SAQIIR IYO KABIIR WAXAYNU SOMALI ISKU RAACNEY IN AYNU INAGA UUN IS GUMAADNO BAL DUMAROOW MARKAAN RAGA ISKU DHAMEYNO EE GABADH WALIBA WIIL IYO WALAAL ADEER ABTI WEYNO YAA CADAAWAHA INAGA CELIN XABASHI IYO OROMO U HOREYSO😢😢😢
@amedsiciid5598
Жыл бұрын
Wllhi waa runtaa
@itaqillaa
Жыл бұрын
سبحان الله وبحمده سبحان الله العظيم.
@updikhaalikducoqabeh
Жыл бұрын
Marna qaranka ha baqina❤️🤍💚
@ayanhaji5028
Жыл бұрын
Ciidka qaran guuleysta 💚 🤍 ❤️ ✊️ 💪
@asioaxmed875
Жыл бұрын
Ilaahaw umadada maslaxad kala dhex dhig amiin🤲🤲
@roodanuur2196
Жыл бұрын
Idooor wagash iyo kufriga wacad alow yaale waa niman walal ah taniyo yoonka aakhiree Ina walawal wiilkiisu wiil ku dhalaa gaaladu waheshan doona ee idooor wagash reer binu fircaawn. Daarood super power from Kenya KISMAAYO garoowe boosaso galkacyo sool sanaag cayn goldogob jijga. We will wipe out idooor face of somalia 🇸🇴
@abdurahmanali4374
Жыл бұрын
Idoor rag iyo dumar waa daalimiin dhul ay laheyn bey rabaan.
@habibaduale166
Жыл бұрын
Sosocda
@qaajemihilehildid2275
Жыл бұрын
Xishooda isaaqow ilamderayl maxa u muda haraadi waydeen markii sool caruurta iyo dumarka la duqaynayay
@AyaanCumar-k3t
Жыл бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@abudarda00
Жыл бұрын
Meel kasta caruur iyo dumar bey keeneen. War ma dhul dad kale baad saas urabtaan. Bal haye orda aada aan aragnee.
@TARBIYATALEEM
Жыл бұрын
Dadkan way halmaameen wixi aduunka loo keenay oo ah inay ilaahay caabudaan, diintooda u tacasubaan, xariga Allaah si wadajir ah u qabsadaan, dhiiga, sharafta, xuquuqda iyo xoolaha dadka kale iska ilaaliyaan. Wanaaga is faraan, xumaha iska reebaan. Nasiib darro wadada dadkan ay hayaan iyo diinta Islaamka iyo Nabi Muhammed Saw. waa kaaf iyo kala dheeri. Qof walib oo manta u qiiraysan LAND-Land min Raaskambooni ilaa Raas Caseyr oo Soomaali ah , u diyaarsan inuu qubo dhiiga walaalihii calaashaan, Somaliland, Puntland, Jubaland, Muqdisha land iwm. waxuu runta ugaani doonaa marka qabri madow lagu tuuro oo ay Malaaikta waydiiyaan, Man rabbuk, Maa diinuk, Ma nabiyyuk. Tolow markaa Land-Land wax ma tari doontaa? War Soomaaliyeey inta goiri goor tahay is daba qabta , wadada aad haysaan waa kasasra aduun iyo aakhiro. Allow haduuni dadkayga waxba ma oge’e
@babuuaden3615
Жыл бұрын
Darood wuu idin jecelyahay ee fadlan eeynu is cafino. Dhiibtii hargeeysa loo geeystey idinkuna lascaano ayaad mid daran u geeysateen. Walalayaal eeynu is cafino wadankana eeynu dhisano anaga oo mid ah. Viva walalaheeyga ree waqooyi. Somaali waa mid walalayaal ee hainaga tagani. Ethiopia hainoo jabanina. 😭😭😭
@abdurrahmanHarbi-cy8hy
Жыл бұрын
Gabadha yar yar armaa lagu cureecdaa away ragiinii cali harti wuxu rabaa qureecdiisii😅😅😅😅😅
Пікірлер: 20