Far kaligeed fool ma dhaqdo dadka xun oo danaha gaarka ah leh ilaahey ha toobo keenaan nadaamka ha ilaaliyaan si danta guud guul looga gaaro wa laahu mustacaan
Farmaajo hanagu soo celin isagana waan Garaneynaa Ficiladiisii .....Ilaahey Mid ka Kheyr bdn ha noo soo diro
@user-db5ts6je7z
Ай бұрын
War tuuga xassan duufle gurgurte Iyo kooxda dam kasii U wato wle way soo shaqo tageen mesha dowlad kama jirto😮
@fardowsoxassan2605
Ай бұрын
Shacabka somaliya baba at😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@abdiahmeddirie1643
Ай бұрын
Wixii canshuurta dheeri ku ah waa Leejaddii qabqableyaashu qaadi jireen
@saynebboersma6635
Ай бұрын
ASC Masha Allah dalka iyo dadka iyo dinta 5 Somaliyed Allaha no xafido insha Allah 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@Xxc-zu2xm
Ай бұрын
XASAN DHIIQO ma XISHOODO ALE NA KAMA BAQO WAA TUUUUGO CAD ILAAHEY UMADA KAA HOR WAREEJO AAMIIN XASAN MUNAAFUQ SHACAB KAA LAGA RABAA INEEY KACAAN OO VILADA LOOGU GALO LA GARAACO KA DIB JEEL LA GEEYO ALAHA KA YEELO AAMIIN
@israwadani9113
Ай бұрын
Alaylehe fadeexad ma harin suubxaana llaah xaan shiiq ceeb madhibto taariikhdii uxumayd baa maanta uqorantay waa dawlad mooryaana wallaahay dadkii way biliqaysteen si xooga baad weeye xagee lagu arkay aduunka waxan
@hindaofficilchanle2956
Ай бұрын
Xasan dhiiqo iyo moorayantiisa qabayaduu sheegaya buu dhamayase tiraya waxabo ka tegi mayo👁️
@yasminjama2703
Ай бұрын
Welkom 🤗 Santaag!!!
@mustafgabo6192
Ай бұрын
Codkeyga si ay u matlagning somaali oo dhan wardalkaan xasan Sheen wuu hadlay wuxuuna sheegay reerkisa iney leyihiin dalka seydonaan u dhaqmaan
@maxamuudmuxumud9494
Ай бұрын
SHACABKU HAKA QAXO MUQDISHO IYO MEESHUU KATALIYO XASAN GUR GUURTE HAWSOO CARAREER DEGAANKA REER SSC KHAATUMO OF SOOMAALITADA SAXDA AH IYAGAN DHIIG MIIRATO AHAYNE
@MrSheikh778
Ай бұрын
Musuqmaasuq lama yiraado Xamar ka jiro ee waa boob iyo dhac, Tuugo aruurtay waaye, sanadka iyo xogaa u haray ayaa la boobaya waxii la boobi karo, Xassan Xaabsade ayaa layiraa ninka aan madax waynaha ka dhiganay
@user-kd6nr4hz7n
Ай бұрын
Nin aad taqaan yaa tahay lama dhaho ee umadda wanaagsan ee soomaaliyeed alaha maamulka u dhiibo allahuma aamiin
@silverloola726
Ай бұрын
War dadkan xamar jooga meey kacaan, Xasan Ayax hadiina iska celin adinkuu ini gadandoona. Dadka xamar jooga dhiigmaleh
Пікірлер: 21