Allah umada muslimiinta ha ka dhexsaaro munaafaqiinta dhexdooda ku jiro ee cadowga u adeego aamiin Allah ha mideeyo qalbigooda iyo quwadooda umada muslimiinta meel walba ay joogaan hana fahansiiyo dhagarta cadowgooda aamiin marwalba xaqa ayaa guuleysanaayo falastiin wey guuleyysanee Isha Allah ee Allah ha u soo dedejiyo xornimadooda iyo guushooda walaalaha mujaahidiinta xamaas aamiin Allah ha isku dhameeyo hana isku halaago dhexdooda yuhuud iyo xulufadooda munaafaqiinta aamiin Allah ha soo dedejiyo dhamaadkooda iyo firxadkooda jabkooda yuhuud iyo xulufadooda aamiin Allah ha isku salido hana ku rido argagax iyo baqdin waali yuhuud iyo xulufadooda munaafaqiinta daba dhilifka u ah cadowga aamiin
@abdidahir2785
Ай бұрын
Good news
@hoggaansane9275
Ай бұрын
Wararka sweden oo dhan , waa sheegayaan in carabta oo dhan inay difaaci doonaan israa til. Waan arkaynaa
@sshirwacaadan7938
Ай бұрын
IRAN IYO YAHUDI WAA ISKUMID
@canabmohamed6213
Ай бұрын
Dodoba dal Subxanallaah Subxanallaah
@AbdullahAhmed-z7x
Ай бұрын
انشاءالله تعالي..
@daahirshiine-ey6kv
Ай бұрын
fisqi ayagarab lasiyey Larkin garab aleayakaweyn
@abdisharif8315
Ай бұрын
GUDOOMIYAHA GUDIGA AMNIGA WAAYE WAXAANA KU XIGA M.WEYNIHII HORE VED VED
@abdisharif8315
Ай бұрын
WAX SIR AH AMA XOG AH OO AY OGSOON YIHIIN SIRDOONKA MARAYKAN AMA REER GALBEED AMA ISRAEL MA JIRTO OO KU SAABSAN XILLIGA IRAAN AY WEERARAYSO ISREAL WAXAANA CADEEYEY SHEEKH XASAN NASRULLAAH CAAWA.
@iimaaanka
Ай бұрын
Wariye iiraan waa majuus iska daa yahuudaa dhaanto Suniyiinta ito cawaamta marka laga reebo
@baadodhugad4157
Ай бұрын
Maxay aargoosatay Ma Naxdinta Shacabka
@nasirabdi6614
Ай бұрын
Waa daba dhilifyo
@abdomoulid7768
Ай бұрын
Werarki la ku dilay Sarakishi iran mahaa Safarada iran ee lebnaan ee waxa uu ah. Safarada iran ay ku leedahay Suriiya
@abdulkadirmohamed-px3rh
Ай бұрын
Arooska muu bilawday
@roobocadeey688
Ай бұрын
war abowe Jamac Qatar amaysan ku jirin goormay waalatay Qatar
@MawlidRashid-rn5xc
Ай бұрын
😢
@user-yo9nz4fv3i
Ай бұрын
Tii alle kuma darin iiraan uma maleynayo hal qof iney kadileyso israa iil sababtan uleyahay carabtii walalhoda ahaa ayaba cadowga ogu xun ah waxan maqlijiray ma cidi hosteda laga haya mise ciil sukeeya kuhayo carabta fuleynimo iyo daba dhilif bey iskudarsatay allow so hadiyey oo walalahoda kuwii uhiiliyo kadhig
@Adan974
Ай бұрын
😂😂😂 war hana waalin waxaasi majiraani
@KhadraMuuse-h4w
Ай бұрын
Yasamicul basar yaxakiimu
@oglogistics6842
Ай бұрын
Qatar ma difaacayso Yuhuuda ee waxay ka wadaan base ka ugu weyn bariga dhexe ee Maraykanku leeyahay ee Qatar ku yaala ayaa laga difaacayaa wayska cadahay
@MaxamudCilmi-d3c
Ай бұрын
Jamacaw miyaa laguu shegay
@lilcuzzwhitemoe
Ай бұрын
WAR MEESHA WAXA YAALAA WAA BOOTO. MA DAD WAX WEERARAYA AYAA SII SHEEGA WAXAY SAMAYN DOONAAN. IRAN HADDAY WAX TARAYSO MARKII CAASIMADDEEDA LADU DILAYEY AYEY DIFAACILAHAYD AMA JAWAAB DEG DEG AH BIXIN LAHAYD. WAXAYBA U'EG TAHAY INAY SHIRQOOLKA DIL ISMAACIIL HANIYA WAX KA OGAYD OO AYBA DADKA UBEEN-GUURAYSO.
Пікірлер: 35