100 wiil oo somali ah oo sidaada oo kale ah haday nu lahaan laheyn kumanaan iyo kumanaan qoys ayaa noloshoodu is badali laheyd ,alle hakaa abaal mariyo ,waxad na ii tahay tusaale wanaagsan, waana kaala qayb qaadan doonaa khayr kaa iyo wanaagaa insha alaH 💎💎💎
@AbuZeyd
2 жыл бұрын
Nabigeena Muxammad SCW wuxuu yiri ruuxii ku dadaala Inuu walaalkii muslimka ah caawiyo in Alle weyne uu u gargaarayo unu fududeeyo amuurtisa walal lahey muslimka I caawiya isoo boqda kuna soo biira janalkeyga kheyrka kafaideyso wll qali
@cadceed11
2 жыл бұрын
Insha allah siwayn baan uga qayb qaadan mid kamida barnaamijyadan, asxaabta halkanku xidha ogaada wax yar oo lasku geeyay baa wax wayn noqda, aynu ka qayb qaadano farxada dadkeena garab istaaga mudan
@NoName-sn3cc
2 жыл бұрын
Aad iyo aad wall qali🥰❤
@khadarkd7504
2 жыл бұрын
Frérot que dieu t'es protège 🥰👊👑
@umeymaqurux739
2 жыл бұрын
Mamada sey u shekeynesaan ka hely m,a waa hooyo ku kalsoon shaqadeeda ilhy ha u barakeyee 🥰
@ismaaciilali2413
2 жыл бұрын
Mshallah Wallahi Aad ban ugu farxay ani waa yarahay Lacag an Walalahey Uga farxiyo ma heesto i.a Mar un sida thy waa Noqon wan kugu dayada Lv from Heart 💚🤲🥺♥️
Masha Allah Duco Qabe Allah kaa Farxiyo Aduun & Aaqirabe Ka farxiye tahay.mooska korka shicirolaha ku leh Ayaa cafimadka u wacan Aniga kaa korka shicirolaha ku leh baa jeclahay😊
@apdizamed2825
2 жыл бұрын
Dhakhtar wll hal fikir ankugu darsado e su alaha badan yare wll hday macquul tahay alle haka jasaai siiyo xasanaadka
@nimoomar5714
2 жыл бұрын
Maasha Allah waxad tahay qof kudayasho mudan waa barnaamij dhirigalin iyo isgarabtaag ubaahan. Maasha Allah waa hooyo qalbi wanaagsan nolosheedana ku faraxsan Rabbiga Raxmaanka ah bisniskeeda ha ubarakeeyo waxay ka nasiib wanaagsantahay kumanaan milyaneera ah oon iimaan lahayn. Dhakhtarow quluubta dadka masaakiinta ah baad farxad galisaa ood dhaktar utahay Ilaahay cafimaadka iyo caqligaba hakuu barakeeyo Raalina ha kaa noqdo aduun iyo akhiroba wllo hala isgarabtaago Insha Allaah Jazakumulaahu khayr
@isirfaysal8348
2 жыл бұрын
Maanshaa'allaah walaal wax aad ufiican baad samaynaysaa alle hakaa jasaa'i siiyo,muuaaladan oo kale inaad baahiso maka haysataa ogolaansho cida aad ka duubayso ugu yaraan wejiga blur uga samee dhibaato kuma jirto hadana waxa dhici karta inay dadka qaar markay xagan iska daawadaan yagoo la caawimaayo yar dhibsadaan.❤🙏
@Bilane-gd3dv
2 жыл бұрын
Dhaktar you are a hero 🥺🙏🙏🙏🙏
@ruuninaugaas8801
2 жыл бұрын
Mashallah, A man with a pure and Golden heart😘😘🥺Only Allah s.w can reward you🥺😘
@ayaanmohamedabuukar5466
2 жыл бұрын
