Aniga idinla hadlaayo waxan haystaa wiil hada 15 jira alx waxaan kula tacaaley alle iskuxirkiisa iyo la shaqeynnta schuulada sabsr badan illhii i siiyey aan isku xirey ilmahaygoon la sheekaystay ileyn wuu ku dareemaa ilmahaaga adi sabar badan waqti badan oon siiyey ilmahayga alx illaahii isiiyeyna waan u mahadnaqayaa waayo wuxuu illh isiiyey samir badan iyo dulqaad hooto hadaa tahayna xanaaqa badan makuu fiicno mar walbo illh qofkii isku xira samirka badiya illhay wuu caawin sadaqada waa waxa ugu weyn oo ku caawinaayo sadaqadu waa muhiim ha yarasto ha badnaato mar walbo waad ku liibasni alxamdi aniga hooto ahasn sadaqada iyo illash oo isku xiraa i caawiyey iyo qadarta alle oon qaatay hooyada haday uur leedahay haduu ninkaaga ku dhibaayo ka taxadar ilmaha uurka ama u samir ama ninkaas ka tag hadaad awoodid waayo uur iyo dagaal joogto ah ilmahaas shib baad kals kulmi illh isku xidha mar walbo samirkana badita qadarta allena qaata ilmaha sadaal badan iyo la sheekaysi badan waad arki ilmahaas oo kuu dega kuu fiicnaada maasha allh waa ilmo qalbigooda jilicsan qeylada badan wey ka xanaaqaan haku qeylinin u samir ilaali qalbigooda alx mar walbo marksa intaas sameysid ilmahaas waa ilmo aqli badan maskaxdooda unbaa buuxda wax barashodooda waa tob la hadal mar walbo schoolo loogu talagalaa jira daawo ma laha daawadoodu waa labada wasrid siiba hooyada marwalbo hab sii kolba meel ka dhunko u ducee illh u bari sadaqa u bixi waad liibaani illhna wuu kugu caawibi alx
@mahdiqumane7336
3 жыл бұрын
Hooyoyinka ama haweenku waa qofkakeliya shakhsi bedali kara hooyo xariifad ahi wey bedali kartaa ilmo qaba xanuunkan Allah ha caafiyo caruurta qaba xanuunka
@frau6191
3 жыл бұрын
Asc walashay waxan ahay hooyo ad uu murugaysan ilmahayga ayaa laguso sheegay xanuunkas weliba daarajo sare xagen kalaso xariira??
@gashireedla1740
3 жыл бұрын
@@frau6191 ss telkada ama fboogada keen hadaa awoodid
@ubahayanle3292
3 жыл бұрын
@@frau6191 ila so xiriir 0633046394 whtspp
@ubahayanle3292
3 жыл бұрын
@@gashireedla1740 walal ila so xidhiidh whatspp 0633046394
@TheSomaliPride
5 жыл бұрын
Ilaahow caruurta noocaafi
@DunXarirachannel
3 жыл бұрын
Dhageysiga barnamijkan waxan ka faa iidey xannaqa ilmaha autism ka qaaba sida loo daajiyo wan tijabine inshallah
@halimaabdihussein4141
5 жыл бұрын
Dhakhtar kasta inta kakale sheegay unbuu sheegi Wayo wax Bini Aadam qoray uun bay racaan ee Dadoow Allah taala saarta
@MARKAZULCILAJABUUQUDAMA
3 жыл бұрын
It has to do so q
@HamdaMuhammed-gc7qv
Ай бұрын
Illahay ha ii cafiyo gabadhayda iyo inti kale qabta ya allah wll igusoo ducey. Pls ❤❤❤
@hoodomo7789
6 ай бұрын
Allah ha caafiyo waalidka dimi dhaaf ga uga dhigo amiin aniku waxaan daawatay dr Nimco ❤best dr Uk joogaa
@yusurmariinxiga4277
5 жыл бұрын
somaalidu way qariyaan xanuun waanay isku cayaan .illahow caafi
@munaahmed7883
5 жыл бұрын
Sax waaye danta kugu kalifeeso Waayo adigoo wax u sheegin ee kula wareegsanayaan qaasatan hooyooyinka ilmahooda Alle u caafiye si inee adiga cudurka kula dhashay waane ogaaday dadka ilhaha islaameed ku mashquulo in Alle hoostooda kasiiyo wlh dad badan ayaa jiro aan indha heega ku arkay ilmaheega igu caaye amabo cunugeega la wareegsanayo si inoo Alle asiga hadiyad u siiye cudurka maya maya Allah waa u simanahay cudur iyo caafimaadbo sidaas daraadeed waa in Allah ka baqaan dadka soomaliyeed qaasatan hooyooyinka Allah owlaadooda Alle u caafiye takaburkane iska daayaano waxaanu waa aduunyo
