalaydontin n.a😢
@qacqacosman5716
Жыл бұрын
Thank you Abdirahman Omar
@j.m.m1291
Жыл бұрын
Wey ku macdahay wlhi xaraanta nacalad baa waxa ay yihiin iyo faracoodaba ku yaale ciilka ugu weyn kuwa aan uqabnana waa itobiya oo ila hada dad somlideena kamid ah haysta kenyana ku dar wana ka arsan dona sanadaha soo aadan insha allah wana balan anoo nool haduu dagaalka bilawdo inaan ka qeyb galo insha allah
Abdirahman shb nooso gudbii 600 jeer ee uu ka badbaaday isku dayga dilka fidial castro muqaal nooga soo same thanks ❤️🙏🏾
@asmarrashid4394
Жыл бұрын
Sifiican waa in loo sii cunaqabateeyaa maafiyada 😂😂
@zamzamahmed6136
8 ай бұрын
😂😂😂 mac sonkor😂
@AyuubAbdimahamud
Жыл бұрын
Cupa naas dheer 😅😢😂
@missgaani2781
Жыл бұрын
😂😂😂
@sumayacdy463
Жыл бұрын
😂😂
@somamohomed1540
5 ай бұрын
😂😂😂
@Osmaan_4
15 күн бұрын
😂
@mohammedwanaag5699
Жыл бұрын
Sxp dhiiri galin soo gali
@saabirosca2627
Жыл бұрын
Golden voice😍 m.a
@AbshirMohamud961
Жыл бұрын
Dalki somali ujabiyay xabshida iyaga oo ay cidamadii military ga somaliyed qarka usaran yihin in ay gabi ahanba lawaregan Ethiopia awodi somalida ee amakaga kunoqotay calamka aya isku racen ruush ila maraykan in lacuryamiyo somalida oo qabil qabil iyo reero reero laiskaga horkeno 😢
@maadimedia
Жыл бұрын
Cuba wa dal awood badanan jiray hada se kamida dalaka ugu hoseya caalamka
@walifeysal7585
Жыл бұрын
Golden voice waaberi
@SaedXuseen
Жыл бұрын
For your information news,thanks
@NajibAbdullahi-h4g
Жыл бұрын
Golden voice msha allah wll
@XamdiXaabsey-rl2ok
Жыл бұрын
Maxaana awal soomaalida faraha u soo galiyey .
@mohamedd211
Жыл бұрын
Sxb walaahi legend bad tahay
@MahamedInacali-dw9om
Жыл бұрын
Hada shalay bu yimid somalia si oo safarad uga furta hadana mar hore bu ka turtay garan mayo caqligaa somalia seda as ushaqeyo 1977 bay xilmamen 😮
@khadarsaalim8903
Жыл бұрын
Cuba 🇨🇺 miya kawada
@MahamedInacali-dw9om
Жыл бұрын
@@khadarsaalim8903 haaa cuba wa wadanka dhabarka ka togtay SOMALIA 🇸🇴 asago xasuqay cidhanka somaliyed
@formchanel5407
Жыл бұрын
ilahay bur burkooda kama kiciyo
@ABDIRIZAKBlack-jz3ii
Жыл бұрын
Legend ❤
@cabdifataaxmaxamed5163
Жыл бұрын
Yaa allh
@nazeem-px6le
Жыл бұрын
Hada waxba kuma noola nijaastu😂😂
@abdirahman8954
Жыл бұрын
Asc walaalaha waaberi Media kasoo hadLa Ethiopia iyo Qaabka Ay ku Doonayso Dakad plz🙏
@NuhJimaleaftin
Жыл бұрын
Always first viewers
@IlyaasismailNur-rl3nr
Жыл бұрын
Khabiir
@arbasb3009
Жыл бұрын
Keep going
@adanabdulle4477
Жыл бұрын
Sxp sharciga dal iyo waxa oow taro waxa laguu ogolyahay kasoo hadal Shalay dad badan ayaa laxiray 😢
Jaxiimo wuuba ku jiraa saacaan eeyga eeygu dhalay kuwiisa noolna nolosha eeyaha ayey ku noolyihiin
@sirajalfaqeeh
Жыл бұрын
😂
@abdullahibulla
Жыл бұрын
@@TiiriTaaara-jt2et 😫👏👏👏👏
@abdullahibulla
Жыл бұрын
@@sirajalfaqeeh intana majoogta legenow😂😂😂
@sirajalfaqeeh
Жыл бұрын
@@abdullahibulla haa waa sidaa, legendary 🙃.