Iskuulada naxariisti ayaa laga qaadey masakinta nin hoos ufiiranaya maleh ninkasta calooshisa baaldiga ayaa udaran ilaahey iimanka hadinku soo dajiyo acuudu bilaah
@afiarte8318
2 жыл бұрын
Dadka danyarta ah ayaa ugu qalbi fiican ugu farxad badan khayar alle ha ku siyo Dhakhtar
@shukri1395
2 жыл бұрын
Mash Alaha 🙏 My alaha place you in his jano for the all the good deeds you do each day for those in need🤲
@quenluza2832
2 жыл бұрын
Dadnimadii iyo dameerkii qofnimada dad ay ku danbeyaan ba wLi nool marka lagu leeyahay waa markan cml alaha ku shafro wllo🙏❤🥰
Waa rabadaan alaah ha kaa farxiyo walal hadaan daawada muuqaladaada asd anan kuugu farxay hamigaaga alaah hakuu rumeeyo if iyo akhiraba aad baan uga helaa barmaamujyada sidan oo kale
@manaomar212
2 жыл бұрын
😪Maansha ALLAH hooyo macan Allah Ku barakeyo aduunyadna farxad aaqira janatul fardowsa Thanks brother allaha ku xafido
@hiboilahayhaunariisto2821
2 жыл бұрын
Gacan way ku cibadaysanaysaa dhinac wax bay baranaysaa dhinac jiil dhan bay nolol u radinaysaa i love hooyo
@abibawale4976
2 жыл бұрын
Dhakhtarka qof wanagsan oo qalbi wanagsan leh waana qofka aan ugu jeclhy dhanka social media waayo waxaan jeclhy buu sameyaa allow noo xafid ninkan iyo kuwa kale oo soo baxin doonaba 🥰🥰🥰😍🤩
@Khalduuni_Vlogs
2 жыл бұрын
incha allh waa hawshaan ku jiro shp thanks Weli social media ha uma so gudbine
@cabdirashiidmacalin6049
2 жыл бұрын
Takhtar sxb aad baan u jeclahay runtii muuqaalada aad soosartid qaab naxariis badan oo cajiib ah dhimrin badan baad usamaysaa thanks sxb.
@cabdilaahimaxamuud8420
2 жыл бұрын
Mashallaah waa barnaamij qiimo leh
@Landers2024
2 жыл бұрын
Such a beautiful mum, the essence of somaliland people.
@Monajax
2 жыл бұрын
Masha allah proud of you brother keep going ilahayna hake cabal mariyo
@abdifatahabdisalaan2486
2 жыл бұрын
Masha Allah wlhy waa wax lagu farxo waxaanad ka farxisay hooyo Alle adna ha kaa farxiyo 🥰❤
@shaaficitorays2188
2 жыл бұрын
Dhakhtar wallo dadka waxay jecel yihiin inay kula so xidhidhan ee wthassapkaga farimah eeg Mahadsanid🙏🙏
@sir-hillsir-hilldj4642
2 жыл бұрын
Hah wa hoyoo mcn Ilahayow cimri deer cafimaad iyo cibada suban kudeeq daman hoyoo mel walba ey jogto akhirana janatul firdows gurigeda kayel kuwa dintena marti Alle agtisa laga jecwl yahay raboow kadiig
@amalismail7772
2 жыл бұрын
Masha Allah u incredible human being 🥰🥰🥰
@zameirhadaari4509
2 жыл бұрын
Wlhi wan ilmeeyay ILaHay dhakhtarow Hakaa aBaaL mariyo wanaga aad samaynaysid Walidkeena alle Ha noo dhowro❤️😭🤲
@marigjama3264
2 жыл бұрын
Dhakhtarr Waa qof ku dayasho mudan Walhi waan qiiroodey Allah hakaa farxiyo Walaal
@nimcosaeed46
2 жыл бұрын
