Dayax wll dhoolacadynta ku quruxbadnty wll adna Alle oori raaliya hakusiiy ana isooduce ina Alle jacylkayga igu guuleyo
@king...3695
3 жыл бұрын
Hala isoo booqdo waa wlaasheen salma la jecleey,
@daaduusinaahmeth4732
3 жыл бұрын
Moh'ed Abdirisak Chama Walal Dayax keep going Wlll 🤴♥️
@mohalphaofficial9422
3 жыл бұрын
Maxamed Dayax & Ridwaan Aarka
@hodanxuzeen8861
3 жыл бұрын
Keep going my protherz
@caaliya3240
Жыл бұрын
Jacayl! Jacayl..... Jacayl badanaa Maxuu dad badan Beerka iyo wadnaha ku dhuftoo Wali la tiicayaan Muxuu qaar xidhxidhoo Kal soonidii ka kaxeeyoo Ka dhigay bilaa dareen Ku riday waadi madawo Kalmadu ma wadatee Ee qof ay ku dhacdiyo Iyo ka loo hayab Dabcigooda iyo Wanaagoo daa weeyeen Ee asal ahaan kal madu wax ma sheegtee Ha kadhigin kalmada Mid ay dadku ka shaleeyaanoo Kaba xanaaqaan jacayl. Qofkii rabbi yaqaanaa qof jeclaaday ma dhaawaco ee xataa hadii uusan jaclayn waa uu qanciyaa oo sifiican ula dhaqmaa................. (bal bini aadam ku jeclaaday oo qalbigiisa ku siiyay haka dhigin bilaa dareen oo ha cadibin) ..... Waligaa qof raalin tii haw noolaane ee........ ku darso inta kele 😇
Пікірлер: 15