@yusurmariinxiga4277
5 жыл бұрын
@@munaahmed7883 waaa jaahilnimo waxkasta oo allah qadaro alxamdulilahi
Allo noo caafi walad lkn dhibtaaa naga hiista soomaaliya ma garanayaan otisanka
@theonlywaytoo8338
2 жыл бұрын
Wll ani waxan hesita wili jira 4sano iyo bara maraka mahadalayo lakin habenki wusexeda cudurkn yalagushegay kwaram
@gashireedla1740
3 жыл бұрын
Dhaqtarkaan wuxuu sheegi waa been waayo dagaalkii aduunka maxaa meesha keenay mase joogtay adiga weeye suaasha ilmahan autsmka waxa keena badanaa famil boroboleen labada waalid oo is dagaala marka hooyada uueka leedahay haduu ninkeeda ama iyada ka dhexeeyo dagaal ama hootadaa uurka leh ninkeeda dilo badanaa hootooyinka la caayo loo gacanqaado ayaa keena taas waa wax la ogaadey xaqiiqa markaa kolkaad ilmahaas dhashid dhaqaatiirta waxey ku suaalayaan ilmahan uurkooda dhib xaga gurigaada ah ma jirey badanaa soomaalideena reer yurub wey qarsadaan laakiin waala sheegaa waayo caawinbaad ilmahaada u helaysaa mar walbana ilmahaada waa lala hadlaa lama dilo waala soo dhaweystaa madaxaa loo salaaxaa gacanta korkeedaa loo salaaxaa waad fiicantahaa la dhahaa ileyn hooyaa tahay wuu ku dareemaa sabar badan la muujiyaa laguma qetliyo mar walbo waalasoo dhaweystaa waalala cayaaraa dulqaad badan bey rabtaa kuna qanac ilaahii ku siiyey alx dheh mar walbo
@taimiyahofficial9598
Жыл бұрын
K😂😂 wow waxaa ahay hooyo hayasata autistic child waxa ku nolahay yurub kuma kenin wax ganetig ama hida raac waxaan nahay reer aad isku jecel wax barta shaqeeystaan alx Wax buuq ama abuse ah kama jiro gurigeena iska daa buuqee waxa uu ahaa ilmeheni u horeeyay waxaaba eheeyn offer excited🎉 more than happy Alx allah ayaa nagu arzaqay. Autism waa xalad kala duwanasho maskaxeed kuma imaado abuse iyo buuq ay hooyada gashay oo qurah
@sabiriinocali7675
Жыл бұрын
Been Maha ninka dhib igu hayay Depression kaqaday her waxa garaay cunada ilowo in cunaY inkale manta gawadheyda autismus lagu shegay ilah haicafiyo iyo inti ilma qaban family probelem ku imada sax malintas magaranin uurkega dhib ku noqona hada ogalahay waa iskaga tagi lahay 😢😢
@misssomaliland4353
3 жыл бұрын
Waxaan garanayaa caruur cuntada caadi u cuna oo si fiican u seexda marka maahan limo cunto iyo hurdo xun e ee waa in uu yidhaah astaamo badan baa jira waxaana ka mid inta aan sheegay🤷🏽♀️!
@yusurmariinxiga4277
5 жыл бұрын
mahad oo dhan allah baa leh .hala samro
@fartunkhalif2037
3 жыл бұрын
Mid baa ben ah waana hadaqi jurtay gabdhaysa waana socotay waqdiki lo baahna
@farxiyomaxamedqolif7758
5 жыл бұрын
asc walalayal ilmaha faraha hore oo lugaha kusocda waa maxay
@TheSomaliPride
5 жыл бұрын
Ilmaha lugaha foodooda kusoc da Dr ka afalaeenshe iiku dir dheh
@saynabmaxamed2128
5 жыл бұрын
Dr u geey maxa yelay achilles tendon ayey cilad ka jirta wll
Wan ka xumahay lkn ha ku dhafin sidas la tacal fara badan ayu raba
@bishaaroisaqabdi9775
2 жыл бұрын
Byo aniga canugeyga caafimad daro kama muuqato wuxuuna jiraa 2 sano iyo badh dhaqtar an ugeeyay hadal la'aan ayaan ku arkay iyo in markad uwacdo uu kuso fiirineyn xanaaq fara badan meelaha caruurta kuciyaaraan markan geeyo marabo in uu caruurta ladheelo kaligii buu jecel yahay markas kadib maanta dhaqtarka wuxuu isoo dhahay wilkaaga outism buu qawa waxaan sameeyana ma aqaan allah ii caafiyo
Пікірлер: 64