hubkuna ha keeneen illaahey ha illaaliyo xaqa cadawgu ha jabo insha allaah
@user-ym8de1jc6g
15 күн бұрын
Waa Laga furanayaan Soo socda ya udahalaya isaaq
@sour.candly7868
14 күн бұрын
Walaal Allaa Rucbi ku Salidi inshaa Allaah Gardaro Guuleysanmeyso dont worry...............
@PRIVATE_167
15 күн бұрын
insa allaah xaqa ha guuleysto
@rabikabaqmeelkastadjoogtid8905
15 күн бұрын
Waa laga furan inshaa allaah waa qaniimo
@aminamahamoud4645
15 күн бұрын
Mar ay dhirbaaxo kulul kugu dhacdi haynoo ahaato walee hadaanaan dhiman hooyooy hoosta waydin odhan in sha allah
@ademmahamed2233
15 күн бұрын
14:37
@WaberiYoussouf-gk3xk
15 күн бұрын
ASC SANTAAG
@user-pp3se9re2o
15 күн бұрын
Hubku wuxuu u baahan yahay qof ku dagaalama. Caruur dhawr bilood lagu tababaray sida qoriga fudud loo qabsado weligoodna aan maqal hub waaweyn oo dhacaya uma adkaysan karaan dhawaqa rasaasta faraha badan ee yey isa soo wanjalin.
@mariaali4935
15 күн бұрын
Inshaa allaa waa laga furan waa a ku fashilmo allena ha ka dhigo gumac gadaal u jabay
@cawlfaraarecawlfaraare4190
15 күн бұрын
Waa lagu garaacayaa ee ogow
@aaa1211
15 күн бұрын
Amxaaro oroomada SNM Waa takhalusey 🐺☠️🐺☠️🐺🖐️🐺
@guursadebarresare7197
15 күн бұрын
Waa Labah diLey,oo La bakhti dilay,maxaad u tari.
@mudiali719
15 күн бұрын
1991 kiiba wuu soo kaxestey Ethiopia waxna ma qaadin
@user-db5ts6je7z
15 күн бұрын
Oromka muuse juudan hubka U soo wado wakii lagu qabsan laha Burco iyo hargaysa wana balan tan Ku dhacda in layaabo guuuuuull SSc khatumo❤
@mahmoudhassan8043
14 күн бұрын
Adeer. Hubka ma loo hayaa geesiyaal ku dagaalama???????
@xaliimomaxamed1564
15 күн бұрын
muse juudaan nookeen hubka nuux Basto harti baa sooqaban guul guul in shaa allaah ssc khatumo
@halimamumin3643
15 күн бұрын
Cabaadka Cabaadka.
@axmedyare2404
14 күн бұрын
🎉🎉🎉🎉guul
@abdurahmanali4374
15 күн бұрын
madaxweynaha DDS Mustafe sidee ku ogoladay in tolkiisa SSC KHAATUMO Itoobiya U soo raacaan somaliland ama snm?.
@mohamedyusuf6210
15 күн бұрын
Good jobs
@abdiadan1306
15 күн бұрын
Maxad ka hadleysa , waxaad ka jawsbta Timirta miya la Kariya mise wa lacuna
@daryeelran8007
15 күн бұрын
Waa qaniimadeena inshaa allaahu
@QaliSharif
14 күн бұрын
Fidhiye ma dhocil ls kufsaday baa way akhlaaq xun yihiin waxad moodayan in inta ay ku suurad xumeeyan ama ay ku.mooral jebiyan lakin inta ku moral rabi maayan waxad foontan dheega fidhiye waa joogaya wana madax waynaha ssc khatumo of somaliya guul 10 sanu fadhiyays wana guulaysanayan indha allah
@user-ed3ho9hm8u
15 күн бұрын
Waa is daji oo xaarka xajiso maxaad la cabaadaysaa
@cabdisamiicaxmed4280
11 күн бұрын
Looma baahna in aad baaweyso sheekooyinka raqiiska ah.
@salwegooday3424
15 күн бұрын
Hadalka.badan Nagadhaf
@yurub5288
15 күн бұрын
😜👹👹👹👹👹👹👹😛😛😛😛😛😛
@lulanor9383
15 күн бұрын
Yaan la adin ceergaabo Waa waxa ay rabaan in ay kala wsy uysan reer sanaag ha difaaca en sanaag iyo hartiga kale dhinaca ceergaabo
@somaliasomalibaleh7822
14 күн бұрын
Pm 36 iyo pm 42 ayuu soo siiyay abyi lkn wax maku keeni doonaan. Waa maya hubkaas waa la furan doonaa ee haddii burco la qaban waayo mar dambe ssc leyga maqli maayo.