@ManaammahamettMuhyadiin-bi6ho
Жыл бұрын
Waan qabsan donaa
@kingpower6909
Жыл бұрын
Somalia way dhismaysaa hadii loo guntado
@abdirashiid9645
Жыл бұрын
Cuba bis ma ahan tarikhda sofifiyet iyo nato dalkan kaliya ay u heshinay wa somaliya ay si wada jir ah u weraren sida russia wa cadow wxuna ka caroday saldhig cidan o dalka ku laha in laga ceriye mrka russia aya ku cawiye cuba ine naso werarto
Yemen 🇾🇪 oo dhan mawada aha ee waa yamanta koonfureed kuwa Ethiopia caawiyay
@warsamedacad123
Жыл бұрын
@@aliaothman5564 Yemen 🇾🇪 hal dowlaad leedahay 1977 kofur iyo wwx laadhaho majirto cadow wa cadow uun
@annachannell61
Жыл бұрын
@@aliaothman5564yemen is always yemen wxba hakala saarin
@sHimaaLi_x1
Жыл бұрын
@@aliaothman5564anagaa waxba haano kala sarsaarin faqiirin 😂
@abdifatahabdisalam2779
Жыл бұрын
Fidel Castro geeska Africa 16,000 🇨🇺 Cuba Ciidanka ah Saanadooda wata ee jogay Angola markay ku guulaysteen dagaalka halkas ka socday .kaliyaha waxbo kama qaadi lahayne ee sovietka garab socday nacalada.
@garaadka_cabdiciise
Жыл бұрын
Isheenii baa kasoo baxday
@BIYOVIC
Жыл бұрын
🎉
@Ciise499
Жыл бұрын
Somalia midowga Sofiyet ka iyo cupa waxay jabeen 1991😂😂😂😂 from hargaysa 😂😂😂
@mubarakahmed6031
Жыл бұрын
Kastaro magacii abaheee Aun😢
@sHimaaLi_x1
Жыл бұрын
Shb abahaa mia kastaro la oroon jiray?!
@hollaatme2991
Жыл бұрын
Halkanina waa waberi Media
@-x-muse
Жыл бұрын
Naas dheer meelaha dagaaladu ka dhacaa loo soo kiraystaa
@faisaahmed2840
Жыл бұрын
🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰
@sharifxuseen9001
Жыл бұрын
Aqownyahy sxb
@goodpersonality2485
Жыл бұрын
Ilaahay dhulka xala simo 😅😏
@zamzamahmed6136
8 ай бұрын
Aamin 😂😊
@lightuptolight
Жыл бұрын
Aaad ban u necbahay weliba naceyb daran😡shit
@TiiriTaaara-jt2et
Жыл бұрын
Meel xun aa u danbeyso nacalad haku dhacdo cuba waa ilmo daanyeero
@deeqxasancalishaacib-oi2dk
Жыл бұрын
🇨🇺 cupa
@AidarosHassan
Жыл бұрын
Wa Dalka Laga Cabo Sigarka Adunku kugu Halasta Badan Isagana So saraa wuxuna U Dhofiya Calamka Wan Dal qadimiya Adunka Ayu Ka Dabeya Xita Ethiopia isaga Ka dabeya
@ubahhusseinalisudi146
Жыл бұрын
Isheena kasoo baxday macsonkor😂😂😂
@sHimaaLi_x1
Жыл бұрын
Haa cuba nasdheer baa ladhaha 😂😂
@maxamedzaki
Жыл бұрын
6:15
@sHimaaLi_x1
Жыл бұрын
Somalidu dalkan wxy u bixisaay Cuba nasdheer 😂😂😂
@siciidkayse5488
Жыл бұрын
BAAAB,A IYO BALAN BAL BAAN U RAJAYNAYAA ILAA DHAMAADKA ADUUNKA
@Mo_Haa
Жыл бұрын
Hadii aan reer somaliland nahay waa inaan CUBA u mahad celinaa sababta oo ahxasuuqii 1988 loogaystay reer somaliland dadkii u qaxay Djibouti weysoo celisay si loolaayo bal waxaad sawirataa tiiyoo dhinaca Ethiopia naga xigtona ay somalia gacanta ku hayn lahayd halkay dadkii masaakiinta ahaa ee la xasuuqayey u baxsan lahaayeen waxaa hubaal ah in xataa hadii ay wax kasoo hadhaan ay ahaan lahaayee dad aad u yar inta kale waala xasuuqi lahaa sababta oo ah ma jiri lahayn meel ay u baxsadaan hadaysan Ethiopia halkaas haysan lahayn iLaa guushii ururkii SNM deegaankaas Ethiopia haysato ayaa sababay markaa markaa Waa mahad alle alxamdulilaah
@khadarsaalim8903
Жыл бұрын
😅😂sheeko huuhaa
@FootShorts12
Жыл бұрын
Ethiopia walaahay abaal barnu u hayna nolasheena maanta iyaga ka danbeeya haday somalia islaayan xita ayaga ayaa aynu soo raacayna
@TiiriTaaara-jt2et
Жыл бұрын
@@FootShorts12 Itoobiyaan Af-Soomaali ku hadlaayo ama ilmo xaaraan ku dhashay ama lagu soo koriyay intaaa mid un baa tahay
@smeshcel3025
Жыл бұрын
💚❤️🤍🫡
@FootShorts12
Жыл бұрын
@@TiiriTaaara-jt2et adba waad ogtahay barigaad islahaydeen xasuuq oo Cid haka reebina in ay iihilisay maqasaba anigu cadaawad umu hayo lakin Ada u hayo oo anay iiga kaa hilisay
Пікірлер: 102