Miidnimo somalia ma waxaad u taqanan somaliland soo ka xeeya sadexdii kale hadiikale waxad igu dhegantahay waa waliye naso naftadana ruunta u sheeg maarbanu keenay somalinimadad ka shekeysan reer somaliland lkn maanta wley ka tahay idinko sadeexdii kale keena moya marka waan kula midoobi baal jabuti keen oo keliya ileen waa somaliye sheeko
@CraxmaanxasanMaankey-iy9pp
23 күн бұрын
Sidaan hada ku socotaan waxaad noqoneysaan qaawan waligii la heysto ah balse inaga marna ma ogolin la midowgiina soo shaqo taga markii aad rabtaan marka kalana diida hal dhan isagu taga oo mowqif cad qaata cabaad iyo cuqdad soo jireen ah ayaad la tagan tihiin
@CraxmaanxasanMaankey-iy9pp
23 күн бұрын
Adeer jaamacow soomali ma jirtee xabashi iyo raaciyahooda yey hodayaan 2006 muqdisho waa laga ceyriyay inta aan dagno shabaab iyo itobiyaan midna ma imaan karaan
Somali ma waxay ictiraaftay alshaba markii somaliland iyo itoobiya heshiiyeen,
@snw9257
24 күн бұрын
Wadanka Xasan sheekh kaliya malahan ee qofkasta oo Somali ah aya in uu difaaca waa waajib. Al shabaabna waa Somali
@CraxmaanxasanMaankey-iy9pp
23 күн бұрын
@@snw9257 goormee soomaali la noqday nageeye iyo kuwa kale maba rabaan waqooyi inay la midooban Abkay ma galo abtir Israel 🇮🇱 iyo kuwii Jews ✡️ u ambaday diintenii subaneyd dan qabiil
@40Durkiya
24 күн бұрын
Anigu kuwaa shisheeyaha neceb ee difaacaya ha udhiibo waan la qaba dalku badbaadu rabaa
@MamaFoos-tu1kj
22 күн бұрын
Asc Dal jir Cadowgaaga cadawgiisa waa saaxiibkaa!!!!
@Light-q3r
24 күн бұрын
War saqika farmjo ka saar meeshaa sow kii ma aha Ethiopia bada siyeyeye
@aminaahmed6023
24 күн бұрын
Xaguu bada ku siiyey? Hadii uu joogii lahaa maanta somaliya waxbadan baa u hagagii lahaa ethopiana kuma soo degdegteen waa hubaal. 30 kun oo cidan oo ready well train buu oga tegau wadan plus 5 kun ee Elateria joogay. Intasaba ku filnan oahayd ethopia, ee xasan waydii halkui geeyey ciidankii wadanka difaci lahaa? Nacaybkan farmajo iyo beenta meel ku gaari maynee wadan hoose haloo eego madaxdana halala xisaabtamo.
@user-de6lm4wn9c
24 күн бұрын
Xamar Gaarigii Ka Baxa Gaalkacyo Uu Toos U Tagaa Taas Eeka Xumaadeen Faqash Dhan Maa Daama Ee Qaban Howshaas Laakiin Wax Kasta Cadeyn Aa Loo Hayaa
@NurSalad-pc1xd
24 күн бұрын
Shacabka soomaliyeed ha tashadeen oo wadanka ha difaacdeen, xasan sheekh wali lama Gaarin wixii uu fali lahaa, xasan sheekh wuxuu aabe ku abuuray wali ma dhicin.
@user-de6lm4wn9c
24 күн бұрын
Darawalkii Farmaajo Iyo Mursal Gudoomiyihii Baarlamaanka Al-shababa Eeku Biireen Taas Aa Cadeyn U Ah Maxkamad Aana Lasaari Doonaa
Farmaaje iyo kooxadiisa waxaa ka go,an inay wadanka burburiyaan waxeey rabaan in alshabaab wadanku qabasadaan in aduunka dhan nagu soo duulaan sidaasan Ethiopia ay bada ku qaadato
@charmarkedjamaboulale-nz8hl
24 күн бұрын
