Kursiga midowga afrika wuxuu ku bedeshey in mucaaradka ay u ogolaan in ay kenya shirkuqabsan
@abdulkadiralimahamad4278
3 ай бұрын
Waa markii labaad tii horana waxey eheed tii tanzania waana lala xisaab tamayaa waqti dhaw warkeygana waa xaqiiq cid ama dowlad hor istaagi kartana majirto warkeygana waa xaqiiq???
@Abdisamad_dirir
3 ай бұрын
Mucarad Nairobi ku mashirikaro kursigii fawsiyo baa lagu gatay
@fadumomuse9591
3 ай бұрын
Wax mucjiso maxaa madxadasomaliya ka yaal kenya waligay maa maqal xidh kenya ayaa muqdisho ku shiraya war maxaa karamada idinka qaday naar jaannaba ku dhamade ceebtina ilaa ceebtayde lacagta xaraanta ee aad kula wareegaysan kenya geeya dalkina kulay mooryaan baa tihine
Пікірлер: 9