Ilaahay ha,idin guuleeyo isagaaa wayne ducada badiya soomaalaay walaaleheen cadaw bay kali kuyihiine ilaahay kasokoow ciidamada xaq udirirka ahna ducada iyo takbiirta badiya nabaa diino xidha 2da waqti guulaysta oo alle garabkiina noqoy
@امةالله-ج6و4ي
3 ай бұрын
Allahuma aamiin
@cabdullahishaafici6928
3 ай бұрын
GUUL KU TIMID KU XIRNAANTA ALLAAH SWT, DADAAL, DIYAARGAROW, TABABAR IYO TAB CIIDAN OO DHIIRRAN SALKA KU HAYA GEESINIMO SOOMAALIDU CAAN KU TAHAY. RAGGA & HAWEENKA SOOMAALIYEED WAY YAQAANAAN SIDA JAWAAB LOO SIIYO CIDKASTA OO DULMI KU SOO DOONATA, CADOWGA KU XEERAN WAY YAQAANAAN SIDA GAFUURKA LOO JEBIYO. NINKASTA IYO GABADH KASTA OO SOOMAALI AABBAHOOD, AWOOWGOOD, WALAALKOOD. ADEERKOOD WUXUU KU DHUNTAY DAGAAL LAGULA JIRO GUMAYSTAHA KUWA UU ADEEGTO.
@ManeSalah-x6s
3 ай бұрын
Guuuuuul somalia
@ahmediman4866
3 ай бұрын
Asc. Guul iyo Gobanimo ! Ha Noogina Abid !
@IbrahimRobleh-fl5di
3 ай бұрын
Isha alh Guul somli dhndet 5:33
@SanYare-hp5np
3 ай бұрын
❤galbeed hala xoreeyo xaalad adag haloodiyaar garoobo
ماشاءالله تبارك الله ☝️ Hanbalyo soomali galbeed in Shaa Allaah ☝️ 💪🏼💪🏼💪🏼💪🏼💪🏼💪🏼💪🏼💪🏼💪🏼✌🏻✌🏻✌🏻✌🏻✌🏻✌🏻✌🏻✌🏻✌🏻✌🏻✌🏻✌🏻🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔪🔪🔪🔪🔪🔪🔪🔪🔪🔪🔪🔪 Soomaalibaan ahay Sunta laga baqaan ahay Seef iyo wadbaan ahay Aar micida saydhiyo halaq seexan baan ahay Ssmadoo hilaacdiyo saydhuuq baxaan ahay buuraha sareeyiyo duufaan socdaan ahay Sakakaraatal mawdkiyo saatirkaa ilawdee ma la kulantey saakaba ogow adigu sun iyo boog Abwan ihw Iga gaadhsii kabtanka
@SharmakeAdan-z4n
3 ай бұрын
❤❤❤
@kaahinmuxumed2904
3 ай бұрын
Noolow kumishin alpha kubarkeeyo
@hawoali120
3 ай бұрын
Mashaa Allah guulesta guulesta gafeydow guulesta i
@Abdirizak-nt3tg
3 ай бұрын
Ciidanka somali way guul systeen waana guulaysan in sha Allaah
@venti9407
3 ай бұрын
Noolow nin nool ayaad tahay, waad noolaysay galbeedka sitti
@DahirHassen
3 ай бұрын
Libaaxa cidanka deganka wax hslaga faiideysw
@Shin-wu4mi
3 ай бұрын
Allaahu ma aamiin yaarabalcaallamiin 🤲🤲🤲😭😭
@jamahussein6860
3 ай бұрын
Waayahey waa inoo sidaa, guul ,
@امةالله-ج6و4ي
3 ай бұрын
Wiil yahow wanaagsani dagaalku waa sirar isu yimid ee wixii sir ah ee ku soo gaara waa inaad wadani ahaato siyaasad baa loo baahan yahay cadowga looga hoos baxo
@ahmedgoosh2621
3 ай бұрын
Janeral gefade waan kusa 7:41
@Yusufxasann
3 ай бұрын
CIIDANKAAS WAA IN DHAQAALE LOO DIYAARIYO. WAXA AY DIFAACAYAAN WAA DHUL SOMAALIYEED KAN MUQDISHO JOOGA IYO KAN BAABILE KU NOOL WAA INEY OGAADAAN IN AY YIHIIN HAL DAL IYO HAL DAD. SOMAALI DAL IYO DIBAD WAA IN LA SAMEEYO KACDOON GOBONIMO DOON AH OO DALKA IYO DIBADDA KA SOCDA
@nimnim413
3 ай бұрын
Guula Guula soomalya
@nimnim413
3 ай бұрын
Guula soomalya
@CabdullahiCade-om3xd
3 ай бұрын
War cagjar sida gafaydhe haduu ugee sisanaan lahaa soomaalidu way guulaysanaysaa
@امةالله-ج6و4ي
3 ай бұрын
Ma shisheeyihii baa soomaali waa mid soomaali guul iyo gobanimo
Пікірлер: 95