Kkkkkkkkkkkk waar waxaanu baraney beentiinaa jirta
@Cirguje1
8 ай бұрын
Somaliland guul Iyo gobanimo niikii Somaliland diidanow jarka ama fooqa iska Soo tuura, ey yahay xaasidiinta ah
@khaliifmahadalitifoow1908
8 ай бұрын
CAALAMKU HADII UU CADAALADA USOO JEESTAY, QASA AMA FALASTIINWAXA KA SOCDO SOW CADAALAD IMA BAAHNO, ADUUNKA DANEYSE UUN BAA KA JIRTO EE KAMA JIRTO CADAALAD.
@alihassan1140
8 ай бұрын
9
@warsamewaberi3792
8 ай бұрын
War lahubo ma yahay Abiy Ahmed in loogayeedhay maxkamada cadaalladda adduunka?
Dowladee daydayga boobaye ale ayaanu uga dacwoonay
@yusufhaji7059
8 ай бұрын
Adeer maalinwalba been ayad dadka kushubta, ujeedadaada waa sidi Xasan Sheekh aad qaladaadkisa u qarisid, sum cad una laheen u yeeshid.!!!
@malyunukash2975
8 ай бұрын
Acudu bilaahi mina sheydaan rajiim. Qoryaha joojiya . Cadowga wuu ku farxayaa dhibkiina . war caqli yeesha mar uun ka weynaada qoryaha. Xasbiyalaah wa nicmal wakiil. Qof inu dilka diinta uma banaana, nafta sabarka baa la bara.
@CabdullahiDheere-ik5ew
8 ай бұрын
Aby axmad xasan markuu xabsiga dhigo waa dooranyahaye usheega
@AbdiMadar-sx5vu
8 ай бұрын
Macnayaraanta aad la soo gasheen baraha bulshada , kufsiga wariyenimadii iyo nacasnimadiinu wenaa! Kkkkkkkk
Пікірлер: 45