Ogow buuro dahab iyo admigu daneyabo kuguma doorsanyoo ala ya cizak inta iga dambeyso dawan donto may 2020 like i dhaha waligee mahelin 💯 like
@abdirahmanahmed2654
5 жыл бұрын
Anoon daawan baan like saray hesta Taa micnaheeda ku kalsonhy hani Uk wax xun maba soo saarto 😍😍😍😍😚
@ahmedmahamuudfoolmadoobe9221
4 жыл бұрын
Scw hani uk waan KU salaamay waxaan ka mid ahay dadka ku taageero, heestan aad ayaan u dhegaystaa, laxanka iyo heestuba aad ayaay u macaanyihiin, adiguna waad ka sii darantahay, si gaara ah ayaan kuu taageeraa, daaymada had iyo jeer sida diinka eegmada isha kugu daryeelaa.
Пікірлер: 112