Xamar waa lama huraan waana lama helaan yaan layska waalin
@Sarta100
2 күн бұрын
Waa yaab caalamja lama arag dal cadaw ah ayaa dad walaala isk xiga waa iidoor waxaa ku jira kuwa xoolaha wax aan dhaamin. Iyo kuwa aan tabar laheyn oo baqaya ayaa hadli jarin.
@AfrahAfrah-zn9ri
2 күн бұрын
Barliin aaway kaliga ayaa ku aragnaa mar walba Igu salan baarla
Waar aduunka somali baa laga wada yahay waa runtiis bk dhanka caalamka somalida kale ku badan waa runtiis waaya arag ah
@munamaxamud8032
3 күн бұрын
Taariikhda dib u raac yaa xurnimada ku horeeyey 5 tii soomliyeed yey ahaayeen i love my country somaliland❤❤❤❤
@falisa576
3 күн бұрын
Yaa diidan in xornimada somaliya Iyo calanka baluugaa laga taagay Hargaysa beerta xoriyada marki ugu horaysay.cida diidani Wa idinka lkn somalida kale ma Diidana.taariikh been ah ba laydiin Akhriyey maskaxdina koolo ku noqotay
@user-fr8kw7vy9m
3 күн бұрын
maxaad qaadatay adoon ingiriis lasocdaad ahasyd adeer ragii ingiriis kaa xoreeyay ee diyasrada lagu duqeeyay baan hadlaayn afrika mataqaan meeshii ugu horaaysay ee diyaarad lagu duqeeyo adoon ingiriisoow iska aamu adigu hadal kuuma banaana maanta waa adigaa adoonsi usii ordaya amxaar inuu ku gumaaysto raba ileen inaad gaal xanbarto mooyee inaad xir ahaato marabtide laakiin ragii kuxoraayn jiray waa nool yihiin ogoow
@sacdiyomursal156
3 күн бұрын
@@falisa576waa run taa
@youtubeqadaafedegane6651
3 күн бұрын
Taasi waa shirqool koonfuri wadato in somaliland lagu furfuro lakiin indhaha isaaq waa furan yahiin
Axmed budul ayaa dhaanto macn ka soo saaray. Ciyaal xamar.
@intaallejeceljecliyaa3852
3 күн бұрын
Dad bilaa camala bilaa talaa bilaa figrada bilaa horamaraa somliba laga helaa intaynu heees afka laga qaaday inadhibayso maxay ino dhibi wayday somalida lagu dhacaayo Kenya iyo meelo badan ookale
@axmedmunaser
2 күн бұрын
Wall cimran wan ku jeclnhye nagada tuuryad gobol manihine hhhhhh bada dhexdhaxaad ka noqo
@AFDiini1722
3 күн бұрын
Gormeey deeqsan iscadeeysay? ineey qasqaska diiday aan u maleeyn jiray. aad bay u cod macaantahay
@Red_CCC
3 күн бұрын
🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴😍😍💪🏼💪🏼💪🏼💪🏼
@faisaabdulahi8264
3 күн бұрын
Dayax dalnuurshe iyo nimcaan hilaac waa nimanka ugu xayawaansan adduunka labadaasi niman aad iyo aad baan u necebahay waa Kuwa ugu doqonsan adduunka xoolaha loo waayey xaaraami xaaraami kala jirrin ciirtaa dhantay ayaa caydaa yaqaana soomaaliland ma iddiinkaa gaari kara kuligiin isa soo raaca bal waxaad qaadi kartaan hala arkee kuligiin soo yaaca bal waa iddiinka isa soo raacaye oo aydun kala harine reer isma qabte xoolo xoolo kala jirrin
Bk inuu neef yahay waxad ku garataa siduu u naaxay haduu damiir leeyahay manuu naaxeen hadalada dhataqlaha ahna muu ku hadleen doqon habeen maad jirin gudcur ayaad gudaysaa
@nadiamohammed5330
3 күн бұрын
Soomaalilanta la sheega xitaa markeey sool iyo sanaag ku jireen hadii leeys ku daro walaahi inta xamar oo kaliya degan ayaa ka badan markaa xaadi isja dhiga beenta keeydinka buuxiyey iska ilooba
@munamaxamud8032
3 күн бұрын
Nimcaan waa nin reer somalind ah
@somaliasomalibaleh7822
3 күн бұрын
Miyuu soo baxsaday 🤣🤣🤣🤣🤣 M.bk waa reer konfureed.
@canabcabdulle6500
3 күн бұрын
⚠️THE 🔥 AND BEST OF SOMALI RAPERS IS 🇸🇴🩸KEYNAAN🧬🤴🏾🇸🇴❤️😇SHARMA IS THE SECOND 🔥🇸🇴🩸RAPERS🧬🤴🏾🤩😇😇😇💯🔥♨️♨️♨️🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥❤️🦁🇸🇴🦁❤️✅✅✅✅✅
@user-kn5nw1yv4p
2 күн бұрын
Kagan niicda ahi mesha niicda Kala bax
@kadraahmed48
2 күн бұрын
Adiguba Cimraan la midbaadtahay,oo Somaliland baad necebtahay oo cuqdad u qabtaa.
@ilhan687
2 күн бұрын
Waar maad anklaga haysatiin somaliland waa kuu waalataye
Пікірлер: 80