As salamu caleykum jamaac galaad iyo dhaman inta shabakada dal jire tv ku xidhidhsan . Carada Somalia allah ha xafido bulshada somaliyed dhamantod ku dalka jooga iyo mid calan kale ku hoos nool allah ha xafido ha dhowro dad qalbi salim ah rabi haka yeelo talo wati allee subxanka , illahay cidna xaqisa ma dulmo shaqsi kasteena imtixaan uu qaadi karo ayu dul dhiga balse as shabab difaac ay difaacdo somaliya cunuga cawa dhashey aya aqbaleeyn kaliya somali qarxi mooyee mida kale kuwa as shabab dalka somaliyed ah difaacan qaba somalidey shirqool maleegayaan anfaco iyo dan somaliyed kama dhex muuqdo xassan sheekh iyo xukumadisu wax ka go'an lidasho mooyee difaaca somaliya hamiigaasi wali kuma anan dhalan ayaban filaaya ee itoobiya jamaacow dalka iyo dhulka somaliyed itoobiya carada laa dagaalamii ariinkan waki somali mideeynayeey itoobiya haso duusho oo xoog badheedh ah dhul somaliyed haku qabsato waba fursadi kaliya ay somali ku midoobeysey ha uu cabsoon somali
Jamac you have car problems but you hire carpenter next time hire someone who knows his job or her job wrong man to the job
@user-bp1py3ul2d
24 күн бұрын
Xaqiiq
@user-jl7ys6dx2o
24 күн бұрын
Xaqiiq bey aheyd in 2ba argagixiso wada shaqeyn lahayen 5 tii hore
@user-de6lm4wn9c
24 күн бұрын
Dagaalka Qawaarijta Lagula Jiro Weeka Xun Yahyihiin Faqash Oo Dhan Laakiin Cid Kala Tashatay Majirto Maa Daama Ee Yihiin Dad Cuqdadeysan
@user-fm8ej5yb4f
24 күн бұрын
Jaamacoow taas ha ku siboodin isagu intuu ciidamo abaabulo muu difaac wadanka u istaago adiga jaamac ah maad ciidamo abaabushid oo aad wadankaaga difaacadid
@SHUAIB-AHMET
24 күн бұрын
Hadaanu muwaadiniin nahay waxaan diyaar u nahay inaan difaacno dalka laakiin fadlan madaxdan Afka jilicdasan cadawga ugu jawaabaya nama maamuli karto
@abdikhaliqjibril7726
24 күн бұрын
Xasan Sheekh wuxuu ku mashquulsanyahay xukun korodhsi
@kingmo9457
24 күн бұрын
Dawlad majirto😅😢😅
@abdifarah4164
24 күн бұрын
Waa wax laga XUMAADO in DAWLADDA jirta Awoood yaraanteeda Derteeda ITOOBIYA UKACSATO SOMALIYA
@aadansuhule8243
24 күн бұрын
Qaburah way kufilantay
@mohamedguleid5330
24 күн бұрын
Aniga waxay ila tahay si aan isaga dhicino cadawga duulaanka ku ah dhulkeena iyo badeena waa in aan helaa 50000 oo somali ah dawlada iyo alshabaab oo wada jira wada socda 50000 oo eritrean ah iyo 50000 oo shiicada ciraaq iyo xuutiga ah si aan u wada dicaafano bada cas waayo isku cadaw ayaan nahay turkey iyo qadarna xaga cirka taakulaynta dhaqaalaha iyo saadka inaga taageeraan
@adamjumale4871
24 күн бұрын
ONLF xagee ku danbaysay Mr OG ?!
@user-np6ph5px9p
24 күн бұрын
Waxaan xuseenaa cida mileteriga ethiopia ka saarey Mogadisho,xiligii C/yuusuf, hadda waxaa cad in aan u baahanay ALSHABAB
@Lizzie17383
24 күн бұрын
Intaa wax ka badan ma samayn kartee ma dabadaad kasoo riixi jaamacaoow inaar
@NurSalad-pc1xd
24 күн бұрын
Xasan sheekh wali lama Gaarin wixii uu fali lahaa.
@user-bp1py3ul2d
24 күн бұрын
Thnks. Jaamac
@user-or7jd1my5d
24 күн бұрын
Waa pro abiy SHALAY se farmago 😂😂😂😂
@aliabdi8347
24 күн бұрын
Fargaajo iyo Abiye ahmed waxay heshiis ku ahaayeen in dekadaha soomaaliya lahu wereejiyo etiobiya
Jaamac runta yay labada dhinac kaa gelin hal dhinac hakaa jirto soomaliya oo lix madax weyne leedahay waad ogtahay in wax la xeeladeeyo aya guul lagu gaari karaa dagaal wuxu u baahan yahay wadan mid ah❤❤❤❤❤
Aniga mid axmaar afsomali ku hadla ayaan commenti isku galnay! Adeer Ethiopia way badhaadhay waa in la iska dhiciyaa! Walahi ninkas sidu u fikirayay iyo Markan arko dhalinta somaliyed in aan matago ayaa I haysa! Ethiopia dhulkena Iyo dadkeena iyo dumarkena iyo caruurtena ayay u tashatay
@akhalif579
24 күн бұрын
War difaac cidna kaama rabto jirjiroole looma baahna, shaaha lagugu dul cabo dooneysa waa ogahay.