Hooyadaa ayaa Lagu jabiyey,imisa Boqolbaa kaaga dhintaey,shirkana waa loo diidey firdhiye,igu sawir ayey ahayd.
@kadrahadji9734
15 күн бұрын
Waxa iskaleh hubka aad sheegtay ee lasiiyey Muusse B. Waxa gacant kudhigi SsC khatumo.iya leh
@AbdirahmanAdan-ru2ou
15 күн бұрын
Kkkkkkkkkk Allah been badanaayeee
@AxmadNuur-bk7gc
15 күн бұрын
Galahad kaadh 😅😅😅😅😂😂😂😂😂😂😂😂
@ihabdi4051
15 күн бұрын
Assalaama Aliukum Santaag inaderow anigu si kale ayey wax iigu muuqdaan Eelka kii dhigay u ergootoy You know Hassan shiikh anuu kabasii xun yahay mujrib biixi Biixi og nahay waxa naga dhexeeya Lkn Gurguurte ayaa ka sii fog runtii maxaad u siin war bixin markaa Waxaa la yidhi nin fadhigaaga arka looma sare joogsado xasan ma China ayuu ka yimid kan wax walba siinaya muuse maaha Annagu ma magan gelyo doon ayaanu nahay mee xaqayagii WBT
@lulanor9383
15 күн бұрын
U sheeg reer ssc khatumo waxay soo qaadi ka hor 18 may maybe caawa ama haba un dembe
@user-fr8kw7vy9m
13 күн бұрын
war hanookeenaan waanba sugi lanahaye qaniimada
@dahirsmohamed5002
14 күн бұрын
Hubka uu Dhiigyacabka uu Deganada Jiidaha hore ee dhulka Habar jeclo iyo xadka SSC lagu soo dabulay waxaa soo iibiyay Immaradka kuna kenay magaca Taliska liicayo ee Abiiy oo isagaba maanta kujiro mid eey xaaladda kuxuntahay,waxaa kale oo Muse Dhiigyacab shirkii Djibouti ee kuwada kulmeyn HSM ee lagu sheegay heshiska soo celinta wadahadalki Somaliya iyo Somali laand waxaa muse Dhiigyacabka uu HSM kaqaatay dhaqalo badan midii iyaga loo so marin jiray DFS iyo midd kale oo Ina Cumar uu kusii kabay,Muse Dhaqalihii Account Djibouti uu kulahaa ayuu qeyb kushubtay Arrortii hoteyna waxa uu kadegay Adis Abaaba Xarashkii Badda Somaliyeed oo Immarad Oromadii tirada badneyd ee Abagadhayashii lawada degay Immaradka oo mashrucas dhaqalo badan kasameyn lahaa khiyanadii Ina Cumar Nagtisa oo ehel u ah Dhiigyacabka khiyanadii HSM ee shirka 3 xagalka ahaa waa midkii Adis Abaaba HSM.isago.oo.looga digayo.war kajoog uu halista galay,Gesiyadi Somaliyeed 5ti will ee Cidamadii tabinta dhigay cashar u dhigay,Intas ayuu lahaa waa laigu soo duulay.
@AbdirahmanAdan-ru2ou
15 күн бұрын
Beenaale beenaale waa ninka ugu beenta badan soomaalida
@PRIVATE_167
15 күн бұрын
sidii asxabta u dagaalama oo ciidanka qaybiya ha argagaxen
@PRIVATE_167
15 күн бұрын
deganka iyo oromo awalba dagal baa ka dhexeya lkn nuyuuguu masuul kayahay iyagana idinla dhashay bad buu u sixiixay hub beysoo siiyen waana wallaalo judan iyo abii waa oromo
@siradhersi2273
15 күн бұрын
Tolkey waxan weydinaya, armey ku fiicantahey, inan la sugin cadowgu intey iyagu dagaalka so qaadan, maxa diidaya meshoda in lagu xasuuqo oo laso af jaro!
Xukuumada Xassan Sheikh sow maaha kii la heshiiya Muuse Biixi la heshiiya iyada oo shacabka Laascaanood madaafiic lagu duqaynayo. Xassan Sheikh sow kan ilaa hadda aqoonsan la’ SSC. Xassan Sheikhaan loo kala dhuumanayo, muxuu SSC u qabtay oo wanaag ah?!
@guursadebarresare7197
15 күн бұрын
Walee idinkaan garanayn ceebta,kuwa laidinka hayo adiga iyo harti ee ka buuxa mandheera,Hargeysa iyo Burco ma hooyadaa ayaa dhashey xagey ka yimaadeen is weydii Adigu.
Пікірлер: 57