Sh xasaan lee ogaa in arintan uu mar walbo umada ku baraarujiyo M.A shekhena sh nuur❤❤❤
@Mu-Abi
4 ай бұрын
ha ku qaldin sh nur iyo mid kutub soo gatay kadibna kaligii akhristay oo u fahmay qofkii dhowr kutub akhristo inuu yahay qof ku ijtihaadi karo diinta kadibna asiga is burinaayo
@AhmendyJully-tx5xe
2 ай бұрын
Jazaaka Allah Ramadan Mubarak
@iqraaxmed1276
4 ай бұрын
Allow Dowladeenaa Muuqaalkaan Gaarsii Oo Ku ,anfac wllhi Shiiqa Sidhab ah Ayuu uga hadlay
@mohamedbisharMohamed
4 ай бұрын
Diinta fahan fiican bay u baahan tahay Waa sida uu tilmaamay sh nuur xfd
@FasdumoMaxamuud-me3du
3 ай бұрын
Masha allah ilaahy haku xafido sh nuur cali
@suleimanabdi5348
4 ай бұрын
sheikhayga. allaaaah ha xiftiyo ❤❤❤❤❤
@AbuxamidalxambaliAlxambali
4 ай бұрын
ماشاء اللّه تبارك الرحمن
@shaficicabdiguuleed
4 ай бұрын
Mazha allah zheekh nuur ilaahay hakaa abaal mariyo khayrka
@user-lw9kj3kb3y
4 ай бұрын
Aahey❤❤❤
@CumarcabdiXanafi-yx8rp
4 ай бұрын
Dalka waa in diinta lagu dhaqaa
@user-sl5wd1si2l
4 ай бұрын
Diinta Islaamka Hadaan ku dhaqanno Maxaa Naga Baa waayaabe !!
@faatihfaatih3398
4 ай бұрын
Baarlamaanka muxuu qabtaa. ?????
@axmedkaafi2115
4 ай бұрын
Waa hayada uku sareeso ee sharci dajinta dalka
@hasanhasandahir9836
4 ай бұрын
Kan iyo kuwa duurka qoryaha kula,jira ama qarxiya shacabka waa isku,aragti kusii dar Cali wajiis iyo ina Axmrd Salaad iyo Umal iyo Shiblli kuligood waa arga gixiso.
@Craxmaan-zw9dx
4 ай бұрын
Shiq qofki sharcidagasada okahirimanaya kutaabka magala mise
Sidi geesiga sh xassaan warka ucadee hadii kale ship iskadheh
@user-uw4fq5xz5k
4 ай бұрын
Sheeqoow 57 shacbkooda culumadooda ma oga miyaa arintaan dadka macaa u xaldey sharciga la dejiyey awey dadstuurka waa heshiis u dhaceeya umad waliba seef labood waliba arimaha keena isku imaatin lagu dhaqmo si kale ayay u wadayaan kasoo waad ma maqasgey dastuurka soomaliya oo hal arin ale sheegey oo aay tireen aay ku bedeleen mid ayaga qorey dadka cinwanaka aad kusoo qoreyey iyo mowduucaaaga isma laha ee soomaaliya salaada maqrib ma dhihin afar takac waaye mana dhihin maal yatiin waa la cuni karaa mana dhihin toban nagood hala guursado kan waa heshiis diintana wax kama qabto si xun wax u sheeg caruurtii duurka ku gashey ilaa hada warax iyo gowrac ayaay haayaan
@AbdirashidShadan
2 ай бұрын
Wax diinta alle ka hor imaana hadaan kaaga keeno o an hal iyo laba aheen kawarn😊
@AbdirashidShadan
4 ай бұрын
Dawladaha maanta dunida ka jira sidaas way sameyeen sharecana way dagsadeen shacabkiina way ku raceen xukunkooda no raaci sheekh korkaa ha warwareegin
Пікірлер: 26