Hay’adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka, ayaa maanta magaalada Muqdisho ku soo xirtay aqoon-is-weydaarsi soconayay muddo laba maalmood ah.
Duqa Degmada Gaalkacyo Mudane Cabdiraxmaan Sheekh Xasan oo ay weheliyaan Guddoomiye ku xigeenka Degmada Eng: Maxamed Cabdi Cilmi iyo Agaasimayaal ayaa ka qeyb galay kulan u dhexeeyay Maamulka Degmada , Ganacsatada iyo qeybaha bulshada oo looga hadlayay dardar gelinta Horumarka Degmada Gaalkacyo.
Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabdulqaadir Maxamed Nuur ayaa sheegay in ay jiraan dad xannuunsanaya marka ay arkaan guulaha ay gaareyso Dowladda Federaalka, isagoo dhanka kale, tilmaamay in cadowga ku dul nool dalkan oo ay ajaaniib ugu badan yihiin in laga guuleysanayo.
Негізгі бет Danjiraha Soomaaliya ee QM oo khudbad ka jeediyey kulanka Golaha Ammaanka
Пікірлер: 4