@XAWOAbdullahi-z1r
23 күн бұрын
Farmaajo itopiya bad masiin beenta haladhaafo Xiligiisi bayqaadan lahayd Waa War tashiil ah
@AbdiazizMohamed-pr1et
24 күн бұрын
Farmajo hada wax ba gacanta Kuma hayo?cida keliya badbadinkarto ?dhalanyerada
@user-jl5tz9ci4q
24 күн бұрын
Waa sifiican taladaa madama alshabaab waa dad soomaliyeed
@omarosman5215
24 күн бұрын
Canfarta lee iska celiya somalia bad iyo berri qof kama qaadan kartee
Xasan waa hashu iyada geela cuni iyadaana cabaadeysa .Xasan af cad ayu ku yidhi ethiopia bada umadiidanin . Ee Xasan fara lagahaya isagana wax kasta oo Somali lahayd isga xarashay
@fadumo2199
24 күн бұрын
😂😂😂😂😂 haday runtahay in shabaab la keeno adigaaba shabaab ah
@user-fm8ej5yb4f
24 күн бұрын
Farmaaje soow kii ciidamada Ethiopia ku weeraray shacabkii bayadhabo farmaaje soow kii ciidamada Ethiopia soo galiyay gobolka gado ma aheeyan
@mahadilkacase6323
24 күн бұрын
War warkaas hanoo. Salsalaaxine ma saxbaa in. Dalka lagu wareejiy
@user-rx8mi7hl5n
24 күн бұрын
SHABAB XASSAN GURGUURTE AYAY WASIIRO U YIHIIN. RAABOW XABSI AYUU KU JIRAY WAKHTIGII FARMAAJO HALKA XASSAN GURGUURTE UU WASIIR KA DHIGTAY RAABOW
@sharmarkeahmed2864
24 күн бұрын
Hadal abdi saciid have somali ayaa sidas aaminsan waa dhib ah alshabaab waa somali kana fiican guurguurte ku mashquulsan tuugnimo iyo safar dhalinyarda somaliyeed manta wax bdan ayey fahansanyihiin
@AbdikarinMuuse-tn1xv
24 күн бұрын
Oo dawladaanba rooboow baa dhex fadhiyee maa lala yaabo
@jibriilmohamedfarah5301
24 күн бұрын
Jabkii u dabeyey ee hawidaar baad jeceshahay itoobiya waligeed lama jabin
@UmuHudayfa-qf7iq
24 күн бұрын
Marka waarkiinu adiga iyo niinka kaleba ma waxa weeye shabaab wadanka hala wareegto ayada difaci karte yaab badana
@waryamidiya3143
24 күн бұрын
asc meeshaan soomaliyay laso taagnaada alshaabab alshbb idinkoo dhan markii la idinku habsado armaad hil maantaan dhaxdina o hina kuwardidan ama alshabab isku sheega ama qabyaala &labo jaajuus oo sh xasan &farmajo isku rixriixa dalka yaa difaacikaravodiyaar ah iska dhiciya itoobiyaanka xeetaa shacabkoda ciidankoda wa iskumid ok hadii alshabab lagu foognaado dalkiina faraha laga bixiyo ogaada alshabaab waa guushooda waligoodna fursad kawayn heli mahayaan muqdishan waxad ku arki doontaa xaaladii afgaanistaan kuqabsatay kuwii jaalayaasha u ahaa naato marayka rer galbeed ee diyaaradahooda kattuarayeen hada afgaanistaan wadawlad xor ah nabad ah afgaani afgaani kale kasareyana majirto shidalkodi way soosaren kuwi cararay &aqoon yahankii ayay leeyihiin kaalayaay dalkeeni waa bar waqo biyo xidheeno ayay wadan kii kawada sameeyeen wacagaran yahay beentii gaaladuna shaydhaan lanaaray ayay noqotay saas darteed anigu somali ama koox xukunka lawareegtay osomali ah wax iga dhimi mayso oo wanjiri lakiin itobiyan markan ugacan galno warkeeni ceel kudhac
@xayndaabolol1301
24 күн бұрын
farmaajo laftirkiisa aya alshabaab ahaa,aduu xageed kamari
@shariifmohamed233
24 күн бұрын
Sheeko daaroodka naga jooji sxb oo noqo nin Qaranka dhisa
@dhacdooyinkadunida1466
22 күн бұрын
Acs jaamacow shacab aan hoggaan lahayn wax ma difaacee dadku waa qaybsan yahaye oo qaybna waa Alshabaab mabda'a iyo aragti ahasnba qaybna waa qoladan qawleysatada ah er ha laba labeyne meel afka ku dhifo
@dashco396
24 күн бұрын
Deni, madoobe, farmaajo, Abdullahi Yusuf kuligood Ethiopia ee u shaqeeyeen. Ethiopia iyo hawiye Isma jecla,
@dashco396
24 күн бұрын
%
@user-fr8kw7vy9m
24 күн бұрын
kkkkk moortaan hawiye shalayna bada iyagaa kiiniya ka iibiyay maantana iyagaa itoobiya ka iibiyay adeer mooryaanta in daarood ah oo dalka haya car iisheeg bad iyo bari lasoo hunguriyeeyay adeer waay sooceliyeen mooryaaneey
@theruler411
23 күн бұрын
xooloaha qaxootiga darood Keyna laga soo tarxiilaya hada lol
@yasinaddow41
24 күн бұрын
Sheekadaas waa naga gadmi weysay mid kale la imaaw
Пікірлер: 197