Mach allh hooyadan daacadnimadeeda iyo waji furnasnteeda baan ka helay
@falisgacal5289
2 жыл бұрын
Qof laga farxiyo Hooyo Aya ugu wngsn wlhi dhakhtar powe mcn Dambigada Adun iyo Kan Aqiraba Alle ha dhaafo 🥰🥰🥰🥰🙏
@xamaas665
2 жыл бұрын
Masha allah sxb jazakallaah khayr illaahay hakugu garab galo wanaaga Aad umadaada uhayso
@abdicasiisaadandirir6726
2 жыл бұрын
Brother, may God replace you with something good. I pray to God to take you to heaven. You are a brother with a good heart. May God accept our prayers. It is Friday night🥺❤️
@janaat11
2 жыл бұрын
Manshllh walllky ilhy misanka xasandka ha idinku darro🥺🥰🥰❤🌸
Maxamudow walhi waan ku farxay sida aad hooyada somaliyeed uga farxisay walhi waxani waa wax uu illhy sw kuu uruu rinyo wan ku garb taag nahay zxp dhamnteed wayo waa hooyadeen oo kale
@mataancismaan7005
2 жыл бұрын
waxaan ku raajinay cimiri dheree iyo cibado suuban brather dhakhart jaanada kuwi kulama ilaha ah ina dhigo god brarher💔🙏
@dalqoshow4318
2 жыл бұрын
Hooyadu waa hooyo ku faraxsan nolosheed waa hooyo faraxadda maydhan ah,alle ha daayo dhammaan hooyooyinka, inta dhimtayna alle ha u naxariisto❤🧡💛💙💜
@abdikaniabdullahiosman118
2 жыл бұрын
Amiin ya Rabbi.
@mohedothmanofficial7665
2 жыл бұрын
Mansha allh wllo alle hakaa farxiyo 🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻
@user-qs7cl9uv4u
2 жыл бұрын
Sxb qaali alle haku sharfo wax walba abaal gasho xaga alle aya lagaga abaal gudayaaa cawinta u badi dhankaa iyo miyiga waxan aad ugu farxay wilki yara 6 sano jirka ahaa kuwa isaga lamida in ay jiran laga yabaa marka dhanka iyo miyiga markale ku laabta adigo mahadsan sxb🌹🔥
@mohamoudabdinour3199
2 жыл бұрын
Allah hka abaal mariyo sxb sidad ugu Farxisay hooyada somaliyedna Allah hakaga Farxiyo 🤲
@abdifatahmnadiif1950
2 жыл бұрын
Mansha allah brother , shaqo wanaagsan baad haysaa oon jecelahay , sidaad farxada maamada ugu talisay adigana farxad ku waar bro , kuma aqaan balse waxad ka fiicantahay inta aan aqaano maadama aad samaysay shaqadan.
@abokoroday4194
2 жыл бұрын
Alle haka abaal mariyo wllo wllhi ilma iga timi alle hooyooyinka hanoo daayo abaalkoda ma gudi karne alle jannatu fardawsa ha galiyo malinta akhiro insha allh wankugu dayanayna insha allh halkaa kasi wad bro
@niyaadnuur7476
2 жыл бұрын
dhakhtaroow you are my role model🥺🖤🔐
@yuusufahmed3392
2 жыл бұрын
Dadka alaabaha yaryar iibiya weliba kuwa waxyaabaha hore u xumanaya sida muuska iyo khudarta kale haya aynu wax ka iibsano wlll xataa hadaynan u baahnayn waayo intaas ayuu nolol ka dayayaa
MAHAMUD DHAKTER ALLE HA KU SHARAFO Xalaytole ayn ku Arkayay
@Thehamse
2 жыл бұрын
Macha allah! Alle haka abaal mariyo walaalo inshallah.
@khadardayib9217
2 жыл бұрын
Abahay ba halka iga muqda masha allah waa kuwa muuska tirinaya ayuku jira mahadsanid zxb dhakhtar
@muxuyadiinmaxamed4377
2 жыл бұрын
Msha Allah wll dhaktar aat io at kugu mhdcelina sida at umadha maskinta eh ucaawiso Alle haku cawiyo ayagana wx qeer qabo rabiyow sii aad io at ayn ujclahy gf gof kle cawiyo wllkisa eh
@abdidool12
2 жыл бұрын
@dhakhtar Walal Hore usoco ilaahay hakaa abaal mariyo hawshaad u hayso dadkeenc
@somali.746
2 жыл бұрын
maxamudow shp ka 18 jirkaa shaqo ugu soo baadh haw shaqeeye adiguna waad mahadsan tahy alle haka abaal mariye
@sirtaxogaha8600
2 жыл бұрын
achieve great success brother
@salmaabdi407
2 жыл бұрын
Masha Allah ilahay ha idinka abaal mariyo wllo khyr aduunyo akhiraba libaana
@ikraanjimcale9874
2 жыл бұрын
Mashallah qofka qof dhiban kafarxiyo Allaha ka farxiyo
@hiboahmed4260
2 жыл бұрын
Mashallah wlhi sidad dadka u caawiso wan qiirodaa wll 😥😥😟 Inshallah malinban doonayaa inaan ku raaco wanan ku raci Inshallah wllo Alle hakaa abal mariyo
@chapinak-molina5705
2 жыл бұрын
Mashallah Keep doing this❤️👍🏽
@Qisadaallaylkii
2 жыл бұрын
Allah hakaa abaal mariyo zxp dhaktar #dhakhtarka bulshada iyo danyarta♥️🌹🥰😟
@hilaalphotography52
2 жыл бұрын
M.a hooyo
@samiradagan9199
2 жыл бұрын
What ever you done jazakallah wllo❤
@ehsanmohamoud5242
2 жыл бұрын
Numberka sadaqada lagu soo dirayo noso raaci walalo
Mansha allah alle haka abal mariyo Waxa iga qoslisay marka mamadu tiri calamka Waxa lagu leyay odayga gadhosihii wax barashada ma dayaba ilaa uu dhinto maamo wada farxada
@sahramohamudali8089
2 жыл бұрын
Masha alha walalo ilahey ha ka farxiyo adun iyo aqiraba walal guleso wax ku dhiba ilahey kuma tuso hamigada ilahey ha ku rumeyo walal
@ayaanjaamac1710
2 жыл бұрын
🥰🥰🥰🥰🥰🥰🤗🤗🤗🤗يالها من حب وإحترام Alle mrku kujecelyey dadkisana wu jeclaysiinayaa say mamada ushekaysanaysaan DHAKHTAR wxd kamid tahay dadka Alle nogu naxarisanayo noga denbi dhafayo Alle khayr hakugu Abaaliyo
@hiboilahayhaunariisto2821
2 жыл бұрын
Mansha allah wll allah ha ku barakeeyo dad iyo duunyaba
@cumarmuxumed8528
2 жыл бұрын
hore usoco zxp ilaahay hakaa abaalmariyo the best yuotuber
@cumarmuxumed8528
2 жыл бұрын
isoo like gareeya
@abdeek_.othman
2 жыл бұрын
M.allaH tabarakallah ilaahey haku arsaaqo hana u barakeeyo mamada ganacsigeda .💯 Good job bro shaqo aad u fcn ayad qabatey adina ilaahey haka abaal mariyo 👍
@cadceed11
2 жыл бұрын
Waa youtobe ka kaliya ee qalbigayga ruxa ina dareen siiya macnaha dhabta ah ee nolasha dhabta ah ku soco shp
@hilaalphotography52
2 жыл бұрын
Hooyo mcn
@sultan_guleid1489
2 жыл бұрын
Waan ilmeyey runtii walalo hore u soco markasta gulayso
@ugaasrooble212
2 жыл бұрын
Masha Allah kalmada hooyo macaana ❤❤❤❤❤ Rabbi hooyoyinken ha xafido inta nool inti dhamatayna Allah janada haku casumo ... qabrigana ha unuuro 🤲🤲🤲🤲
Пікірлер: 400